Hogaamiyihii Kooxda Boko Xaraam ee Nigeria oo la diley.
By Somalimirror on 31 Jul, 2009 3:03 PM in Main, Wararka
Ciidanka Bileyska ee Dalka Nigeria ayaa sheegay Maxamed Yuusuf oo ah hogaamiyaha Kooxda Boko Xaraam Shaley Gelinkii danbe in la diley ka dib dhowr Saacadood markii la qabtey, wararka qaar ayaa sheegayaa in Xabsiga Ciidanka Bileysku leeyahey dhexdiisa lagu diley.
Maxamed Yuusuf waxa lagu qabtey Howl-gal xoogan oo Diyaarahada Helicopter ka qeyb qaateen oo lagu erynayay Hogaamiya iyo koox taageeriyayaasha ka mid ah oo la socdey.
Rabshadihii dhacey ee socdey dhorwkii maalin ee la soo dhaafey inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintey 600 qof oo u badan kooxda Boko Xaraam.
Shaley fariisimo kooxda Boko Xaraam oo loola jeediyo Waxbarashada reer Galbeedku inay xaaran tahey, waxaa duqeeyay Ciidamada Cirka ee Nigeria arintaas oo sababtey dhimasho tiro taageerayaasha Maxamed Yuusuf ka mid ah.
Ciidamada Nigeria ayaa wado howl-galo xoogan oo ka ku beegsanayaan fariisimada kooxdan, arintaas oo ka dhigan go’aankii uu dhawaan Madaxweynaha dalkaasi qaatey ee aheyd inuu soo afjarayo kooxdan sida uu hadalka u dhigey.
Sanadkii 2002 iska hor’imaadyo noocan oo kale ah ayaa dhex marey kooxda Boko Xaraam & Ciidanka Nigeria, arintaas oo dhalisay khasaarooyin kale duwan oo Dhimasho, Dhaawac, Barakac & Burburba isugu jira.
Kooxda Boko Xaraam ayaa u diriraya Shareecada Islaamka in wadanka oo dhan laga dhaqan geliyo sidoo kalena la joojiyo Waxbarashada Reer Galbeedka ee dalka wax looga barto.
Daabaco

Raxmatullahi calayhi… shahadan u rajayanaynaa
kamal | Jul 31, 2009 | Reply
Nabi Maxamad (swsc) wuxuu yiri “udlibul cilma waloo bi Seen”. Haddaba waxbarashada galbeedku waa xaaraan halkee laga keenay?. Dad ayaa ku murmi doona barasho diin uun baa loola jeeday xadiithkan.
Wuu istaahilaa ninkaan iyo argagaxisoo dhan in la dilo maa daama uu sababay dhimashada in ka badan 600 oo qof oo uu badi jaah habaajiyey. Ninkan iyo kuwa noociisa ah ee dhiiga shacabkooda bilaashka u quba way wanaagsan tahay in cirib xumadaan ay la kulmaan. Aakhirana ilaahii abuurtay ayaa la xisaabtamin markii u noqdaan.
Allemagan | Jul 31, 2009 | Reply
aduunka islaam loodiid
islaamkana is afgarad lagawaa kacdoon kasta oo isklaam ah waxaa leysku dayaa in loodamiyo sidab meelka kacay lakin maalin ayaa imaan doonto cid is hortaagikartaa eysanjirin bi idni LAAH.
cabdulaahi gureey | Jul 31, 2009 | Reply
illahay ha ka aqbalo shahaadadiisa anaga iyo walalahayo nageeriya insha allah waxaa noo balan ah in aan isku imaano central africa idinkuna xagaas ka soo wada anaga afirka kale noo daaya insha allah allahu akbar
said barqash | Jul 31, 2009 | Reply
alle magan waa dhici kartaa walaalkaan la diley in siyaasad ahaan eysan fiicnaan laheyn howshasaas, laakiin diin ahaan waa saxan yahay allena ni walibaquluubtiisa ayaau alle ku so saarayaa, laakiin adiga ma waxaad u taqaanaa dhiig yacab ninka gaalada daba ka wado oo sharecada diidka mise ninka xaqu dirirka ah alle hanuun a u siiyo hana u hadlin sida reer galbeedka
sahal | Jul 31, 2009 | Reply
Alle Magan,bal horta xadiiska inaka hubi.
