Warsaxaafadeed rasmi ah oo Maanta ka soo baxey Xafiiska Siyaasada iyo Arimaha Gobolada ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu wargeliyay Hay’adaha NGO-yada ah ee ka howl gala Soomaaliya amaro ku socda.
Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay Hay’adaha qaar in shaqadii laga joojiyay halka inta kale ee soo hortay lagu wargeliyay Xafiiska Xaalada la soconaya oo Xarakadu furtey.
Warsaxaafadeedka ka soo baxey Xafiiska Siyaasada & Arimaha Gobolada ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Shabakada Somalimirror waxa uu u qornaa sidatan:-



Related posts:
ka xaaxaabiya xisbul islaam wax aad maamushaan iyo wax la idinka talo galinayo miyaad aragtaan hadaba oo ay howshu bilow tahay jawabtu waamaya wallee indhihii inta caqliga u saaxiibka ahi odorosayeen hada ayay leedahay arintu oo seefihiinu isku fooraraan faransiiskii la idinka xoog, maalin kasta go’ano aan la idinka talo galin ayaa la iska qaadanayaa magac uyaal ayaad tihin malin dhawna birta aya la idin saarayaa
ilaahay baa mahad leh mar hadii lagu baraarugay in layska dhacsho cadawga rasmiga ah ee qarsoonaa, qof muslim ah oo aysan dhibin dilkii macalin aadan ma jiro, maantoo looga fadhiyaa qashinkii dabadhilifka u ahaa ee guryaha hoosta looga soo xiray cidey u shaqeyn lahaayeen tuugo yahay……..
hala xiro inta dhiman, waxaan ka codsanayaa alshabaab iney xiraan inta dhiman hayadahan c/qeybdiid iyo muuse suudi illaa iyo hada biila, marya calasta tuugta ah ee dadka dhibayna markii la dhaawaco kenya u qaado si eysan umada nabad iyo xasilooni waarta u gaarin…..
allaahu akbar
a.w.w —————————————
waa arni muhim ah una ah danaha mus limiinta maadaamo ee kasoohorjeedaan danaha musliminta iyo xuriyadooda ,hore waxee uxereen gaalada hee’ada xarameen alqeeriya oo heesay boqolaal agooman ah isugu jiray gabdho iyo wiilal ,gaalo wax axsaan noomahaayo hadoo noohaayana agoomada makaxeri laheen heyada xanaaneeso , tankale arinkaa waa arin looga baahnaay hogaanka mulimiinta xiligaan maadaama ee heyadaha yihiin jawaasiis muclin ah waqtigaan waqti kahoreedo ayaa alga rabay laakin wax kasto amar alle ee kusocdaan
wabilaahi tow fiiq
wax layaableh weeye inay ku wareegaystaan maleeshiya ayay lacag u aruuriyeen nadaaamka shariif aduunka oo dhan muslim iyo gaalo waxay u yaqaaniin inay yihiin dowlad somali ah marka laga reebo shabaab iyo wixii la aragti ah , marka siyaasada guracan oo shabaab waxay keenaysaa ciqaab jamaaci ah oo lagu soo rago shacabka baahan 2 malyan oo geedaha hoos fadhiya 1kg oo raashin ama dawo ah masiiyaan shabaab iyo wixii lacaqli ah, warka ay maanta wadaan sidaan wax uragno cidaan wax u arag wacaw in lalaayo ay tahay taasna waa qaacidadii baadilka ahayd oo ahay ” ujeedadu toobiya iyo aalada la adeegano way banaysaa”
qof shafiif iyo groupkiis shilin siiya waa in lacayriyo ama laciqaabo , ma ayagaa dadka wax siinaya , goboladii ay qabsadeen markii abaaro dhacday dadkii macaluul ayay u dhamaadeen xataa biyo ay cabaan ayay awoodi waayeen inay gaarsiiyaan , marka caqligu inuu shaqeeyo ayaa loobaahan yaha waxaadan qaban kari dusha ha uridanina , haayadaha aad eedaynaysan inay somalia dhib ka sameeyaan qof walba oo somali ah waa ogyaha dadku dinka waana idinka diin, aqoon iyo khibrad badan yaha waxaa laysaga dhaaf waxaa kagatb badiil ama cid booskooda buuxisa oo malaayiinta geedaha hoos taala wax siinaysa
ragabaa ku doda malin walaba galo wa no heshisay adiga maxa ku diday i naa la heshiso dowladada islamka ah mise danta kale a ka weyn ,,, waqtigii dhamaday waad jabi dontaan wadana ka shalayn dontaan amaradan aan cilmiga ku dhisneyn heyhata hey hata limaa tuucaduun..
a/c,hal ayaan oran lahaa webka somalimirror.com waa adinka ka hadla mawduucyada u wanaasna nimanaan shabaabka ah ee maad ha hadashaan meel ay jaan iyo cirib dhigayan nimankii faransiiska ,!!
