Comments on: Madaxweynaha Uganda “Anagu waxaan Awoodnaa inaan Kordhino Tiradda Ciidamadayada si ay u Kaalmeeyaan Walaalahayaga Soomaaliyeed”

By: taliyea
walee mamuuqato guul uso hoyaneeyso culamadiidkii. Cadaawadii iyo culaadii shiekh shariif iyo xukuumadiisa Islaamigah laduminayey shacabka muslimkaa ah xaqoodii duudsinayey rabaa diido daruuri umahoorin.nin islaamaka iyo kudhanka kitaab Alle aan waxba kudoorsan baanahay. horay ayaad udiideen in daabacdaan fikradahayga hadayse runta idin dhibeeyso idinkay idin jirtaa. Waxaa hubaal ah in Alle xaqa guuleeynayo waxaan kaloon aad iyo aad ugu kalsoonahay in Shabaab iyo xizbul xasan daahir ay aad iyo aad xaqa uga fog yahiin. Waxaan isku waafaqsanahay in ALLE xaqa guuleeynayo. ALLE waxaan kabaryeenaa in uu thulmiga jabiyo dadkana nabad iyo daganaansho amiiiiiiiin

By: Mr. Halgame
Horta, wax AMISON la yidhaahda ama Ciidamo Qaarada Africa ka kooban meesha ma jiraan. Adoonta calooshood u shaqeystayaasha ahi ee Ugaandheyska ah iyo Burundiyaanka dabadhilifka ah ay daba ku wataana, laguma sheegi karo AMISON ama ciidan afrikaan waayo waa kuwaas dalalkii Africa ee kale oo dhami wada diideen inay Somalia ciidan u soo diraan. Cida Soomaali hortaagan ee Reer Galbeedku ku qaraabanayaan ee ay inooga dhigayaan AMISON-na, waa Madaxweyne ku-sheega Uganda iyo ciidan ku-sheegiisa Somali loo soo kireystay. Ka mar kastana, gaalada kale u baaqaya ee leh haddii kharashka iyo hubka la ii kordhiyo, waxaan idiin hayaa ciidan kale oo badan, waa madaxweyne ku-sheega Uganda ee kibray ee aan Soomali waxba ka aqoon.

Hadaba, ma ciil baanu qabi lahayn, haddii mar keliya si fiican loo weerari lahaa adoontan Ugaandhayska ah oo maydkooda banaanka la wadhi laha si caalamku u markhaati uga noqdo? MAYA oo guul wax ku ool ah bay noqon lahayd, kibir, iyo baaq iyo juuq dambena lagama maqleen madaxweyne ku-sheega Uganda, waxaanu markiiba kala bixi lahaa dalka calooshood u shaqeystayaashiisa halkaaseyna kharashkii ku bixi jiray oo Soomaali loogu soo kireystayna uu ku soo afjarmi lahaa.

Hadal iyo dhamaanti, AMISON, ma jirto ee waa Madaxweyne ku-sheeg MUSEVENI ee isaga hala aamuusiiyo intay goori goor tahay.

Guul iyo Gobanimo,

By: Miska wadahadalka imow
ASC

Runsheeg hadduu ogaan lahaa gaalkan madoow ee ganfoorka wayn sida diinteeni u ihaaneeyey, maanta ma oran lahayn xeradoodi ayey ku jiraan yaan la wareerin. Waa Mufsid ninka laga hayo inuu yiri, “Nonsense middle east jihaad”. Waa ninka yiri mar uu la hadlayey ciidankiisa:” waxaad u socotaan soomaliya inaad ka fulisaan african jihaad”. Sidaas darteed mufsidkan ganfuurka weyn waa in la iska dhiciyaa, oo si kuwa ethiopianka lala dagaalamay si ka daran loola dagaalamaa oo baqtigoodi usbuuc weliba lagu guraa dayaarado. WSC

By: dhagacade
argagixisada iyo amisom midna uuma roona dadka somalida ah ee ay isku dhex dilayaa.labaduba waa ajaaniib soo galay dalka si ay u laayaan dadka islaamka ah ee u baahan nabada iyo horumarka, waliba marka si kale loo eego waxaa yara dhaw amisom waayo waxaa iyaga u yeedhatay dawlada islaamiga ah ee sharciga ah ee somaliya

ka dib markii argagaxisadu isku dayday inay afganbiyaan dawlada islaamiga ah.markaas sidaas haloola socdo.waxaan ka codsanayaa qolada somalimirror inay soo galiyaan commentkaygan hadii aanay iyaga qudhoodu argagixisada taageerin