Adoon Eebe | Jul 31, 2009 | Reply
asc
salaan kadib aad baan uga xumahay dilka la diley alshahiid maxamed yuusuf raximahullah raxmatan waasica waxaana u rajeynayaa jannatul firdoosa
ninkaan shahiidey waxa kaliya oo loo diley waxaa weeyaan dalka ayaan ku dhaqayaan shareecada islaamka
marka dadka dhahaayo waa argagaxiso iyo waxa la mid ah alle haka baqaan hana u toobad keenaan shahiidka alle ha uu tuugaan
nabadeey
wasalamu caleykum
wadani | Jul 31, 2009 | Reply
waxan idin sheegaya in aan maanta aan islamka fadhin mujahinnta ay dhabarka u dhigi donaan cid walba
alshabab | Jul 31, 2009 | Reply
kan oo kale yaan loo ogolaan in meeshaan wax ku qoro , adeer hadaad gaalo doonayso orodoo u tag , war kale ma is taahishid.
gaarane | Jul 31, 2009 | Reply
Naxsabuhun shahiidan walaa Nuzkii calalaahi axad.
Ikhwanii waxa Neyjeeriya kajira waxaa been ka sheegay dowlada galada ah iyo Iclaamka gaalada.
Mujaahidiintaas kama kacdoomin Tacliinta qarbiga kaliya ee waxaa jiray tacadiyo Muslimiinta lagu haayay.
Walaalkeen shahiiday waxaa dambeeyay Kumanaan kale.
dhib malahan in qof qaali ah naga baxo.
gazwadii Mu’ta waxaa lagu dilay Jacfar oo aan ognahay halka uu katagnaa islaamka iyo sida uu Nabigu ujeclaa.
Alaahu Mowlaanaa walaa Mowlaa lahum.
Caloofi | Jul 31, 2009 | Reply
Your comment is awaiting moderation.
“Qofkii abaabula iskuna dubarida oo hogaamiya qof kale inuu qurta ka jaro ruux banii aadam ah waxaan shaki ku jirin inay mas’uuliyadiisu la mid takahy mida kan gacantiisa wax ku dilay”
…”Isku soo duuboo, kan wax ma garatada haga iyo wax ma garatadu labduba waa eedaysanayaal. xaqiiqdii, waxaan oran karaa kan wax ma garatada haga ayaaba sii dambi badan maadaama intuu balaayo maleego uu haddana dib isu taago asagoo ka saan gadanaya dhibka iyo fitnada uu abuuray ee jaanta rogotay” Qaadiga la yiraado Ian Nordheimer.
Hadda in kasta oo aanaan ninkan qalbigiisa daalacan karin, waxaan ognahay in asagu hogaaminayey fallaagada la baxday Boko Xaaraam (Buugu waa xaaraan). Sidaa darteedna uusan marnaba dambi la’aan karin.
Allemagan | Jul 31, 2009 | Reply
Waxaa wax la hubo ah in reer galbeedku eeysan wadin wanaag oo eey ka shaqeeyaan qiyaano iyo magri diinta ayaan nooga digtay waxaana la jooga xiligii shahiidka geeriduna waa xaq ninka dhahaayo ninkaaso kale ha laiska qabto asagaa la qabanaa waxaana cawad dhageystay shiikh shariif oo leh kuufaarta eey i thobio u horeyso waa la dagaalameynaa maantana waxaa laga keenay gaalda iyo ithobia waa walaalaheen waana is jecelnahay saas ayeyna rabaan in qofwalba ayga u nacamleeyo insha alaahu guusha waa islaam waxii raa
Suldanka | Jul 31, 2009 | Reply
hadii sida la shegayo in ninkaan ay afkartiisa ka mid eheyd in waxbarasahda iyo aqoonta reer galbeedka lagu galoobayo dadkana ay khasabtahay in dib loo celiyo oo xadaradaan socota ayaan la dagalamayaa waa ku qaldanaa jihaadkana sidaas ma aha diintana iyadaaba na amreysa in aduunka la hormariyo marka wadaadkaas iyo afkartaasba waa wax qaldan umadan in laga qabto waa eheed
samatar | Aug 1, 2009 | Reply
Mac sokor.
