Cudur aan Falkiisa la Aqoon oo Ciidamada AMISOM Weecda ka dhigay

AMISOMCudur aan falkiisa lagaranayn oo aad u daran isla markaasa sababay geerida ilaa 3 askari ayna la sakaraadsan yihiin ilaa 16 kale oo kamid ah ciidamada AMISOM gaar ahaa kuwa Burundi ayaa la shaagey in uu si xawli ah u soo ritay ciidamadaas oo inta nool lagula tacaalayo Cisbitaal ku yaalla Magaalada Niarobi ee Caasimadda Kenya.

 

Ciidamada ayaa la sheegay in ay la soo daateen xanuunkan oo ilaa iyo hadda ay khuburada caafimaadka M.Afrika ku wareersan yihiin Sababtiisa iyo daawadiisaba waxaana askariga 3-xaad ee cudurkan ku nafwaayay uu geeriyooday maanta oo arbaco ah.

 

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Bariji Bahuku ayaa ka warwareegay in uu xaqiijiyo geerida askartan balse wuxuu qiray in xanuunku jiro wuxuuna sheegay in ay tuhunsan yihiin in uu ka dhashay cayayaan qaniinay ciidamada wuxuuna diiday in ay sumoobeen askartani.

 

“Waa in xaaladaan oo kale laga fikiraa wax kasta oo sababi kara xanuunkan balse natiijooyinka hordhaca ah ee aan hayno waxay tilmaamayaan in aan la sumaynin ciidankan, sidaas badalkeed waxay baaritaanadu muujinayaan in cayayaano yaryar ay qaniineen askarta sidaasna ay xanuunka ku qaadeen. Waadna la socotaa xaaladda ay ku shaqaynayaan ciidanakanu” ayuu yiri Bariji Bahuku Afhayeenka AMISOM.

 

Saraakiil ka tirsan M.Afrika ayaa waxay BBC-da u sheegeen in ay wadaan baaritaano ku saabsan waxa sababay cudurkan iyo in la sumeeyay ciidamada taas oo aan wali natiijo laga soo saarin.

 

Ciidamada AMISOM ayaa waxay magaalada muqdisho ka joogaan baro muhiim ah oo aad Amaankooda looga taxadaro ayna ku wareegsan yihiin Darbiyo Adag oo ka samaysan Shub, Siligyo la sheego in ay koronto u jirto, waxayna Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku soo kordhiyeen Madaafiic culus oo lagu duqeeyo Xaafadaha Dadka rayid ka ahu degan yihiin kuwaas oo sababay in ay nafwaayaan dad aad u tiro badan oo aan waxba galabsan.

 

 

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco

16 Comment(s)

  1. Allaahu Akbar

    Waa inkaartii iyo habaarkii masaakiinta aan waxba galabsan ooy madaafiicda ku ridayaan Allaha u siyaadsho waxaan leenahay u dhamaada midna idinkama haro Gafuura weynayaal.

    Wax nabad ah dalka ka dhalan mayso intay Amisom xooga ku joogto ciideena kuwa ku doodaya nabadeey ilaalinayaan Ma bakaarahoo la duqeeyaa nabaddu.

    Gaal diid | Jul 22, 2009 | Reply

  2. Alahumma mujriya saxaab wayaa munzilal kitaa waa haazimal axzaab ahzim wa ahlik quwaata amissom alaahumma ahlikhum kamaa ahlakta caadan wathamuud amin

    Abu sumaya | Jul 22, 2009 | Reply

  3. amisom dhulka alaha idinla gooyo qandho wada gafuur weyn.cara alana idiku dhacdey oo meeshaad istaagtaan dab iyo holac ha idinkaga kaco.
    aaaaamiin aaaaaaamiiiiiiin aaaaaamiiiiiiiiin

    naag raga feerta | Jul 22, 2009 | Reply

  4. ilaahay waan uga mahadcelinaynaa inuu ciidamadiisa ka adeejiyo gaalada qurunka badan ee aanaan ubaahnay ee nalagu soo salkiciyey dhamaadoo mina yaanu laban baan uga baryaynaa rabigeen

    abbuu fatima | Jul 22, 2009 | Reply

  5. alaahu akbar, yaaba isgaaray rafaad idiin dhiman maadan Jiifka ka xaarina.
    Ciidanka Mujaahidiinta waxaa ka bar-bar dagaalama Jundullaah iskama celi kartaan.
    Bal eega waxa Afqaan ka socda maanta waxay Mujaahidiinta daalibaan dileen ilaa iyo 4-gaal
    Takbiir.
    allow kuwaan gaalada ah ee madoow nooga hiilli adaa waaxid ahe

