Comments on: Gudoomiyaha UWSLF oo u waramay TV Al-Jazeera “Bishii ugu danbeysay waxaa la gubay 15 Tuulo oo ku yaala Galbeedka S/Galbeed”.

By: maki
Banaadir in la xoreeyo ayaa ka fiican in meelkale xooga lasaaro. waayo banaadir waa buulka shimbarah ninka soomaliga ah.  markii laga daganayna way kala yaaceen.

marka xoree banaadir dabadeena jigjiga iyo gaarisa waad ku gorgortami kartaa.

By: bare
Soomaalidu waa Qoys kala firdhay, waxay ahayd 5 wiil oo walaalo ah,

Ninba meelbuu ka dhacay, Labaa wada joogtay ,Labadii wada joogtay waa isdooxday, waa ku kala tageen aduunka guudkiisa, Qalbiyadeena way ku beerantahay inaan isku keeno Labadan kala tagay, si aan usoo helno 3 wiil ee kale ee dhaqamada kala raacay, mid wuxuu noqdey Franciis. midkalana waa amxaar, midkalana waa Adoon sawaaxili ah,

Ilaahay wiilasheena Nabad iyo caano ha isugu keen keeno, waxan aad udhagaystaa heestii sangub tiriyay ee wada maraysay dhulka soomaaliyeed laga bilaabo jabuuti, jigjiga, Garisa, dhaxgaxbur, qabridahar, boosaso, hargaysa, kismaayo, muqdisho. ilaahay waxan ka baryi in xoogeena uu inoo waafajiyo inaan ugu adeegno danta qaranimo iyo umadnimo soomaaliyeed si aan u adkeeno dhaqankeena iyo diinteena,

By: nabad
a.s.c.w,waxaan jeclaan lahaa in aan wax yar u cadeeyo walaalahay isticmaalaya magaca s/galbeed,xaqiiq ahaan dhulka waa dhul somali weyn oo dhan dakto oo lama kala xigo, mida 1-magaca u.w.s.l.f horay ayaa logu fashilmay oo waa sabata eey maanta somalia dhulka ugu jirto2- aduun weeynaha uma aqoonsana dhulkan s\galbeed ee waxeey u aqoon san yihii sida u.n aaminsantahay ogadenia oo kas ayeey u yeelayaan(u.n) meeshana siyaasad ayaa ku jirta, 3-ogadenia somali kaliya ma dagto ee dad aan somali ku hadlin ayaa daga una dagaalamaya maanta 4- u.n ma aqoonsana kooxdan la baxday w.u.s.l.f 5- xiligii dowladnimada somalia qadiyada waxaa loo isticmaalayay siyaasad ahaan ee oxornimada doaacad loo ma aheen 6-wixii ka dan beeyay burburkii somalia oo maanta 20jirsaday waxaa naftooda u hurinayay somalida deegaanka u dhalatay 7- wixii burburka ka danbeeyay maamulada somaaliya ka jira ama siyaasiyiinta somalida qaarkood ayaa doonayay in halganka ogadenia wax u dhimaan 7-w.u.s.l.f waa urur diimeed(wax dhib ah malaha uruka oo diin ahaan ku ma takoorayo)laakiin awooda muslimiita aduunka weey liidataa maanta oo magac jihaad ama diimeed wey adagtahay in lagu dagaalamo sabatoo ah ethiopia wey naga muslimiin badan tahay, islaanimad weey noo ga horeeysay, oo jihaad lagu ma iclaamin karo hadii eey arintu diin noqotana jihaadku wuu raagaya.8- somali mexeey u qabankartaa dhulkan maanta??? iyagii ayaa u baahan xornimo oo eey african,amxaaro,gaalo isku gu taktay walina dantooda garan la. 9-ogadenia…mintidnim-isku tashi-guul -alaha siiyo10- ama taageer, ama ku farax, ama ka nax oo nac waa arin somaali utaala odageniana weey xoroobi(insha’allah)

By: abdullahi
waxaan aad iyo aad u mahadsan somalimirror, sheikh Ibrahim iyo halgalma yaasha Soomaligalbeed (Ogaden) iyo dhamaan shacabka soomalida Ogadenia meelkasta oo ay joogaanba, dadka soomalida ah ee inta badan ka dhawaaji magaca ogaden ayaa sabab u ah inayna umadda somaliyed u midiibin ka horta cadowga Ethiopia,waxaan qabaa arintaasi inay tahay mid uuna waxba ka jirin waxaana kuu daliil ah maadama ayna UWSLF ayna wadanin magaca ogaden hadana taasi kama horjoogasnin inay Jihadka joojian meesha ay awooda iyo dhaqaalaha ka helaana waa shacabka reer ogadenia cidina kama hor istaagin inay shacabka u hadlaan, u dagaalamaan, u dhintaan. muhimadu waa in umaddan halaagsamaysa la garab istaago, lagana daayo walaahi(UWSLF, ONLF) dhiigoodu daadanhayo maalinkasta hirdaama iyo hadal xuma aana meela haysanin. meel kasta oo ay ummda islamku dulmantahay sida SOMALIA, FALSTIN, CIRAAQ, KASHMIR, intaas oo urur oo aan magac ka midaysnayn  ayaa ka howlgala, la dagaala cadowga,murna muhimadu magac maha ee dulmi iyo gaalnimo diid, cidii Ogaden ka didsanayna waxaa muhiim ah inaad saaxada latimaado wax tayole oo hadal kabadan.

guul for UWSLF and ONLF for their brave agenda to librate Somali people who are suffering under Ethiopian genocide.