Nigeria oo nabad ah buu wuxuu ula tagay qashinkii Alshabab oo kale.
War Nigeria ciidamadeeda waxaa u badan waa Muslimiinta. Dadkeeda lacagta lehna waxaa u badan Muslimiinta. Ciyaalkaan habowsan oo diinta Muslimka u mooda diin dagaaleed Islaanka halaga qabto.
Mohamed Yusufna Ilaahey baa ifka ka waday. Wuxuu dhib ummaddaas u soo wadayna Ilaaheybaa joojiyay.
Moallim | Aug 1, 2009 | Reply
Siyaasad xumada waxa khaladka ah ee la isweydiin bay ka mid tahay. Nabi maxamed scw Badar dagaal ma rabin markiise alle qorsheeyey waa la ogaa wixii ale bari ka dhacay oo uu yiri allow hadii intan lagu tago dhulka laguguma cabudi doono isagoo ku bakhayaya in muslimiinta cadaw ka xoog badan ku quraacdo, wuxuse aha dagaalka mid alle qorhsheeyey inuu dhaco.
Raggan aan loo waxyoon ee 500 nin ka hor gaynaya 50000 oo ciidan oo qalab kala duwan oo cir iyo dhul haysta ma aha kuwa ka fekeray dhiigga muslimka mana kuu shafeecayso erayada ah jihaad ama gaal iyo muslim diriray oo qura ee waa in dagaalku yahay mid hadaf sax ah leh oo aan ka baxsanayn shareecada islaanka tabartiisana la leeyahay ee aan dadka meel cidla ah lagu halaagin ama aan wax laga baran isku day hore oo lagu go’ay ama fashilmay, waana shahiideen jawaabv uma aha dhibka dhacay oo markii dagaalka lagula maago ama la isku tabar dhawaa oo rajo guul la qabo waa la dhih karaa waa nola shahiiday haddiise aad dagaalka doonato adoon diyaarsanayn waa shahideen gar maaha dhiiga msulimka in hadur laga dhigano ma ah, Uxud lama oran alle mahadii 70 baa noo shahiiday oo markii shahiidku bataba guul looma arkayn ee waa la canaantay raggii sababta jabka lahaa
Geedi | Aug 1, 2009 | Reply
Scwwww
Walaalayaal Jihaadku Waxa uu ubaahanyahay aqoon iyo caqli saliima Anigu Rayigayga Qaldaniyaana mooyee Wadaadkaasi inaanu xaba soo kordhin ayaan qabaa Dhalin yaradiisiina Lagumaad 600-aya ladily isagiina Ladilay Dacawada KHASAARE AYU USOO Gudbiyey ILahay danbidhaaf ayaan waydiisanayanaa
wwwwsc
shaafici ahmed jama | Aug 1, 2009 | Reply
Asc. ALLAHA KA AQBALO SHAHADADIISA . walalayaal naga waxan xugminenaa daahirka qofka waxa qulubtiisa ku jira cid og maleh cid nodirsatayna majirtog.ee ALLE halaga cabsado mujahidiinta ayan wax laga shegin meel walba ey jogaanba waana arin qatar ah maxaa yelay ALLE waxu u balan qaday darajada ku sareysa janada. Dadka marki galada wax laga shego ka gubanaya ALLE ha hanuniyo hadu hanun ladonayg. Hadu ALLE ladonina. balaayo aanka dhaman ALLAHA ku salido aakhiro iyo aduunba. CARADIIN U DHINTA CADOWGA ALLOW.
