Comments on: Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo Nadwada ka socota Masjidka Cumar Bin Khadaab ee M. Qadho ka jeediyay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “Manhajka Quraanka Kariimka ah ee Toosinta Nafta”

By: Runloow
ASC WALAALAYAAL

NIMANKIINAAN MARKAAD WAX SOO DHAAFTEEN CULUMADA ISKA MAAGAYA WAXAAN DHIHI LAHAA..WAR HADADD CULUMO WAX KAMAQLAYSAAN MAXAAD SHIIKH UMAL WAX KAGA MAQLI WAYSEEN WAADINKII MARKUU XAQA INUU KUGU YEERAY OO YIRI WAR HESHIIYA OO ISKU TANAASULA UGU JAWAABAY SHIIKH ADIGU MAAD JIHAADID, BAASABOORKEE HAYSATAA IYO WAX LAMID AH… WAR HADAAD SHIIKH WAX KAMAQLAYSAAN MARHORE BAAD BADBAADI LAHAYDEEN DHIIGNA MADAATEEN. CULUMADUNA WALIGOOD XAQAY SHEEGAYEEN, INTA BADANA LAGAMA HOOS QAADO, MARKA WALAALAHA CULUMADA AFLAGAADEENAYOOW KAWAANTOOBA ARINTAAS HADII KALE OGAADA RAGAAD WEERARAYSAAN WAA DUCAADII ILAAHAY, ILAAHAY BAANA KUFILAN, WSC

By: cabdulahi
bismlimah marka wxaan idnik ula tlin lahaa walaal layaal inaad culmumada add is ka day saan waayo culumadu waa dhaxalakii anbiyada ad iyo aadna way umahadsanuyihiin ilaahayna haka abaal mariyo

By: aadandheere
WAA IGA SU’AALE DADKA YAA XASUUQAYA, DIINTASE YAA ILAALINAYA?

WAXAAN U MAHAD CELINYAA WALAALKA AXMED EE QORAY  COMMENTS-KAN OO YIRI WIXII AAN ORAN LAHAABA.

s/c/w/ ilaahay waxa uu yiuri swc (qul kulun yacmalu calaa shaakilatihi farabukum aclamu biman huwa ahdaa sabiilaa )walaal hadaan ka jawaabo hadalkaaga anoo u arka inuusan mudneen jawaab hadana waxaan ku oranayaa culumadu waa yaqaanaan waajibkooda loomana tilmaamo balse nafta toosinta u baahan waxaa ka mida taada ilaahay horta ha ku toosiyo isagaa wax toosin karee mida kale dadku dabka ha ku wada gubtaan oo ha wada halaagmaan hadaad culumada ugu yeereyso anoo u arka cilmi yaraan iyo xamaasad ku haysa in ay kaa keentay hadana waxaan ku dhihi lahaa qori qaadoo dalka difaac culumadana dawrkooda ha ka hadlin inta soo hartay nadiifinayaan quluubtoodee wasalamu calykum

By: JugJug
CULIMADII MA SIDAASAA U DAMBAYSAY?

DOORKAY UMADA KU LAHAAYEEN MA  INTAASUU NOQDAY?

KUWA LEH CULIMADA YAAN LAGU DHIIRANA WAXAAN LEEYAHAY, CULIMADU HADAANAY KASOO BAXAYN DOORKII LAGA FILAAYAY ADEER QADAASO MA LEH, CULIMADA AFKA LAGA FOGAYNAYAA WAA KUWA NAASIXIINTA AH EE AAN DABA DHILIFYADA TAAGEERA LAHAYN.

CULIMADA LA DOONAYO IN LA XURMEEYAA WAA KUWA DOORKOODA KASOO BAXAY HALGANKANA DHANKOODA KA WADA, LAAKIIN  NINKII INA WADAAD AHAA MAANTA XAGA LOOGA SOO DHACAY WAA ODAYAASHAAS KOOFIYAD BACLAYAASHA AH.

WAAR WAXANI MA AHAN CULIMO, MUJAAHIDIINTIIBAY CAAMADII KU KICINAYAAN.

CADAWGII INTII AY LA HALGAMI LAHAAYEEN AYAY MUJAHIDIINTII DABA WADAAN CEEBO AAN JIRIN.

HADAY LEEYIHIIN MAANTA WAA FITNO WAXA KA SOCDA KOONFURI OO KA QAYB QAADANMAYNO, SHALAYBA MARKII MAXKAMADUHU AMXAARO LA DIRIRAYEEN WAXAY LAHAAYEEN WAA FITNO, DUFKUBAXA IDINKAA FITNO AH WALEEE. EE ILAAHAY HA IDIN SOO HADEEYO AMA DHABARKA HA IDINKA JABIYO.