By: su'aal???
Horta anigu waxaan is weydiyaa mar waliba Raas kaambooni kuwa la baxay xamar intey aadayaan waxaaba kaga dhow somaligalbeed ee ma xaasidnima ka danbeyso oo ah in lo fududeeyo dadkaas mise waxba ka danbeysa tolow???

By: guriceel(galguduud)
marka hore waxaan salaan  iyo bogaadin u dirahayaa  walaaleheena  qaaliga ah ee reer ogadenia ama somali galbeed waxaan leeyahay haka caajisi nina dagalka guushu waa dhow dahay  waxaa kale oo walaalayaal loo baahan yahay midnimo  war ilaahbaan idinku dhaariyee midooba …..onlf+uwslf= xornimada ogadenia ama somali galbeed .. allaha i tuso dowladnimada reer ogadenia  anagana cadowga allaha naga qaado ogadenia+somalia+djabuti+nfdsomalia+somaliweyn

By: xiis cabdulaahi (uwslf)
a/c marka hore websedka somalimiror ayaan u mahad celinyaa waad mahadsan tihiin meeshaad kaga jirtaan jihaadka ka sii wada marka labaad waxaan salaamayaa sh ibraahin maxamed xusen xafada hulaah anigoo ku hadlaya magaca jaaliyada s/galbeed ee south africa waxaan hanbal;yo boogaadin iyo farxad xanbaarsan u dirayaa amiirka islaamka sh ibraahiin madaxaaga ilaahay ha raajiyo waxaan kaloon salaan xanbaarsan  guul u dirayaa mujaahidiinta dhiigooda  u huray diintaa islaamka iyo dhulka islaamka in ay dulga gumaysiga ka xoreeyaan ilaahay ha idinku guuleeyo aamin shacabka s/galbeed ee dalka dibadiisa jirana waxaan leeyahay u diyaar garoobo jihaadka ka socda dhul;ka s/galbeed  maal iyo muruqba ee ay hormoodka u tahay uwslf waxaan hadalkayga ku soo gabagabay (dulmigaa cadaanka ah hadii nalagu soo doontay  war in aynu is difaacnaa waa shay daruuri ah dagta qoriga noo sudha jihaad diiran baa jire)jabhada aan garoob iyo girgire garabka saarayn  jabhada aan gaalna bixinayn  islaamna u gafayn waa guul ale kenayn  ee garab istaaga unkii kala guuryeey midawga jabhada xoreynta s/galbeed)

By: Abduu Mohamad abbdi
salanta islamka ka dib.uma jedo inan cid aragtideda duro lakin waxan rabaa inan sid koban uga hadlo magaca ogaden in loo isticmalo xoraynta somali galbed wax haboon maaha waa mare waxa u kala kaxaynayaa dadka muslimka ah ee safka jihadka ku wada jira o qabil u qaybinaya taso cadowgana fa,ido u ah marka xiga waxa adag in uu guul garo inta u adegsanayo macaga ogaden sababtoo ah waxa jira ku kale oo iyaguna magaca kula wadaga kana so jeeda dhanka gumaystaha, waxa kale oo jirta inuu keeni karo fashil siyasded oo ah in ad wax tagero ah ka waydo dal iyo dibad labadaba inta ad magac beeleed wadato taasoo harayna loogu fashilmay waayo marki ay somalia ethopia dagalka kula jirtay magaca ay adegsanaysay wuxu ahaa somali galbeed ee ma ahayn ogaden ka dib marki u istagay dagalki ee lagu noqday hab beleedka ayaa fashil xog leh ku yimi iska caabinti ninki taariikhda la socda waa u garanaya. siday doonto ha ahaato ee aduunku waxa u raadinayaa wax la yirahdo midow iyo isbahaysi rusia aya waxay ku dadalaysaa in ay soo celiso midowgi sofyeti america aya waxay doonaysaa in ay india oo quwad hada soo koraysa ah ay bahwadag ka dhigato africa oo  ay qaarka danbe kaga jirto ayaa rabta in ay dhaqaalaheda midayso markaa sxb maxad moodaa dad walaalo ah oo isku jinsiyad ah isku diin ah isku dal ah sabab loo kala furfuro oo hab beeleed loogu celiyo ma garanayo, hadaba waxan leeayahy walaalaha ay maskaxdoodu ka guuxayso ogaden in fikirkaa kala kala qaybinta ah ay iska ilaaliyaan.

aniga shakhsi ahaan waxan ahay nin somaliyeed degaan ahaana kama so jeedo somali galbeed lakin wa dhul somaliyeed o ay ku noolyihiin dad aan isku dhiig isku diin isku dalnahay iyo dhalashab.waxan saan u leeyaahy in aan la odhan waa dhinaca kale e magaca ku kacsan.

asc

By: iimeey
wasaalamay bahda wepka inoo daabacda,marka xiga jabhaadaha kadagaalama somali galbeed waxan kula tali laha, ha heshiiyaano in tii aaneey xeera iyo fandhaal kala dhicin hadi kale ayagaa ayaa la isu adeegsan doonaa.tanlabaad Ogaadeen ha bedeleen magaca gumeestuhu sameeyay oo aay ku dheganyihiin,marhadii aay la dagaalamayaan gumeeysi maxaay u isticmaalayaan magacgumeeystuhu sameeyay?wabilaahitowfiiq

By: Qamaan Bulxan
Wax (Soomaali Galbeed) la dhahaa ma jiraan ee Sh.Ibraahinow gobolka magiciisa ha majara habaabin. Ogaden Region waa dhul ay gumeysato Ethiopia, aadna waxaa u mahadsan jabhadda Sh.Ibraahim hogaamiyo iyo ONLF oo laf-dhabar u ah halganka iyo jihaadka Ogaden Region ka socda.

Somalimirror waad mahadsantihiin.