Comments on: Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo Nadwada ka socota Masjidka Cumar Bin Khataab ee M. Qardho caawa ka jeediyay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “ waajibnimada isku Xukumidda Kitaabka Alle “

By: my faysal abshir nor dhagaweele
A/S/C

fiktadayduu waa  culumadu maxayka sheegeen kooxa kadagaalama dalka somalia gaar ahaan goofur ? sida alshabaab and xisbulslam and dawlada and ahelosuna kuwa sheegtay ?

fikir kadib waxaan mahad ucelinayaa culumada somalia  dhaman meelkasto ay joogan mahad sanidiiin ?

waxaan kalo inaka codsanaynaa in aad soo soo gubdisaan maxadarakasto oo ka dhacda dalka somalia kudihiisa thanks alot  from kamlapa

By: my faysal abshir nor dhagaweele
A/C

walal yaal waa inasalaamay salaankadib aad ayaad umahadsantihiin warbixintaa maxadarada islamka ah aad nosoogubdisaan markasta walalyaal anigu waxaan jooga ugand city kampala waxaan mahad ucelinayaa culumada somlia iyo dhamaan dadkii ka qeby qaatay  iyo radio ah diiniga ee somalimirror iyo shaqaalaha dhamaanka shaqeya walla waxaan inaga codsanaynaa in aad noo soo gubdisaan dhamaan madarada lagu qabto somalia meelkasto ayhay

By: dirir
asalaamu  calaykum  wraxma

salaan  adib   ilaahbaa  mahad  leh  rassuulkiisii  maxamed   scw   ayaa sharaf  leh

intaas    kadib waxaan  mahad usoo jeedinayaa culimada  islaamka  ee ku taagan dariiqii alle  iyo  rasuulkiisa  kana run  sheegaya aana ku  xadgudbayn oo  banaysanayn  waxaan  alle kitaabkiisa ku banayn  meelkastoo ay  joogaan  ilaahayna waxaan uga baryayaa in  ilaahay cimrigooda  u  barakeeyo  camalkoodana alle  maqbuul  uga  dhigo  sacyigoodana alle  mid  midha dhal leh  ka dhigo  wuuna  dareemi karaa ardayda ka aflaxday  culimadda ilaa intii  soomaaliya  burburtay  waxaan kusoo khatimayaa  culimadda  haloo duceeyo  oo hala  ilaaliyo   oo  wax  hala siiyo ma  aha in  culimada  diinna laga sugo  inay  faafiyaan waxna aan lagu tarin  gaar ahaana  raggii ka aflaxay  culimadda waxaan  leeyahay culimadda  hadyado  iyo  dhaqaale  hooseba  halagu  taakuleeyo

wabilaahi atowfiiq

By: Kheyr Doon
A/S/C

Walaalayaalm aad baad ugu mahadsan tihiin sida wacan ee aad noogu soo gudbisaan Nadwooyinka Diiniga ah waxaan aad aan ujclaan lahayn inaad aad isku daydan inaad inoo soo gudbisaan muxaadaaad kasta oo ka dhacada gudaha wadanka somalia iyadoo cod ah xaqiiqdii sidaan rajayanayo dhib malaha in la helo walaal waxaana illah aan idinkaga rajenayaa inuu idinka baal marin doono maalinta qiymaha

By: weheliye
Culimadu waymahadsanyihiin  ilaahayna haka abaalmariyo wanaaga ay umadda usheegayaan

walaakin waxaa muuqata inberyahandanbe uu madmadow sookaladhexgalay Culimada iyo dadbadan oo somaliyeed taasoo loo aanaynayo in ayculimadu aytanaasul kamuujiyeen diinta islaamka iyadoo weliba dadka kabiyo diidsani ee ku eedaynayaan in aybaqeen oo ay isyiraahdeen kolay wadankan waxaa qabsanaysa gaalee yaan laydinlayne wax xuja aha horumarsada wax uun aad kunabad gashaan berito kamaalin oo waamxay dee waanagii lahayn  waxa xamarkasocdaa jahaad maahee maxaad nagulaynaysaan

By: Abdinasir Sulieman Osman
Salaamu calaykum Waraxmatullahi wabarakaatuhu:

Allaa mahadleh,intaa kadib waxaan leeyahay Ilaah ummada ha u dhowro Culimadda Waqtigana Ha u siyaadiyo,, Sheekh Abdinasir Xaaji axmed ilaah Cilmiga ha u sii siyaadiyo,Maxaayeelay Malaayiin ruux ayuu waxbaray Diinta Allena Sheegay, Markii dalka iigu danbaysay Waxan ka marsaday Kutub Ladhaho Siyaasatu Sharciya Waa Rammadan tii Ina dhaaftay Haddana Waxan ku noolahay Cariga Malaysia Insha-Allah Hadii waqtigu ii samaxo Marka aan Bachelor degree Sooqaato waan waxkabaranaa Shiikha.

Abdinasir Sulieman Sancad Kualalumpur Malaysia.

Walaal Wiilka Sh. amanaya waa mahadasanyahay Wuuna Mutaystay amaanta,, Haddii wax Fiicansheegayna Waa Geesi Ilaahay da’cwadiisa umada Usheegaya.

Salamu calykum.

By: Cabdullahi ciise Oog.
Asw.Wabarakatuhu.

waxaan. salaamayaa,culmada,shacabka somaliyeed

iyo tifaraha somalimirror waa,sh,A,xasan allaha sub,xaana,allahu watacaallaa dhammaan culumadeena ah ka abbaaliyo dadaalkooda fidita diinteena xanfiikaa.waxaan idinka salaamayaa wadanka Dk.Allaha baa mahad leh waana talo saaraney.

By: daauud
fadlan iyadoo codah noo soo gudbiya

By: ismaaciil
waxaan mahad u soo jeedinayaa shiikha geesiga ah ee reer sool shiikh c/naasir xaaji amxmed ilaahay ha dhawree,

waxaana leeyahay shiikhaas halagu daydo , reer sool na waxaan leeyahay war shiikhiina ayaa culumada ugu horreeya hadda uguna geesisan marka xaqa laga hadlayo ee shiikhiina ku adkaada oo ilaashada oo wax ka barta