    Caloofi | Jul 22, 2009 | Reply

  6. rabiyoow rafaadaan kaharin raran cadaabaysan masas raafkajara iyo suniyo balo ku raandhiishto midlararo asga oo baqtiya ruuxan qaybgalin iyo miduu rafaad u idilyahay raran cadaabaysan iyo midaan urarano sidi rakuubxoogle iyo midaan raqdiisaba la arag raadna lagahaynin iyo miday tariikhreeb utahay nolol ansiiraagin intaasoo rafaad iyo dhib iyo nololan raadyeelan nimankaa rugtoodiyo kayeel raaso iyo heenso

    abbuu fatima | Jul 22, 2009 | Reply

  7. asc hadii ay muuminin badani ku noolaan lahaayeen soomaaliya oo ay illaah uga dacwoon lahaayeen illaah si fudud ayuu dhulka ula rogi lahaa gaaladaan,,

    cawaale | Jul 22, 2009 | Reply

  8. geel doonogeesa dhiiglay dhashaa, gaalooy waxaad awood sheegataanba ma haddaa xaarkiinnii lakala guri waayey,ilaahay idin dhadhansii cadaab adduun iyo mid aakhiraba

    maxamed | Jul 23, 2009 | Reply

  9. ilaahay ha idiin soo diro awood xagiisa ah oo aad ku baaba’daan,shacabkeenee madaafiic ayaad ku dhameeyseen,ilaahay waxaan idiin ka baryay in uu idiin aqblo habaarka masaakiinta aad leeyseen,cuuryaamiseen, dumarka aad kufsateen,caruurta aad agoomeeyseen,cajuuzka aad wehel tirteen,ilaahay waxaan idiin ka baryeena in uu idiin cadibo sidii asxaabul fiil, sidii qoomu loodh iyo sidii fircoon aaaaamiiiin aaammmmiiiiin

    nabad | Jul 23, 2009 | Reply

  10. ALLAHU AKBAR

    WAX KALE MA AHAN EE WAA HABAARKII AY INTA DAMIIRKA LIHI SAQDA DHEXE EE HABEENKII INTAY KACAAN AY ALLAAAH KA BARYI JIREEN IN UU CADAWGAAS WAX AAN LA GARANAYNAYN KU SALIDO.

    JugJug | Jul 23, 2009 | Reply

  11. ALLAAH AYAA GAALO CADAABTIISA SIIYAY AAKHIRO IYO ADUUNBA WAA LAGU CADAABI, WAA TAN HADA AY CABAADAYAAN KU HAYAAN CAYAYAAN AYAA NA CUNAY, WAA TUSAALE YAR OO CIIDAMADDA RABBI AYAA LA TUSAYAA SIDA AY ULIITAAN AWOODNA AYSAN ULAHAYN HADII RABBI QABTO.

    FIRCOON RABBI AYAA QABTAY, WUXUUNA YIRI ALLAAH:(FA’AKHADNAAHU AKHDAN). MACNAHEEDU YAHAY WAXAANU QABANAY QABASHO DARAN. HADA WAA LAHAYAA GAALO CABAAD AYAY BILOWDAY ALLAHA USII ZIYAADIYO AAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIN

    Xaq qore | Jul 23, 2009 | Reply

  12. waxaa addoonta calooshood u sheqeeystayaasha ahaa haya, daacuun ma ahee waa cabsi daraateed, ee yaa isgaaray.Guuleeyta yaal, UN, AU iyo dabadhilifkii soomaaliyeed adinka ayey habeenki inku qarwaan shabaab! shaab!oo waay seexan wayeen. u gargaarra shacabkeeni la gumeeystay, dhulkeeni la kala qeeybsaday iyo doqonteeni duubabka u qaatay dilaalkiina, aniga wasiir ayaan ahey aniga madaxweeyne ayaan ahey. Shabaab waa sidii Mohamed Ali Caley oo 20 jir ah ma iska celin kartaa?.

    jibril | Jul 23, 2009 | Reply

  13. alxmd allahuma zithum’ al marad allow ku siyaadi balaayada soo duushay (GAFUUR CULUSTAN) oo inta ay hagardamo la doonaayeen islamka iyo maatidaan dhibaateen ilaah baa ku celiyay hagardaamadii doonayeen .
    waxaan dhihi lahaa allow u siyaadi kani waa uu yar yahaye kuwa hada soo socdaan haku tusaale qaataan cudurkani …………………. lkn ma is weediiseen maga cudurkani(gafuur culus) waaba isku magac iyaga iyo cudurka ay qarsanaayaan …salaamaad.
    ikhwah as/c ww

    Ridwan | Jul 23, 2009 | Reply

  14. alaahu akbar walaalahayga islaamka ah wada habaarkaad aminson habaaraysaan ilaah waaina ajiibi inshaa alaahu rabiyaw adoomadadii oo dciifiica oo madfac caruur iyo wayelba lagu garaacayaa nahay alow mucjiso ayan kasoo waqsan ku rid kuwan kugu kufriyay aaaaaaaaamin aminnnnnn

    adonti alaah | Jul 23, 2009 | Reply

  15. masha allaaah markaan akhbartaab helay caawa farxad wallhi A lllaah hau ziyaadiyo gaalada halaag meel kasto oo maanta ay ku dhibayaan caalamul islaami muslimiinta kunool mucjisooyin ayaa jiree yaa nosoo tebinaayo hee qarsada jabkiina insha allaah halaag aduun iyo mid aakhiro oo idin sugaayoba ku bishaaraysta

    bishaar | Jul 24, 2009 | Reply

  16. cudur aan dhamaan alle idinku rid
    umad islaam ah inay dhulkooda ugu imaadeen ay madaafiic ku xasuuqaan.gacanta mujahideenta ku dhamaan doontaan insha alaah.gaaladii amisom dhulkaa la dagaalaayo wax kale iska dhaafee.kuwa daba socdana alah qafuuru raxiim ha inag qabto aameen.wabilaahil towfiiq!

    4.5 | Jul 24, 2009 | Reply

Fikrad ka dhiibo