Comments on: Bal Aan Eegno?

By: hanad cadde
masha allah waxanba soo xasuustay mansoyinkii suldaan timacade abkaan allaha noo daayo waa indheer garato tan kale amxaar dalkee in uu wax u taro lagama yaabo lkn waxa laga yaba in uu qasaro garsiiyo

By: mahda yuusuf rooble
ugu horayn waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dadwaynaha reer somaliland marka xigta waxaan halkan ka salaamayaa somali mirror .com

si aan ka aamin sanahay  waxaad mooda in dalka madaxdiisi ay ku sii wadaan tii siyaad bare oo kale waad ogtihiin tii inaga soo martay dagaal  waxaa ku nafwaayay intaas ookun

hadana dalka waxa loo baahanyahay madaxdu inay si dastuura oo sharci ah ku xukunto doorashana u diyaargarowdo oo ay iska dayso warwareega

waan idin salaamayaa anigoo ah mahda yuusuf rooble

By: Mmuse
mudo dheerkadib abwanada somali waa marki igu horeysay o aan arko murti sidan o kale ah waxanleyahay abwanka murtidada midla fahmo aanku wana qadano alle haynaga wada yelo amin

By: cabdi casiis
waa gbay uu abwaanku ugu duur xulay somalida inta qalinka lagu xukumo meel kasta ha joogteeeee.