6 Gole Dhaqan oo Cambaareeyay Xasuuqii Culimada Tabliiqa ee Galkacyo.

Published on August 13, 2009 by   ·   No Comments   ·   print

6 Gole Dhaqan oo Maanta Shir Jaraa’id ku qaxtey Magaalada Muqdisho ayaa si aad ah u Cambaareeyay Falkii Gumaadka Culimada ee Shaley ka dhacey Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Odayaasha ayaa falkaasi ku tilmaamey mid laga xumaado, loogana fadhiyo Maamulada ka jira goobta uu ka dhacey inay arintaa jawaab deg deg ah oo ku haboon ka bixiyaan,sidoo kalena ugu baaqey in Danbiilayaashii ka danbeeyay Maxkamad Caadaalad ah la hor keeno.

Dhinaca kale, Beelaha Walaalaha ah ee dirirtu maalmihii ugu danbeeyay ku dhex martey Degmada Xarar-dheere ayay ugu baaqeen inay u dhego nuglaadaan dadaalada socda ee arimahaas lagu xalinayo, halka Odayaasha & Dadka kale ee Xalinta arintaa isu xilqaameyna bogaadiyeen.

Warsaxaafadeedka oo ka kooban 4 qodob ayna ku saxiixan yihiin horjoogayaasha Golayaasha uu ka soo baxey oo Nuqul ka mid ah Shabakada Somalimirror la soo gaarsiiyay waxa uu u qornaa sidatan:-

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Al-shabab oo dhaleeceeyay Gumaadkii Culimada Tabliiqa ee Galkacyo
  2. Xasuuqii culimada tabliiqa
  3. Go’aankii Baarlamaanka ee Shaley oo 4 Gole dhaqan, Muqdisho ka taageereen.
  4. Gole Aqoonyahan oo Baydhabo ka Cambaareeyay Dilkii Mukhtaar Hiraabe.
  5. Golayaasha Dhaqanka Beelahada, Daarod, Direed, Hawiye iyo Digil & Mirifle oo si wada jir ah u Cambaareeyay Xasuuqii Xaley

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Al-shabab oo dhaleeceeyay Gumaadkii Culimada Tabliiqa ee Galkacyo
  2. Xasuuqii culimada tabliiqa
  3. Go’aankii Baarlamaanka ee Shaley oo 4 Gole dhaqan, Muqdisho ka taageereen.
  4. Gole Aqoonyahan oo Baydhabo ka Cambaareeyay Dilkii Mukhtaar Hiraabe.
  5. Golayaasha Dhaqanka Beelahada, Daarod, Direed, Hawiye iyo Digil & Mirifle oo si wada jir ah u Cambaareeyay Xasuuqii Xaley

Latest Headlines