By: Axmed Shaakir
???ANIGU WAXAAN QABAA YAA IKHWAH INAAN LAGU DHIIRRAN CULIMADA WAXA AY SHEEGAYAAN WAA DIIN WAXA AY CADDEYNAYAANA WAA XAQ MASAAISHA AY KU KHILAAFSAN YIHIIN WALAALAHA KALE EE MUJAAHIDIINTA AH WAA MASAAIL NADARI AH OO IJTIHAAD AQBALI KARTA WALAALAYAALOW ARRINTAASI YEY KEENIN IN LAGU MASHQUULO SHEEKH HEBEL WAA QAACID IYO SHEEKH HEBEL WAX AAN LO BAAHNEYN AYUU ISKU MASHQUULINAYAA WALAAL MUJAAHIDKA WAAN U BAAHANNAHAY, SHEEKHA DACWADA IYO MUXAADARAATKA WADANA WAAN U BAAHANNAHAY KAN MEEL KALE OO MUHIIM AH UMADDA UGA SHAQAYNAYANA WAAN U BAAHANNAHAY……….

DR KA DARSIGIISANA QOFKII DHAGEYSTEY ISMA LIHI WUU RADDIN LAHAA EE BAL HORTA DHAGEYSTA OO ARKA SHEEKHU WAX XUN KAMA HADLINE (barasho horteed ha inicin) TA KALE WALAALAYAALOW AAN ISUG CUDUR DAARNO WAXA SAXWADU ISKU KHILAAFTO WIXII AAN ISKU WAAFAQSANAHAY AYAABA BADANE AAN KAWADA SHAQEYNO

By: Allemagan
Dad barakac iyo xasuuq u idlaaday ayaa dushooda balaago iyo bayaaminta diinta lagu baratamayaa! Nabigii (swsc) haduu usoo joogi lahaa waxa Soomaaliya maanta ka taagan akhlaaq iyo dhaqan kama falanqoodeene gurmad ayuu diyaarin lahaa.

Umada Soomaalida meel ayaa habaar kaga dhacay. Maalin walba dhiig ayaa la daadinayaa, nadwaduhuna kala go’ ma leh. Qof muslim ah dhiigiisu waa inuu noqdo qaali. Qof muslim ahi waa inuu dhibka la wadaago walaalkiisa muslimka ah. Qof muslim ahi waa inuu heshiis ka dhex raadsho marka ay islaayaan muslimiintu sida eebe yir “innamal muuminuuna ikhwatun fa’aslixuu bayna akhawaykum” sadaqallahul cadiim.

Nin qursigiisa bariiska ah, Garoowe dabka u saaran yahay, way u dhib yar tahay inuu dadka u soo jeediyo mawaduuc aan waqtigiisa la joogin. Jihaadka iyo caqiidada saxda ah waa tan xumaha ka hor tagta, samahana dadka farta. Waa tan dadka ku baraarujisa wadciga xaadirka ah ee aan is tustus ahayn.

Wadaadkan iyo kuwa la midka ah waxaa u fiicnaan lahayd ayagoo xabbad joogin dadka ugu baaqa lana dagaalama kuwa dhibta iyo qalalaasaha Soomaali baday.

Wadaad soo dhaashaday waxba yuusan dumarka iyo caruurta dhiban diinta siduu u bartay u soo bandhigin. Wax qabadkii diintu idin fartay waad gabteen.

By: axmed
s/c/w/ ilaahay waxa uu yiuri swc (qul kulun yacmalu calaa shaakilatihi farabukum aclamu biman huwa ahdaa sabiilaa )walaal hadaan ka jawaabo hadalkaaga anoo u arka inuusan mudneen jawaab hadana waxaan ku oranayaa culumadu waa yaqaanaan waajibkooda loomana tilmaamo balse nafta toosinta u baahan waxaa ka mida taada  ilaahay horta ha ku toosiyo isagaa wax toosin karee mida kale dadku dabka ha ku wada gubtaan oo ha wada halaagmaan hadaad culumada ugu yeereyso anoo u arka cilmi yaraan iyo xamaasad ku haysa in ay kaa keentay hadana waxaan ku dhihi lahaa qori qaadoo dalka difaac culumadana dawrkooda ha ka hadlin inta soo hartay nadiifinayaan quluubtoodee wasalamu calykum

By: waa aniga
aduunka waxaan iga yaabiyey culimadan ka hadlaysa nafta toosinteeda war ka hadla xasuuqa nafta aad leedihiin halatoosiyo, maxaa naf latoosiyaa, waxayba u qaybsantahay mid AMISOM ay xasuuqayso iyo daba dhilifyo, iyo mid badda ku dhamaanayso, iyo mid sun ku dhamaanayso, iyo mid dibada lagu gaalaysiinayo, culimooy waa la idin waydiinayaa xasuuqa umada eed ka aamusantihiin ee umada gumaysiga sidii laiskaga qaadi lahaa ku baraarujiyo sidii nabiga SCW uu mu’miniinta dagaalka gaalada ugu boorin jiray