A/c
Salaan kadib,Shabaabku nolol qorshaha ooguma jirto miyaa? Xizbul Islaamse wadanka muxuu ka yahay? Shariif shaydaankii ayaaba dhaame?
Masha,allaaaaaaaah waxaasaa raganimo lagaa dhahaaa ASH-SHABAAAB AL MUJAAHIDIIN.
Waa wax aad loogu farxo in maanta ay noolyihiin rag Muslimiin ah oo garanaya dhagarta cadawga Islaamka isla markaasna aan hoos u fiirinaynin Loorka bariiska ah ee daraadiis loo laayay Halyeeyadii ummadu ku xisaabtami lahayd Sida MACALIM AADAN XAASHI CAYROW oo ay dileen Hayado Jawaasiis ah oo har iyo habeen daba taagnaa.
Kuwa ka xun Go,aanka Xikmada Saliimka ku dhisan waxaan leenahay…INSHA,ALLAAH waxaad qiyaamo lasoo bixi doontaan kuwa aad u hiilinaysaan eed leedihiin waa laga gardaranyahay ee UNDP iyo waxa la midka ah ay ku jiraan.
ILAAHOOW ADAA IRZAAQADA BIXIYA EE GAALADA GACANTOODA NAGA KORI..YAA ALLAAAAAAAAAAH.
masha’alaah waa arrin fiican oo lalasoo dib dhacay.
Magaalada Kismaayo waxaa shalay laga furay hay’ada samafal oo ay leeyihiin walaalo Muslimiin somali ah.
kuwaas oo kale ayaan rabnaa samafal ay gaalnimo ku hoos duugantahay maba rabno.
waxaan ku tali lahaa in laxiro Idaacadaha gaalada u shaqeeya ee iyana ka jira Muqdisho iyo Baydhabo,B/xaawo
asc
TALO KU SOCOTA MUJAAHIDIINTA:
1.) Waa in BAAQ rasmi ah oo taageero siyaasad ahaaneed, dhaqaale ahaaneed, iyo bulsho ahaaneed, iyo militari ahaaneedba lagaga codsanayo loo dira wadamada Islaamka ah ee taageera hirgelinta iyo ku dhaqanka Diinta iyo Shareecada Islaamka.
2.) Waa in Caalamka Islaamka ah lagu wargeliya, in Hay’adaha Samafalka ah ee Islaamka ah ay fasax u yihiin kana hawlgeli karaan dalka Somalia si ay u taakuleeyaan ummada Islaameed ee mudada dheer tabaaleysan ee colaada iyo isir gumaadka lagu hayo.
Hadaba, waa in arrintan muhiimka ah lagu xejiya talaabadan la qaaday ee ku saabsan NGO-yada gaalada si ay u noqoto talaabo siyaasadeed oo xidhiidhsan; waana inay baaqan si wada jir ah u diraan Xisbi Islaami iyo Al-Shabaab Mujaahidiin.
Guul iyo Gobanimo,
Dhuunyaal.
Waxaa utabo baran tahay inaad isku dirtid labo gabdhood heer laba xarako ama xisbu oo mujaahidiin ah aad isku dirtid wali maadan gaarin.
