Diyaaro Dagaal oo Baraawe lagu kor arkey.

Published on July 30, 2009 by   ·   5 Comments   ·   print

 3 Diyaaradood oo ah kuwa Qumaatiga u kaca ee Dagaalka ayaa Maanta  Barqadii lagu arkey Hawada sare Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose kuwaas oo joog hoose ku socdey.

 

Diyaaradahan oo loo maleynayo inay ka soo dul kaceen Maraakiib dagaal oo ku sugan Xeebaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaan si rasmi ah loo ogeyn Dalka laga leeyahey.

 

Dadka Rayidka ah ee halkaa ku dhaqan ayayna cabsi ku abuureen, sida wararka halkaa laga helayo tibaaxayaan.

 

lama oga ujeedka rasmiga ah ee diyaaradahan lahaayeen ee halkaa maanta u tageen, balse waxa ay ku soo beegmeysa isbuucyo ka hor markii xeebaha Magaalooyinka Marka & Muqdisho sidan oo kale loogu arkey Diyaarado dagaal oo kor heehaabaya.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Diyaarado Dagaal oo lagu dul arkey Dhobley.
  2. Diyaarado Dagaal oo dul heehaabaya xeebaha Koonfureed ee Soomaaliya.
  3. 2 Markab Dagaal & Diyaarado Waheliya oo Xeebaha M/disho & Marko lagu arkey
  4. Diyaarado Military oo lagu dul arkey Deg. Xarar-dheere.
  5. Dagaal ka bilowdey deegaanka Goobanle ee G/Sh.Hoose

Readers Comments (5)

  1. Ahlu sunah says:

    Diyaradaha dagal waxey raban haradigi adan ceyrow kaharay iney ka dabageyan

  2. Miska wadahadalka imow says:

    ASC

    Waa ciidamo Fransiis ah oo baadi goob ugu jiro jawaasiistii la qabtay. WSC

  3. okash says:

    TO=KAN AHLU SUNAH-SHEGTAY
    sxb ka waran magaca aad sheganeysid iyo sida aad ugu farxeysid gaalo 24sac laga celinlayahay nabiga scw ceydisa -galadaa aya howlaha ay wadan ku farxeysa o adegsaneysa dariiqi nabigana wa sheganeysaa miyadan inaba caqlilaheyn o fakareyn ma sidas aya wax u xukuntay o ku ralitahay wayahay aragaani –allaaaaaaaa weeeeeeeyn ogsonoow hadii galada kula weyntahay -nn iman leh agtiisa waxba kama ahan ya maskiiiiiiiiiiiiiiin

  4. to.Ahlu sunah wad been sheegta ilaah iyo umadiiba matihid magacaan wad ogta in gaalo dabadhilif adookala ah iyo dhaman cadaawaha ilaah inay is kaashadeen islamkana iskaashaday man soomaliya raayada islaamkaa kataagan adan cayrow habay iyo malin diin tuu utaagnaa waxuu rabuuna hela oo shahaaduu qaata balse adi iyo kufriga walaalkaa ah oo diyaarada wado gacmaha mujaa hidiinta baa illaah ku cadaabi insha allahu tacaalaa

  5. hanad says:

    Af ka noolayaal ayaad tihiin dhamaan hadii aad gali neceb tihiin waxaa loo bahan yahay awood kalia lama rabo in aad wax caysaan sida ninka la baxay ahlusuna waxaa u kawada ma fahmin somali oo dhan waa suni wax shiico maleh thanks




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Diyaarado Dagaal oo lagu dul arkey Dhobley.
  2. Diyaarado Dagaal oo dul heehaabaya xeebaha Koonfureed ee Soomaaliya.
  3. 2 Markab Dagaal & Diyaarado Waheliya oo Xeebaha M/disho & Marko lagu arkey
  4. Diyaarado Military oo lagu dul arkey Deg. Xarar-dheere.
  5. Dagaal ka bilowdey deegaanka Goobanle ee G/Sh.Hoose

Latest Headlines