Dagaalkii ugu Cuslaa in mudo ah oo lagu Qaaday AMISOM

Published on July 22, 2009 by   ·   11 Comments   ·   print

Dagaalkii ugu Cuslaa in mudo ah ayaa Caawa lagu Qaaday Ciidamada AMISOM ee ku sugan Wadada Maka Al-Mukarama illaa KM4, iyada oo dhinaca kalana ay Ciidamadaasi Madaafiic aan loo meel dayin ku garaacayaan Qeybo ka mid ah Degmooyinka Magaaladda Muqdisho.

lama garanayo illaa iyo hadda cidda weerarka ku qaaday Ciidamadaasi iyo waliba Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Madaafiicda arxan daradda ah ee ay Ciidamada AMISOM si kala sooc la’aan ah ula beegsanayaan Degmooyinka Muqdisho qaarkood.

Dagaalkan ayaa Bilowday 08:30 Fiidnimo ee Caawa walina waa socdaa.

wixii faah faahin ah ee ku soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa insha allaah.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Faah faahin:- Dagaalkii ugu Cuslaa in mudo ah oo ka socda Degmada Wardhiigleey
  2. Dagaal Xoogan oo xalay lagu qaaday AMISOM
  3. Dagaal Culus oo xalay lagu qaaday Ciidaada AMISOM iyo kuwa DKMG ah
  4. Dagaalkii ugu Cuslaa oo ka dhacay Deg. Dharkeynleey
  5. Afahayeenka ciidamada Uganda oo ka hadlay Dagaalkii xalay lagu soo qaaday.

Readers Comments (11)

  1. abdi says:

    Aad baan ugu xumahay in la xasuuqo shacabka soomaliyed oo shalay lahaa ciidamada Amisom waa walaaleheen ee Ethopia yaa naga saara waxaan shacabka soomaliyeed ugu baaqayaa in ay ogaadaan cadowgooda ma ahan wax loo adkaysan karo in Amisom marka la soo weeraro ay aar goosasho ku sameeyaan shacab aan waxba galabsan oo meel ay aadaan aan garan karin dhexdana ku jira mar walba oo dagaal dhaco Allow ka saar dhibka dadkaas

  2. yaa rabi says:

    alaahu akbar.
    alaahu akbar.
    maxaa loo weerarayaa , maxaa loo weeraryaa ,
    war dadka yaa la qaldin yaa biinta loo sheegin,tankale soomaali mirror waxaa tiheen cadwka shacabka soomaaliyeed waxaa lacagta ka qaadataan alqaacida waxaa tiheen dadka rabo in lagu sheegu marka ay alshabaab qof dilaan jihaad,
    waxaa tiheen dadka jicel in ay dagaal ka dhacaan maalin walba magaalda moqdishu ,aana ku farxdaan in ay dad badani ku dhamaadaan , maxaa yeelaya waxaa taageeraysaan dadka ka danbeeya in dadka la xasooqo …
    waxaa taageertaan dadka dila dadka misaajidka ka soo baxu.
    ilaahay ka baqa ..
    diinta waa naxarees iyo wada noolaashu ..

  3. Geedi says:

    Shacabka waxaa la gudboon inay wiilashooda ku caawiyaan jihadka ay kala soo horjeedaan gaalada somalia haysata ee amisom kow ka tahay iyo kuwa maqaarka somalida ka ah balse la hadafka ah gaalada.

    ALLAAH guusha ha siiyo mujaahidiinta markaste iyo meelkaste iyo maalin kaste iyo xili kasteba…………..aamiin.

  4. abuu ayman says:

    asc
    ninkaan labaxay yaarabi horta uma qalanidmagacaa ee haa beensheegin waxaanlasocodsina in muslim iyo gaalo amisom layiraa dagaalku dhaxmaray wax al qaacidda layiraa somaaliya uma daalanto waxay udagaalmaan litakuuna kalimatullaai hiyal culya
    marka ilaah haku hanuniyo iy dhamaatenba
    iloohow mujahidiintaxisbul islaam iyo al shabaab guuleey iyo kuwa caalamka

  5. Jeyshul islam says:

    Asc alahu akbar wali lahi xamdu waxan uso jedinaya dhaman musliminta ine is difan insha alahu galodhan wa e jabidonan insha alahu wa so dhawyahay nasriga insha alahu alahu akbar wali lahi xamdu asc

  6. unity somali rude says:

    waxay ila tahay soomaali hadey iyadu wada xaajoon waydey iyadoo walaalaa oo waxay maanta ku kala duwan tahay aanay jirin,ay hadana heshiin weydey
    amisom wax kagaley maleh xasuuqa shacabka soomaaliyeed.shacabka soomaaliyeed alaah(swt)ayaa baahida,dhibka dagaalka dhimashada dhaawaca,cabsida iyo barakacaba ka badbaadin kara waana ay iman insha alaah.

  7. Suldanka says:

    Waa in lagu duulaa kenya ithobia yugandha ileen dhibkii waa naga batay shacabkii waa la laayay insha alaahu guusha alaa weey soo dhawaatay

  8. Rilela says:

    Dagaal iyo in wax la xiro ma ogiyee xal kale ma jiraa ileen haydaha dad ayaa wax ka heli jiree

  9. Maxamed says:

    waxan in badan maqlayaa al qacido iyo kalimada la mid ah waxad ogtihin somali hada kuma bilaban xasuuqa ay xasuqayan galada iyo kuwo ay isku aragti yihiin alwal marki amisom ithobia la weraro sanay madfac ugu jawabi jiren maxa shalayna jahad ka dhigay mantana digal fidna ah ka dhigay jahadku ma wuxu ku xirnaa kursi c/lahi yusuf in laga badalo

  10. Suldanka says:

    Aduunka wax la raadinaayo oo eey anaga nuugu mashquuleen maxey tahay ujeedka ka danbeeyo ileen anaga ayaaba dagaalo ahli ah ku jirno marka maxkamadaha inoo keenen nabada waa ayagii nagu soo duulay oo hadana wadaadki naga hor keenay asagoo lasoo rogee maxaa anaga dabka na loogu wadaa insha alaahu waa imtixaan gaalna gaal ma dhaamo yugandha ayaada dhullkeeda dhib ka jiraa kamana rabno nabad ilaalin shacbka ayaa la rabaa in lagu qaldo insha alaahu guusha waa iman

  11. mahdi says:

    maalintii maxay ujoojiyeen hadday wax isku hayaan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Faah faahin:- Dagaalkii ugu Cuslaa in mudo ah oo ka socda Degmada Wardhiigleey
  2. Dagaal Xoogan oo xalay lagu qaaday AMISOM
  3. Dagaal Culus oo xalay lagu qaaday Ciidaada AMISOM iyo kuwa DKMG ah
  4. Dagaalkii ugu Cuslaa oo ka dhacay Deg. Dharkeynleey
  5. Afahayeenka ciidamada Uganda oo ka hadlay Dagaalkii xalay lagu soo qaaday.

Latest Headlines