Xarakadda Daalibaan ayaa Sheegatay in ay Dileen 4 Askari oo Faransiis ah ka dib markii ay Cutubyo ka tirsan xarakadooda ay weerar Qorshaysan ku qaadeen Kolonyo Baabuur Ciidamo ah oo ay leeyihiin Ciidamada Gumeysiga Faransiiska ee ku sugan halka lagu magacaabo “Al-Madiiq” xili ay marayeen Wadada isku xirta Caasimadda Kaabul iyo Jalaal ahaab ee Gobolka Luqmaan.
Afahayeen u hadlay Xarakadda Daalibaan oo lagu Magacaabo Dabiixullaah ayaa xaqiijiyay in Weerarka ay ku qaadeen Kolonyadda Ciidamada Gumeysiga Faransiisa uu socday Nus Saac, intii uu socdayna ay ku dileen 4 Askari.
Xoghayaha Guud ee Gaashaanbuurta NATO Hoop Scheffer oo kalimad ka hor jeedinayay Maalmo ka hor xarunta “Chatham House” oo qaabilsan Arimaha Dibadda Ingiriiska ayaa sheeg “Dagaalka Afqaanistaan wuxuu marayaa xili adag” wuxuuna sheegay in Wadanka Ingiriisku uu qeyb ka yahay Duulaanka ka dhanka ah Daalibaan gaar ahaan midka hadda ka socda Koonfurta Afqaanistaan wuxuuna xiray in ay Khasaaro xoogan uu ka soo gaaray.
isku soo duuboo Dalka Afqanistaan ayaa waxaa xiligani ka socda Dagaalkii ugu adkaa in mudo ah kaas oo u dhaxeeya Xarakadda Daalibaan iyo Gaashaanbuurta NATO oo ka kooban Dowlado badan oo Reer galbeed ah.

Related posts:
Ilaahaw nasri deg deg ah sii Mujaahidiintaan dagaalka kula jirta gaalada isa soo bahaysatay.
Ilaahaw gomadahooda sug xabadoodana cadawga ku toosi wax kale lugalama dagaalin waa kaliya iimaankooda iyo islaamnimadooda.
Guusha waxaa iska leh Mu,miniinta imtixaan ayaase ka horeeya la sabro insha Allaah.
HALA IS DIYAARIYO DOORKEENII AYAA BILOWDAY, WAA DHAMAAD AMA DHAMAADBUU KU DHAWYAHAY DOORKII REER GALBEEDKU, EE MUSLIMIINEEY AAN BARAAMIJ SAMAYSANO WALOW FARDINA HA AHAADEE, SI AAN U DHAMAYSTIRNO INTA KA HADHAY.
YAAN XAGAAD MUSLIMIINTA KA XIGTO LOOGA SOO DHICIN ISLAAMKA.
BAL KA WARAMA DADKA MAANTA U DUCAYNAYA GAALADA, MUSLIMIINTANA HABAARAYA.
WAXAA KA MID AH KUWAAS KUWA DAWLADDA SOOMAALIYEED SHEEGANAYA, WAAYO WAXAY DIBEDAHA LA WAREEGAYAAN.
1. SHABAABKU WAA KHAWAARIIJ AMA TAKFIIR
2. TALIBAANKU WAA LA MID IYO WIXII LA FEKER AH
3. AMISOM WAA SAAXIIBADEEN, DUCO AYEY MUDAN YIHIIN
4. YURUB, USA, IYO DAWLADAHA AFRIKAANKU WAA WALAALAHEEN, WAANA SAAXIIBADEEN WAXAYNA RABAAN WANAAGEENA.
ILAAH BAAN IDINKU DHAARIYEE MA RUNBAA IN GAALADUNA WANAAGEENA DOONAYSO, MUSLIMIINTUNA BAABA’EENA DOONAYAAN????