Comments on: Ingiriiska oo qirtey Ciraq & Afganistaan inuu ku fashilmey

By: zuuug
Jameecoyinkii iyo hadaad jowhartii aragto nimankii janno u kacay warbay jirin insha alahe

Kal biyo ah sideedii miyuu u kabaday tukuhu dhiiga gaalada…

By: waayeel
Igiriis jabyoo waxaa ku dhacay jac iyo Baaruud dheh.

“Maraykan waa martoo meelna garan waa Dheh”

By: waayeel
Yaa Salaam, gardarraale ma guulaysto, “Ragow kibirka waa lagu jabaaye kaa ha la ogaado”

By: Geedi
Gaarane waa ku mahadsan tahay hadalka dabacsan, waana runtaa in loo dabciyo ee mindhaa marar bay iga qabtaan qoraalka oo soo daabicin baa ku jirta meesha iyo inigoo la yaabanaa sida wax loo dhigayo.

Ma fiicna in dareenka inta caadifaysan la hogo, horaan u arkayey iyadoo lagu celceliyo maraykan smali baa jabisay oo 18 askari ka dishay tiiyo aysan taa ahayn wax ilmaha lagu seexiyo  oo #sadam oo Somali kun jeer ka xoog badan ay ciidankiisii muddo gaaban ku jabiyeen sido kale yuguslaafiya.

MArka inaan loo sawirin dhallinyo qaraxyo iyo qoryo iyo madaafci yaryar haysata inay quwadaha bad, cir iyo dhulba kaaga hub badan inaan loo sawirin in la jabiyey  markii dagaal fool ka fool ah la arkana laga kala cararin illayn awooddu isuma dhiganto markii kalena shacabka dhexdooda wax laga qarxin.

kaliya waxaan dareemay in sida nafta musliminta dhiban jeclaan lahay balse xaqiiqda ka fog aan dadka lagu sarkhaamin.

Ingiriis hubkii la rabay ciidankeena lama siin bay isku haystaan ee ma oran waanku jabanay dagalakii.

Fashalka soo gaari kara waa in meeshii ay qabsadeen ee ciraaq iyo afgan ka dhisi waayeen nidaam shaqeya oo local ah oo ay is fahamsan yihin reer galbeedka ee ma aha inaysan kaga adkayn goob dagaal taalibaan iyo kuwa hubaysan ee qaacida ee ciraaq jooga.

Ugu danbayn waa in mawduuci la noqdo oo aan sidii la jeclaan lahaa shaqcabka loo sheegin oo dhabta ka figna

By: Samadoon
Haddii ragga qoryaha jeeniqaaran ee soomaaliyeed xabbadooda ku jeedin lahaayeen gaalada dalka ku soo qulqulaysa sidaas oo kale ayay uga bixi lahaayeen ama u cabaadi lahaayeen, mashaqo se waa raggii oo shaqo ka dhigtay suufiyo iyo mooryaan, markii gaal la arkana cagaha wax ka dayaya!.

Walaalayaalow haddii aad rabtaan in Ilaahay idiin hiilliyo, aakhirana uu janno idin siiyo ragga ragga ah iska dhiciya oo maleeshiyadaan dagaalkeeda iska daaya. Ilaahoow ma u sheegay?.

By: gaarane
Geedi adigu ma tifaftiraadka websitekan ka tahay maxaa hawshaa ku galiyay , tan kale haday waxaagu naseexo yihiin qaabkas ha u hadline ka daa oo waxaad tiraahdaa walaalayaaloow waxaas iyo waxaas baa idinka qaldane iska saxa, mise nimanka xarig ku joogsi ayad leedihiin?

By: gaarane
Geedi adigu ma tifaftiraadka websitekan maxaa hawshaa ku galiyay , tan kale haday waxaagu naseexo yihiin qaabkas ha u hadline ka daa oo waxaad tiraahdaa walaalayaaloow waxaas iyo waxaas baa idinka qaldane iska saxa, mise nimanka xarig ku joogsi ayad leedihiin

By: falis
fariimaha dadka lama kala reebo ee fasaxa fariintaas.

By: Aligumeeysidiid
rag lama yiraahdo i daa laakaan waxaa ladhahaa aan is deeyno.Shantaadu ninkeeysan kaa reebin sharci kaamo reebo.

By: Geedi
Ma hawadiina siday jeceshahay ayaad cinwaanku u samaysaan mise wuxuu ka tarjumaa waxa jira ee khabarku ahaa?

Bal eeg waxa ay sheegeen inay ku fashalmeen waa in xukuumadda UK ciidanka jooga Ciraaq iyo Afganistan siiyaan agabkii loo baahnaa balse kama aysan hadal marna in dagaalka ay kusoo fashalmeen!

Maaalin dhawaydnaq waxaad qorteen in maxkmadaha islaamka UK kusii badanayaan oo weliba xataa dad aan muslim ahayn usoo xukuntamaan tiiyo sawirkaasi uu qalad wweyn u fahmayo qofka soomaliga ee aqoonta yar ee aan UK arag ee warka idinta qaata!!