Comments on: Walad Cabdalla oo ku Baaqey in Khad-cagaaran laga sameeyo Muqdisho

By: xaq jecel
wax maydiin sheegaa nimankaiinaan halkaan ku hadlay ogaada idinka kaliya ma matali kartaan shacabka somaliyeed. mida kale ~85% shacabka somaliyeed waxay rabaan in dagaalku joogsado mana rabaan in ay mataalaan nimnka iska dagaalamaya ilaa fiinaa wiito “do you get it”!!! waxa khasbaya in khad cagaaran loo sameeyo xamar waa dagaalka aan joogsiga lahayn. mise idinka ujeedadiinu waa in dowlada shiikh shariif la laayo.Been idiin sheegimaayo ee waxaa hubaal ah in uu diinta islaamka 100% uga dhow yahay kuwa leh diin baan wax ku maamulaynaa waqtigaan xaadirka ah. Ee illaah u toobadkeena oo eega meesha khayrku ugu jiro umada somaliyeed haddii kale iska aamusa sidii loo yiri “fal yaqul khayr oo liyaskut”!!!waxaan ogaadey waxa meeshaas dhigay somali in ay tahay qabyaalad iyo kala aarsi iyo dawlad nacayb danaysinimo ku jirto!!!!

By: carab
asc ikhwah ilaah wuxuu inoo sheegay waan aragnaa oo ah ineey gaalo isgarabsaneeyso hadafkeedii ugu danbeeyana ku fakareeyso seey uga mira dhalin leheed ee aan tashanno oo mujaahidiinta garab istaagno maal gacan iyo afba intaan awoodno ducadana aan ugu dadaalno asc

By: shamso
ASC

Waxaa la yaab aha walad C/dalla waxa uu ku sheegay shacabka Soomaaliyeed,,,, Waxaan u sheegayaa in aan nahay Shacabka Soomaaliyeed, dhibka ka jirana hadda Soomaaliya adigaa dhaliyey… waayo wali ibid lama sheegein dad muslim ah oo Soomaaliyeed oo dagaal iskaga hor yimid….

HADDAAN NAHAY SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAAN KUU SHEEGEYNAA, IN AAN NALOO JAJUUBI KARIN, SALAAD CALI JEELE MAXAMED DHEERE, CABDI QEYBDIID & WAXII LA MID AH……..

WAXAA MUCJISO AH ADUUNKAAN, IN AAN WAX LAGA SHEEGIN, MUSLIMKA LAGU XASUUQAAYO, NIGERIA, GASA”PALASTINA”,, IRAQ, AFGANISTAAN, CHINA…

SOOMAALIYEEY ANAGAA WALAALA AH, SAAN TALA NOOMA AHA, SHEEKH SARIIFOOW OGOOW IN DADKII AAD SHALAY AAD ISKU DHINAC AHEEDEEN HADII AAD REER GALBEED KA RAACDID, OO IS TIRAA DOWLAD AYAA KU DHISMA KARTA OGOOW, IN UMADDA WAX EEYSAN RABIN LAGU QASBI KARIN…

WAR FIIRI WAQOOYIGA SOOMAALIYA, NABADA KA JIRTA, OGOOW IN EEY XALKA IYAGA KEENSADEEN, OO EEYSAN WAXA BEESHA CAALAMKA LOOGU YEERO U KEENEN,  OO PLZZZZZZZZZ XALKA WAXUU KU JIRAA GACMAHEENA EE WALAALAHA BAL U TAG, ANAGANA AAN KUGU TAAGEERNEE………..

WAA GABAR SOOMAALIYEED OO JECEL NABADA UNA ARAGTA XALKA IN UU GACMAHEENA KU JIRO,,,,

By: Wiil somaali
A/cw  waan salaamayaa somalimirror & akhristayaasahaba.

Walad Cabdalla & ina Mux,ed Oomaarba waxaan oran lahaa Soomaaliya maanta uma baahna Ciidamo shisheeye iyo khad Cagaaran toona hadii taageerada shacabka soomaaliyeed dhab idinka tahay waxay Soomaaliya u baahantahay in Beesha Caalamka iyo wadamada darisku faraha kala baxaan arimaha Soomaaliya faragalinta qaawana ka daayaan taas ka horsheega Qaramada midoobey markaas ayaan u arkeynaa in taageeradiinu mid run ah tahay hadii kale maaweelada naga daaya nin weyn umaddan meesha maslaxadeedu ku jirtoo wey taqaanaa laakiin wali qadar alla ayaa socota.