July 2009 Archive

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee Kala-beryka fadhiya oo laga cabanayo

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee dhawaan fariisinka ka dhigtey Isgoyska Kala-beryka ee Gobolka Hiiraan ayaa Baaritaan xoogan ku bilaabeen Gaadiidka & Dadka Rayidka ah ee halkaa isticmaala.  

More From July 2009

Golaha Baarlamaanka KMG ah oo kulan kale Maanta yeeshay

Golaha Baarlamaanka KMG ah ayaa Maanta markale kulan ku yeeshay Xarunta Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna kulankan daba socdey ...

Qisooyin Rasuulka ka sugnaaday (Q. 17aad)

   Axmad Cabdisamad   Bukhaari iyo Muslim ayaa Abuu Hureyra ka wariyey in uu maqlay nabiga (scw) oo dhahaya: (Seddex reer Banii Israa’iil ...

Masjidka Al-Aqsaa oo Qarka u saaran inuu Dumo ka dib markii Shalay qeyb ka mid ah Geedihiisa ay Dumeen

ilo wareedyo Falastiini ah ayaa ka digay inay Bur Buraan Barxadaha Masjidka Al-Aqsaa ka dib markii ay soo gaareen Gododkii ay ...

Shirkadaha Diyaaradaha M/Muqdisho oo lagu eedeeyey Qiimo kordhin

Diyaaradaha Rakaabka Qaada ee ka Howlgala Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisha ayaa lagu Eedeeyey inay Qiimo Xad dhaaf ah ka Qaadaan ...

200 oo ku dhimatay Iska hor imaad dhex maraya Muslimiinta & Booliiska Nigeria

ilo ku dhadhaw Booliiska Nigeria ayaa sheegay in Saddexdii Maalin ee u danbeysay la dilay in ka badan 200 qof ka ...

Gurmad Deg Deg ah Musiibo ku habsatay Qoys Soomaaliyeed oo ku dhaqan Stockholm/Sweden

Waxa habeenkii axaddii ee 26 juulay dhacday musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. ...

Xusbiyada Slland oo Aragtiyo kala duwan ka kala muujiyey natiijooyinkii Serverka,

Xusbiga haya talada Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday aragtidooda ku wajahan sixida iyo helitaanka natiijada kasoo baxday (Serverka) oo ...

Hay’adda Interpeace oo Axsaabta Maamulka S/iland u soo bandhigtay 3 daran mid dooro si doorashadu waqtigeedii u dhacdo.

Interpeace: (1) In la qaato laguna hawlgalo tirada maanta Server-ka lagu hayo oo ah 1,146,832;  (2) In khubaro dheeraad ah iyo software ...

Madaxa Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE oo Washington kula kulmay Donald Payne,

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa shalay xarunta Baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan ...

Maamulka islaamiga ee Deg. Rabdhuure oo ku baaqrey in loo gargaaro dadka Abaaruhu taabteen.

Ayadoo ay sii xoogeysanayaan abaaraha ka jira degmada Rabdhuure ee gobalka Bakool ayaa waxaa markii ugu horeysey xaaladaha abaareed ee halkaasi ...

Ciidamo Cusub oo Duhurnimadii Maanta Muqdisho soo gaarey

Duhurnimadii Maanta Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho waxaa ku soo degay 2 Diyaaradood oo sidey Ciidamo ka socdey Dowladaha Uganda ...

Baaq Nabadeed oo Odayaasha G/Hiiraan jeediyeen.

Golaha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Maanta kulan ku yeshay Baar Faahiye oo ku yaala Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka ayaa baaq ...

Buubaa oo Aadan Madoobe eedeynaya:“Cida Soomaali Burburineysa waa isaga waa Cida aan ogoleyn Soomaaliya in ay Degto oo ay umad noqoto”.

Ismaaciim Hurre Buubaa oo ka mid ahaa Xubno Shaley Baarlamaanka KMG ah laga saarey oo arinta ka Hadley ayaa ku tilmeemey ...

Cali Baashi:“ Odaygu wuxuu lahaa nasoo gaara Dowladaha Dariska ahow waanala Qabsanayaa Albaabkey Xabadii noogu dhaceysaa Waxan umaleynayaa Fayoobi la’aani in ay jirto”.

Cali Baashi C/laahi oo kamid ah Xubniha Shalay la Shedegay in laga Ceyriyey Baarlamaanka DKMG ah ayaa Sheegay inuu wali ka ...

2 Askari oo Ingiriis ah oo lagu Dilay Koonfurta Afqanistaan

2 Askari oo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Ingiriiska ee Afqanistaan ayaa Shalay Galab lagu dilay 2 weerar oo ka dhacay Koonfurta ...

Qeylow oo wax lalayaabo ku tilmaamay Maamulka Xisbigu u sameeyey G/Banaadir

C/risaaq Qeylow oo ah Afhayeenka Ciidamadii Maxkamadaha ee ku biiray DKMG ah ee lobixiyey Ciidamada Daraawiishta  ayaa wax lagu Qoslo oo ...

Q.M oo soo Dhaweeyay Gudiga Amniga ee ay wada dhisteen DKMG ah, AMISOM & U.N-ka

Axmed Walad Cabdalla u Qaabilsanaha Q.M arimaha Soomaaliya ayaa Isniintii Shalay soo dhaweeyay Kulankii ugu Horeeyay oo ay ku wada Yeeshaan ...

Bandow Xalay ka dhaqangalay B/Weyne iyo Qarax ka dhacay.

Magaalada Balad-Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Xalay waxaa ka Dhaqan Galay Bandow ay Shalay ku soo rogeen Ciidamada DKMG ah ee ...

Ciidamo Cusub oo ka soo Dagay Garoonka Muqdisho

Qof Goob jooge ah oo ku sugan Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ayaa u sheegay Shabkada Somalimirrir in 08:30 Aroornimo ay ...

« Back    More »