Comments on: Agoonkii Dulmane & awowgii Dagane

By: Jamac dirir
waa wax laayaab leh qofkii fahma

waxyaalahaanoo kalana waa loo baahanyahay

By: farxiyo
waa oraah si qaldan loo abuuray kana muuqata ninka abuuray inuu wadaadada ugu gafayo

waxaana kula talin lahaa inuu cudurdaar ka bixiyo ninka qoray geeraarkan

By: cali axmed
figradeeda aad iyo aad ayaan iiga mahad dhaqaayaa sida wanaagsan aad u habeeseen barnaamijkaaan waana idinku taageersanahay walaalyaal wixi taageer ah aaad yaaga baahatiin diyaar ayaan u ahay email keega waa ajakis@hotmail.com numberka tell keega waa 15573126 by by asc

By: dhuxulow dhar ma qaate dhuuso ajaay
gabaygaan waa gabay mudan iyo bogaadin kan soo qorayna waxaan ku adkeyneynaa in uu soo gabayo gabaygaan oo kale ah oo ka hadlayo dadka caloolaha weyn oo dhulka iibsanayaa waxaana in uu dhulku yahay amaah looma baxshaaniyo arlig waa dhaxalkeyna ee walaale hanaga iibin aan intifaan sanee by  by byyyyyy…..

By: suleiman
dhamaan waan idinsalaamay soomaaliyeey meelkasta oo aad dunida kajoogtaan mida kale ilaahey niyadeen mid hakadhigo walaalkeen abwaanka ah aad ayuu umahadsaqn yahay waainaan waxa uu dareensan yahay aan dareenaan walaalayaal soomaalida ilaahey heys jecleeysiiyo

By: Xaaji
AL-XAMDULILAAHI RABIL CAALAMIIN WASALAATU WASALAAMU CALAA ASHRAFIL AMBIYAA’I WAL MUSLIMIIN {S.C.W} mahad oo idil ilaahey bey u sugnaatey mida xigto walaalkeen ajir eebe ka siiyo walaala yaal waa iga codsi fadlan sxbadaa iyo qaraabadaada u sheeg arin

By: c/qaadir axmed c/lle
Ilaahay hakaa abaal mariyo abwaanka oo naga faa iidayey abwaanimadiisa . wuxuuna ka cabiray halka xaalad somalia ay marays wana abwaaan kii iigu horeeyey oo aan hadalkiiisa la ooyay runtii waan ilmayey maxaa yeelay runta markii laga hadlo waad qiiroo naysaa waxaa laga ma maarmaan ah in aad oydo ama giiro wayn ku gash0 mana hilmaami doonno haduu ilaahay yiraahdo abwaan kan, caaqilkan, wadaadkan,rugcadaagan runtii ma dhamayn karo amaantiisa lakiiin ilaahay ka abaal mariyo wanaaga oo ku booriyay umada soomaliyeed

By: Afdhuub
Ugu horayn waxan u mahad celinayaa qoraaga noo soo badhigay qisadaan yaabkale run ahaantii dhibka haysta umada soomaaliyeed waxuu kayimid odayaasha iyagoo danahooda gaarka ah waxaase na siib xumo ah in waxa falka fulinaya ay yihiin dhalinyaro maskaxda laga xaday da,yarta ayay naftoodu ku baaba,aysaa ee odayaashu qori qaadimayan 5/6/08anagoo joogna nairobi ayaan waxaan la kunay anagoo dhalinyaro badan ah oday katirsanaa dawladii siyaad bare waxaana waydiinay see dhiiga dadka soomaaliyeed lagu badbaadinkaraa? dalkana xalwaara loogu helikaraa? Waxuuna nagu yiri ninkasta aabihiis hasoo dilo waxay nala noqotay layaab! waxana ku niri maxad ugala jeeda waxuuna yiri fidmada dalka kasocota waxaa wada odayaasha marka in iyaga lalaayo mahane xalkale lama helayo marka hadalkayga waxan ku soo gaba gabaynayaa madaxda ayaan ka dhimanaye allaha hanoo soo hanuuniyo masaakintana dhibka haka dulqaado amiiiiiiiiin wabilaahi tawfiiq

By: axmedsanbuqo
Waxa aad u salamay abwaanka dareenka iyo dhiiga ku jiro,

waxan u mahadcelinaya qoraga sida hufan nogu soo qoray asaga oo ka fiirnaya in isla dareen aan noqono.

somaliyey ma ahan kuwa na xukuma oo kaliya ee shacabkana dhib aya ka jirta,, waayo hal mid fiiri waligeen ma u ducayn in madaxda ay noqdaan kuwo ilahay hanuuniyo,, ee waxan ugu filanahay in aan cayno o kaliya,,,

Aaan mar u ducayno madaxda si ilahay meesha suuban u  tusiyo,, anaga oo qalbiga ka taagayrayna hadii xata aan nicib nahay,, si mar kale aan kugu racaysano dalkeena

By: SHEEQ A/RAHMAN
WAA XIGMAD ILAHAYKU GALADAY WALEELKEEN WUU NA NOGA FAA IIDEEYAY ALAH KA AJAR SIIYO