AMISOM oo Duqaysay Bakaaraha & Hareerihiisa

duqeynCiidamada AMISOM ee sadhigga kuleh Madaxtooyada ayaa duqayn xoogan waxay caawa u gaysteen Suuqa weyn ee Bakaaraha iyo Qaybo ka mid ah degmooyinka Hodan, Hawlwadaag iyo Wardhiigleey duqayntaas oo aan lagaranayn khasaaraha ay u gaysatay dadka rayidka ah ee ku dhaqan goobaha duqayntu haleeshay.

duqaynta ayaa waxaa ka hireeyay israsaasayn kooban oo ka dhacday Aagagga ay isku horfadhiyaan Xoogagga Iska soo horjeeda ee degmada Wardhiigleey taas oo ay xigsatay duqayn xoogan oo xilligan oo ku beegan 11:00 Fiidnimo ay ku garaaceen goobaha dadka aan waxba galabsan ku sugan yihiin.

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco

2 Comment(s)

  1. shacabka waa in laga fekeraa oo aanan la fakarin kursi uun

    omar dac/bargaan | Jul 24, 2009 | Reply

  2. A.W.W
    Salaan kabacdi ALLE ayay mahadi u sugnaatay
    Wax kale oran maynee ALLOW naga qabo kuwa dadkaaga iyo diintaada kusoo duulay , ha ahaadeen kuwa dibada uga yimid iyo kuwa wadanka gudihiisa joogaba,oo ah cadawu laahi wacadawul islaaam
    A/S

    ALLOW tawfiiqda na waafaji | Jul 25, 2009 | Reply

Fikrad ka dhiibo