Arinta labada faransiiska ah waadan ka warqabina shabab mid bey haystaan midna xisbul islaam warka beenta ah ee hay’adaha wararka reer galbeedka ay faafiyeen waa la ogyahay waxaana la rabaa iyagoo iska dhaadhiciyay in dhabarka laga jabiyo oo isku meel shir jaraa’id lagu qabto.
mida kale shabaab iyo xisbul islaam labo ayeey kala yihiin qolo walbe go’aanka ay gaareyso muhiiim maaha inay kuwa kale u sheegaan tusaale ahaan afgoye xisbul islaam baa jooga shabaabkana gobolka qeybeey ka joogaan marka istunkii waa joojinay ayeey yiraahdeen shabaabkana ma ogeysiin wax dhib ahna ma leh.
nin meel u cadahay meeli ka madow baa la yiri u futo dhaqid gaalo nimeey u muuqato waxaan mujaahidiinta dhib u keeneen buu balo ka dhigaa..
waa wareey wa cajiib marka aynu leenahya shabaab diinta meesha ay doonaan ayey uga dhaqmaan meesha ay doonana way ka boodaan tan aya aka mid ahi hada waraaqdan waxa ak muuqda aathaarkii rasuulka SCW oo ah in bisinka lagu bilaabo wax walbo waxaase kuu muuqaneeyso in iyadana ku hoostaalo xafiiska siyaasada oo aan aheeyn wax laga soo gaaray rasuulka SCW marka maxeey ku diidanyihiin shiikh shariif oo xoogaa yara jilciyay qaabka loo maamulayo shacabka isagoon ognahay in uu diidaday wax wada hadal ah wa ila ain ay itoobiya ka baxdo somali waa qodob weeyn waliba wax uu ka dhaadhiciyay calaam in loo ogalaado in ay somalida isku dhaqdo kutaabka quraanka loona ogolaaday taasoo ka dhigtay wadankii ugu horeeyay ee baarlimantigiisu ogolaado in kutaabka quraanka la isku dhaqo sahabaab inaga kolba meel noo wadi ma hayaan ee umadeey isaga hara waa duli aan diin iyo dareen midba leheen
walaahi waa sidii larabay war alshabaabow kheyr alaha idin siiyo wax wadanka controlayaba adinkaa kajira nimankaas gacan bir ah nooga qabta gaalada ah, hay’adaha hada waxayba keeneen inay meeshey tagaanba qaab qabiil ku tagaan kaabo qabiiladana ay la xiriiraan si qaabka qabiilka ugu dhiiri galiyaan
walaahi aad baan ugu faraxsanahay ilaahay ha idin guuleeyo alshabaab.
hadaad alshabaab kula yaabaysid in hay’adaha ay waxba qaban, cabdulaahi yuusuf baa horay u sheegey oo yiri alfa salaama ayaan idin leeyahay kkkkk
BISMILAAH
WASCALAYKUM WARAXMATULAHI WABARAKATUH
WAXAAN LA HADLAYAA SADEXDA WIIL EE ISKU KALA MAGACAABAY DHUUNI, MUSLIM, IYO MOOGE.
WAA TA KOOBAADE DHUUNIYOW HADALADAADA AYUU NOOGA CADYAHAY WAXA AAD TAHAY, NAMAAM, AMABA DIRADIRAALE INDHEERGARADKA AAD SHEEGAYSAANA WAA KUWA KA NAXA MARKASTA OO AY ARKAAN ISLAAMIYIINTA OO GUULO HORLEH GAADHAYA, OO KU ODHANAYA HADHAW AYAY ISLAYNAYAAN WALAAHI SHAYDAANBAA WAXAA UGU SHEEKEEYEY.
WIILKA ISNA LA DHAHO MUSLM WAXAAN U SHEEGAYAA ANAGA ADEER WAXBA NAGAMA GALIN CIDA XIDHIIDHKA LA LEH INTA AY AWOODEEDU LEEDAHAY, QIYAASTAYADU WAXAA WEEYE CID ALLALE IYO CIDII TAAGEERTA DAWLADAAS RIDADA WAA KUWO U CADAW AH UMADA MUSLIMKA AH MEEL KASTA OO AY JOOGAAN SOMALI OO QUDHA MAHAN, ANAGA NAGUMA SANDULAYN KARTID HEBELBAA TAAGEERSANE ISKA TAAGEER IYO WIXII LA MIDA, ADEER SAWAABIT IYO MABAADII AYAANU LEENAHAY IYAGAANA NA XUKUMA EE HAWADAADA IYO HAWADAYADA TOONA NOOMA TALISO.
MOOGOW ADIGA WAXAAN KU LEEYAHAY “DAMEERI DHAAN RAACDAY” KEEN WAXA AAD LEEDAHAY CILMI KUMA DHISNA, MUXUU YAHAY CILMIGA KA MAQAN BAL HALKAAS DHEH.
