Comments on: Aadan Madoobe oo sheegay inaanu ka warheynin Ciidamo Itoobiyaana oo gudaha dalka ku sugan.

By: Ali
ascww,wad ku mahadsan tihin fursadan aad nasiisen oo an codkena ama ra’yigena ku cabireyno,marka hadal ka gudoomiyaha wuxuu iila eg yahay nin hurda ilamana aha in uu sidaa u fakiro isaga oo ah sedexda qeybod ee dowladdu ka kooban tahay uu qeyb madax u yahay inuu manta dhaho itoobiya wadanka ma joogto waa nasiim daro in aanu anaga oo dibadda wadanka kaga waxan oganey uu garan wayey waxana ay ku tusineysaa somali ilaahey baa kuu maqan lkin layab ma lihid isagu oo rag dibada wareegi jirey oo itoobiya dwn ku hayn jirey baa hada itoobiya adanka soo gelyey oo wata oo hosta kaga marka ‘makuwii horaa  qaldana mise kuwa hadda jooga’ waa yab lamana arag walee wadankan alah baa kuu maqan ,koley dhulkan markiisii horoba ilahey baa naxal siiyey hadana kunoolan weynaye waxay ila tahay in an ka dabar go’eyno alow nacaymi adiga jaliil ahe amin .cirole & caamo,shiikh,sharif,aqonyhan,dhalinyaro,hoyoyin,kuli ma zero miyaa waaba yaabeee

By: Abdishakur abdulahi
walaal ayaan waan idin salaamay salaanta islaamka. Salaan kadib, hadii aan halkaan ka dhiibto fikirkeega ku aade joorlaankaan, run ahaan aadbuu  u fiican yahay , laakiin waxaa jeclaan lahaa inaad kusoo siyaadisaan faalooyin ku aadan siyaasada soomaaliya, wararka  hoose& dhacdooyin.

waad mahadsan tahiin: shakur abdullahi