By: hanad
Amisom hadii ay wadanka ka baxayso waxaa fiican in ay somalida oo dhan ay  wada hadlaan in lawada hadlo maxaa diidaya walaga fiican yahay  boowe in la dhaho habal waa khawarij ama murdad ama rido waxaa la yahay somali hadii xal loo bahan yahay waxaa fiican in la sheego waxaa fiican ee dadka shacabka iyo diinta islaamka u fiican la sameeyo Muuse Suudi ama Qanyar ayaa dowlada ku jira oo Ashahaad ladirir ahaan jira la hadli maayo waa laga fiican yahay dagaal dan ma ahan boowo wadahal ayaa dan ah

Boowe reg iska celin iyo Alle ka cabsi meel mawada kalaan

By: Qof yaaban
ASC

Gaalkan gafuurka weyn leh, yaa u sheega, in dollarkii uu noqday warqad

xaarka la isaga tirtiro, ee reer galbeedku dhaqaalahooda ayey la liitaan, intaas oo ummadda ku nool dhulka gaalada ayaa maalin walba shaqo beelaa, arrinkaas waxaa keenay guusha mujaahidiinta meel walba jooga ee uu Allah ku mannaystay.  Xasbunallahu wa nicmal wakiil.

By: muslima
KUFAARTA WAXAAY KU BALAMEEN IN UMMADA MUSLIMIINTA MEEL KASTA LAGU GUMAADO, MAADAAMA AMRIIKA CIRAAQ IYO AFGAN KA BADAN LA’DAHAY WAA IN ADIGOO SOMALI AH MUSLIM AFRIKAAN LAGAA ADEEJEIYAA SI LAGUU GUMAADO.

ALLAH AYAA INOO WELLI AH KUFAARTA WELLI MA LAHAN, ALLAHUMAMANSRULMUSLIIMA FII KULLI MAKAAN AAMIIIN.

UGANDA QARMUUNKOODA WADANKOODA MAY HAGAAGSADAAN WAA KUWA SOMALIYA KA NOQDAY DALAALKA REER GALBDEEDKA.

TO RUNSHEEG:u HADAAD KA RAALI XASUUQA LAGU MUSLIINTA OGOW IN AY NAFTAADA QATAR KU JIRTO ALLAH U NOQO, ISNA XISABI!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1

By: Mr. Halgame
Intiinaas ruux ee kor ku cad, waxaydun ku mashquusheen ku goobashada hal ruux oo iska hadaaqay halka, aydun ka faaloon lahaydeen mawduucan, khatara jira, iyo wixii laga yeeli lahaa gaalkaas adoonka ahi ee Uganda u taliya ee Soomaalida iyo Muslimiinta u hanjabaya ee leh anagu “Awood baanu haysanaa.”

Hab dhaqankan qofka ra’yigiisa dhiibta markiiba dhowr qof ay afka kaga soo boodayaana, waa mid golahan fikradaha u gaar; waxaaney u muuqataa inay koox gaar ahi golahan dadka isaga bahaystaan iyagoo isla wanaagsan keligood sidii inuu Eebe iyaga Aadmiga oo dhan ka doortay taasoo khalad, gef, iyo xad gudub ku aha dadka kale ee ka fikir duwan.

Guul iyo Gobanimo,

By: shiina dheere
asw

war ninka ku andacoonaya ciidamada ugandha iyo burundi

suaashu waxay tahay maxaa keenay waddankayga?

dowlda jirta ma jirto dad is raba ma jiraan

dal la rabo ma jiro

waa qowlasato iyo mujaahidiin

haday qowlasatada soo raaceen maalin dhow fiirso waxa ku dhaca

By: ABU AMIIN
ilah waxan ka magan galnay ku qaluubtooda ay jecshahay gaalada e mar walba dhinacooda ka soo jeesta ama ku difaaca afkooda.

allaahu waliyu ladiin aamanuu yuqrijuhum mina dulumati ila nuur waladiina kafaruu owliya ahamu dhaaquutu yuqrijiinahum mina  nuur ila dulumaati ulaaika humul khaasiruun.

RUN SHEEGOW,  RABI HAKU SOO HANUUNIYO OO XAQA KUWA U HIILIYA HAKAADHIGO, AMIIN.

HA CABSAN EE RUNTA SHEEG OGOWNA MALA IG IN AY GARBAHAADA SAARAN TAHAY OO AY QOREYSO WAXAAD KU HADLEYSID,