August 2009 Archive

C/raxmaan Macow oo ku dhawaaqey DKMG ah inay ka baxeen.

Gudoomiyiha Maamulka Gobolka Hiiraan, DKMG ah ugu qaabilsanan, C/raxmaan Macow oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtey Xarunta Gobolka ee Baladweyne ayaa ku dhawaaqey taageeradii inay kala ...

More From August 2009

Ciidamo cusub oo la dhigey Isgoyska Ex-control Afgooye

Ciidamadii DKMG ah ee fariisinka ku lahaa Isgoyska Ex-control Afgooye ayaa Maanta halkaa si rasmi ah looga qaadey, waxaana goobtii lagu ...

2 Askari oo laga Dhaawacay Ciidamada Burundi

12:00 Duhurnimo ee Maanta ayaa Qarax Bambaano lala beegsaday ilaaladda Difaaca hore ee Ciidamada Burundi ee Degan Kuliyaddii hore ee Jaale ...

Shirka Midowga Afrika oo Maanta Liibiya ka Furmaya.

Maanta oo Isniin ah waxaa Caasimada Liibiya ee Taraabulis ka Furmaya Shir Gaar ah oo ay yeelanayaan Madaxda Midowga Afrika loogana ...

Maamulka Islaamiga ah & Ganacsatada Kismaayo oo Deeq Baaskiilo ah Gaarsiiyey Naafada .

Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo iyo Ganacsatada Magaaladaas ayaa Deeq Baaskiilada Dadka Cuuryaamiinta ahi ku socdaan Gaarsiiyey Qaar kamid ah ...

Mid ka mid ah Waardiyaashii Guantanamobay oo Islaamay oo loo diiday inuu Galo Ingiriiska

Wargeys “Observer” ee ka soo baxa Cariga Ingiriiska ayaa sheegay in Madaxda Ingiriiska ay Axadii la soo dhaafay u diiday Askari ...

Masjidka Cusub ee Jaamica Laascaanood oo Jimcihii lagu Tukadey Salaaddii ugu horeysay.

Waxaa Jimcihii la soo dhaafay Alle Mahaddii lagu Tukaday Salaaddii Jimcaha Masjidkii Cusbaa ee Jaamica Laascaanood oo ay Dibed iyo Gudaba ...

Booliska S/land oo maanta rasaas u adeegsaday dadweyne isugu soo baxay xarunta Baarlamaanka

Xarunta Golaha wakiilada Maamulka S/land waxaa maanta ka dhacay isu soo baxyo iyo Mudaharaadyo ann qorsheysnayn oo ay dhigayaan dadweyne fara ...

DKMG ah oo soo Bandhigtay Maydka Wiil Dhalinyaro ah oo ay Dileen

Taliska Booliiska DKMG ah ayaa Galabta soo Bandhigtay Maydka Wiil Dhalinyaro ah oo ay Dileen sheegeena inuu Dhaawac ugu Geystay KM4 ...

Sheekh Shariif oo Booqsho ku tagay Imaaraadka Carabta

Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno waheliya ayaa maanta booqasho ku tagay Dalka Imaaraadka Carabta sida ay shaacisay Wakaalada Wararka ee ...

Ramadaan iyo ragga la rabo

sheekh bashiir axmad salaad   بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وعلى آله وصحبه ومن والاه.      Waxaa la yiri: ...

94 HAB OO LOO TARBIYEEYO CARUURTA {Q.1-aad}

DKMG ah oo ka hadashey dhaq-dhaqaaqyada Ciidan ee B/weyne.

C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo Wasaarada kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ugu qaabilsan DKMG ah oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada ...

5 Dhalinyaro ah oo Xad & Tacsiir Isgoyska Fagax la gula fuliyay.

Maamulka Gobolka Banaadir,ugu qaabilsan Al-Xizbul Islaam ayaa maanta 5 dhalin yaro ah Xad iyo tacsiiray kula fuliyay Isgoyska Fagax, Degmada Yaaqshiid ...

Al-Xisbul Islaam oo ku dhawaaqey Dagaal ka dhana Ciidamada Shisheeyee & Raacooda.

Xoghayaha Gaashaandhiga Al-Xisbul Islaam, Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey Dagaal ka ...

4 Askarta Mareykanka oo Dil & dhaawac loogu geystay Afqanistan.

Ilo Wareedyo ay leeyihiin Booliska Afqanista ayaa Shaaciyey in Askari Mareykan ah lagu Dilay 3 kalana lagu Dhaawacay Weerar lala beegsaday ...

Gaari u leeyahay Sarkaal ka tirsan DKMG ah oo la gubay

09:00 Subaxnimo iyo Qadar Daqiiqado ah ayaa Qarax Miino lala beegsadey Gaari Surf (Roneyd) ah oo la sheegay inuu leeyahay Sarkaal ...

Eeyo Raabiyo Qaba oo Dad & Xoolaba ku Qaniinay Baraawe

Hal Qof ayaa ku Geeriyooday 3 Neef oo Ari ah iyo Hal Dameerna waa ay ku Dhaawacmeen, Kadib Markii ay Eeyo ...

Askari Ingiriis ah oo lagu dilay Afqanistaan

Wasaaradda Gaashaandhiga Ingiriiska ayaa sheegtay in Askari ka mid ah Ciidankeeda lagu dilay Sabtidii Shalay Qarax Miino oo lagula beegsaday Dalka ...

Ciidamo Cusub oo Itoobiyaan ah oo soo galay Baladweyne

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolka Hiiraan Guuto Cusub oo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya isla markaana ...

 More »