Abu xandalah | Aug 1, 2009 | Reply
alaylehe waxaa runsheegay ninka yiri adduuna Islaam loodiid Islaamkana is afgarad lagawaa alow diintaada ugargaar oo hana dilin ilaa aanu ka aragno aduunkan khaasatan dalka somalia oo dhamaantii lagu xukumayo shareecada islaamka dacal ilaa dacal
islaamkana is afgarad dhexdhig AAMIIN AAAMIIN
japan4p@yahoo.com | Aug 1, 2009 | Reply
salaan kabacdi, arrinta hogaamiyaha boko waxan ka leeyahay allaha u naxariisto hana ka aqbalo shahaadadiisa, wayo warka an ka hayno ayaa ah inuu nin islam aha waxa u u dagalmayayna ay ahayd diinta alle.lakin walalaha qaar fikirkooda soo qoray kuna xukumay in lo bahnaa in ay gaalo disho ninkaa muslinka ah waxan leeyahay waa khaldantihin jid xun ayad haysaan alle u soo noqda,looma baahna in war ad saxafada lagaga dhiibay kaliya ad wax ku qaymayso saxafada rag ba iska leh oo muctaqadadkoda ka faafiya,wa argagiso wa xagjir wa nabad diid,waxay noqotay hadalo dadki ku sifobay ee gaalada ahaa ee dalal dhan oo muslim ah burburiyay maato badana laayay inta laga weeciyay loo bixiyay dad bari ah oo lagu kalifay inay wax iska celiyaan. hadaba walalka muslimka ahow mala socotaa waxa adunka ka dhacaya iigoor ma ka war haysaa falastiin ma ogtahay ethopia iyo somalia ma u dhuun dalooshaa masa maqashaa waxa ka dhacaya aljeria. dadka intaa la,eg wa dad xuquuqdoodi u diriraya o la caburiyay waxa loo diidaynaa waa allihi abuuray inay caabudaan. markaa qoka lagu dilay aljeeriya isaga ayaa yaqaana sida uu isula helayo inu alle caabudo nabadna helo, hadii uu isla waayayna sida uu ka badin waayo ayu yeelay. ee adiga an ku waydiiyo su,al ma is tiri somali oo isku diin ah isku dal ah isku af ah wiil iyo abtigii ah oo aan arrin diina isku hayn ee intaa is dilaya xalkooda doon habeena ma ku seexatay inta aad ka laalaado nin kaa fog meesha uu joogana adan dhab u garanayn sid ay tahay iyo xaldeeda.
GUNAANAD:
walalkayga muslimka ahow waxan rajaynayaa inaa tahay qof un wanagsan lakin waxa laga yaabaaa in aad xambartay fikrad adan lahayn adigoo aan is ogayn e ma kula tahay inad saani ugu noqoto erayadan la odhan karo waxay ka tarjumayaan fikirkaaga ee ah dilak gaalku dilay muslinka waa sax o laga yaaba in ay diintaada wax wayn u gaysato.waxan u malaynayaa in ad wax garad tahay. wal amru ilayk!
Abduu Mohamad abbdi | Aug 1, 2009 | Reply
Asc subxaanalaah war maxaa ku dhacay umadan ku farxaya dilka mujaahidiin oo raba in ay gaaladu rayso walaalayaal alle ka baqa oo hala safanina kufaarta meel kasta oy joogaan waa noo midoobeen hadaan muslimiin nahay maxaa noo diiday in aan midowno? Alaha u naxariisto walaalken max.ed yusuf shahaadadisana ha ka aqbalo janana ha ku israaqo inshalah
Umushabaab | Aug 1, 2009 | Reply
To: ninka ama Gabadha la baxday Allamagan, waxaan u sheegayaa diintu maaha qof fikirkiis in lagu dabaqo ama waxa uu jecelyahay ee waa mid ka timi xagga rabi iyo rasuulkiisa swtc, oo loo soo dhiibay marka hadaad adiga is alifanaysid waxaad doonto adigoo ku dhisaaya qoom aad lajirto waxay ku sugan yihiin ama adigu waxaad jeceshahayba marka walaaloow waxaad ogaataa gaalnimada naloo sheegayo in ay kuu imaan karto ama noqon karto adigoon ogayn wax aad ku hadashay dartood, maaha in aan ku leeyahay adaa gaala laakiin akhii wax badan ayaa kaa qaldane iska sax dhamaantayana allah hana toosiyo danbi badan baan ku jirnaaye , umada soomaaliyeedna ilaahay waxaan waydiisanayaa in uu dhibka kasaaro quluubtoodana isu dumo diintana isku si u fahansiiyo sida xaqqaa AAMIIN> wsc wr wbr
gaarane | Aug 1, 2009 | Reply
Geedi
Caynul xikmah ayaad ku hadashey maanta, hadaad tahay Geedigaan meeshaan ku arki jirey oo u janjeeri jirey firqooyinkaan halaagey umada islaamka.
Ikhwaanii horta idinkuma eedayo waxba oo xamaasada idin heysa waan soo marey, sida sadxigaa aad arimaha u eegeysaana waan soo marney. Caruurnimo waa cudur laga waynaado. Labaatan jir intuu geed ka boodo ayuu talo ka boodaa.
Iyadoo ay jirto caruurnimada heerka qor ahaaneed oo dhalin yaradaan caalamka rabashadaha ka wada u badanyihiin, ayaa hadana waxaa jirta caruurnimo heerka kooxaha ah( dufuulatun calaa mustawal majmuucaat)
Caruurnimada heerka qof ahaaneed iyo sidey xikmada uga dheertahay mid la isku sheegayo maahan. Dhalin yaradu hadey ka fogaadaan waayeel haga oo ay talada ka qaataan meeshey biyo lagu manaafacaadsado oo lagu barwaaqoobo ka noqon lahaayeen waxey isku badalayaan daad wax halaaga. Dhalin yaradaan baxsadkaana caalamka islaamka waxey ku noqdeen daadkaas halaagaa oo aan la heyn guri uu dumiyo mooyee barwaaqo laga dheefey.
Caruurnimada heerka majmuucaatka iyo kooxaha
Markey jamaacaatkii hore talo xumada usoo tijaabiyey caqliyeystaan, afraadoodina qaan gaar noqdaan, waxaa caado noqotey iney ka dilaacaan kooxo da, yar ah oo sameysta ururo da, yar oon laheyn kayd wacyi oo ay dabka uga leexdaan. Shabaab, xisbul islaam, boko xaraam, daalibaan, daalibaan pakistaan iwm. waa ururo ka falaagoobey ururadii asalkaa ee ay talaamiida u ahaayeen. Waa hada iyo kow iyo iney kasbadaan khibrad cusub oo ay aduunka ku kala fahmaan meesha bohoshaa oo lagu dhacayo iyo meesha banaankaa oo lagu ciyaari karo.
Markey kuwaasi bartaan sida dabka looga leexdo waxaa ka hoos baxaya kuwo cusub oo dab ku dhac ah oo tuhma kuwii ka waaweynaa. Sil siladaas cunfiga iyo talo xumadaa ayaa lagu jirayaa, hadaan umadu guud ahaan u keenin wado xalaal ah oo waxa asaasiyaatkaa lagu xifdiyo.
Hadaan la badalin khidaabkaan taxriidka iyo waawareyda ku saleysan oon la keenin wado umadu ku badbaado.
Gaalo wax ka qaadi meysaan intaad hub iyagu sameeyeen sidataane, guryihiina dab ha surina oo maskax yeesha.
wadaad yare | Aug 1, 2009 | Reply
“Qofkii abaabula iskuna dubarida oo hogaamiya qof kale inuu qurta ka jaro ruux banii aadam ah waxaan shaki ku jirin inay mas’uuliyadiisu la mid takahy mida kan gacantiisa wax ku dilay”
…”Isku soo duuboo, kan wax ma garatada haga iyo wax ma garatadu labduba waa eedaysanayaal. xaqiiqdii, waxaan oran karaa kan wax ma garatada haga ayaaba sii dambi badan maadaama intuu balaayo maleego uu haddana dib isu taago asagoo ka saan gadanaya dhibka iyo fitnada uu abuuray ee jaanta rogotay” Qaadiga la yiraado Ian Nordheimer.
Hadda in kasta oo aanaan ninkan qalbigiisa daalacan karin, waxaan ognahay in asagu hogaaminayey fallaagada la baxday Boko Xaaraam (Buugu waa xaaraan). Sidaa darteedna uusan marnaba dambi la’aan karin.
Allemagan | Aug 1, 2009 | Reply