WAANU KAA NAQAANAA ADIGA OO KALE OO HADBA WUXUU CAAMADA IYO KUWA ISKU SHEEGA MUXALILIINTA WUXUU KASOO MAQLO ISKA YIDHAAHDA GOOBKASTABA WALAW MUNAASIBA IYO WAXA UU SOO MAQLAYBA HA KALA DUWANAADAANE. DICTIONERYGA AY NOOCAAGAASI ISTICMAALAANA WAA WAXAA AAD KU HADLAYSO IYO WAX AY KA MIDYIHIIN: WAY DEGDEGAYAAN, WAAQICA LAMA SOCDAA, KOODA WAYNI MA QARXO, DADKA WAY ISKA LAAYAAN. IWM.
UGU DAMBAYN WAAN U HAMBALYAYNAYAA AKHYAARTA ALSHABAAB, WAXAAN LEEYAHAY WUU SOO DHAWYAHAY WAAGII ISLAAMKU EE ILAAHAY HA IDIN SUGO.
allahu akbar walle waxan marag alle ka ahay ilaahna igu ogyahay in gaalka yurub iyo america ka yimid uusan soomaliya wanaag u ahayn. daacadnimo diinta alle daacad loo noqdaa waa taas mujaahidiinta alshabaab muujiyeen iyo mid aan jirin sheikh shariif janday farayzar iyo kitaabka alle meel mawada galaan. mujaahidiinta talo dariiq adag ayaad haysaan oo janata taga ku sugnaada. caalamka oo dhan oo usa ilaah ka dhigtayna waydan hortaaganyahay ku sabra. allahu akbar……..allahu moqlakum wala mowla lahum. qatlakum fil janna qatlahum,,,,,,,,,,.
a/c salaan kadib waxaan rabaa dadka aqarsada webkan in ay ogaadaan dadka afsoomaaliga ku hadla kuli muslim ma aha,qof aan rabin in diinta islaamka wax lugu xukumo oo jecel gaalada, oo isleh hadii gaalka lawaayo waaba ladhimanayaa kaas warkiisa iga daa , waa qalad inaad kacarooto gaal khaain ah oo ladilay ama laceyriyay ama la afduubay waa hadii aad muslim dhab ah tahay hadii kale diintaada cadeyso ,dadkaan arzaaqdooda allaaku shaqo leh adiga iyo gaaba laidinma wakiilane, wabilaahi towfiiq
waxaan dhihi lahaa dadku haugaadeen inaan wax gaalkuu keeno baahi looga bexeynin, ee alle halla tala saarto hana la ogaado gaaladu wexey kuu tarayaan waxaa kabadan wexey kuu dhibayaan,ee iimaanka halaisgeliyo mida kale erayga ah nimanki faransiiska ahaa waxaa igala haboon in xaqooda lasiiyo oo loogu dhawaaqo 2di gaal ee farasiiska ahaa, koley gacan masuul ayeyku jiraan
Ass/c/ wr wb
aad iyo aad ayaan oogu faraxsanahay goaanka qiimaha badan ee walaalaheen soo saareen, teeda kale daabaco ilaahay kacabso oo munaafiqnimadda iyo isku dirdirka jooji munaafiqnimana naftaada ooga baq shiekh.. koley waan hubaa cid wax kaa dhageysaneyso malaha. walaalaha mujaahidinta ah ee labada dhinac ayaga ayaa iska kaa jecel …
ws c wr wb
ac. qofkii u haysta in ay gaalo badbaado hayso, allaah ayuu ka furtay, qiyaamahana isagaa lala soo kulmin, tankale maqaar saarki gaalada ee SHARIIF wixii loo soo dhoodhoobay qiilqiil ayay ku jiraane dadow diinta alle taageera oo qayb ka qaata dawlad islaami ah oo Allaah kaliya ka amar qaadata,ogow qof kastowna arrintaasi waa mid la xiriirto caqiidadaada
Waxaa la yaab le in la yiraahdo waxaan diwaan glinaynaa Hay’ada samafalaka.waa yaabe yaa diwaangalinaaya ma nin aan la aqoonin meel uu joogo xafiis kiisu waa baabuur Sarif ah dhexdiis ama waa Mobile numer xxxxxx lama yaqaano maanta hadaad ka wacdo bari waa dansanyahay, maxaa dhacay? jawaabtu waan cabsaday…
Nin aan ogalayn in la arko wajigiisa oo duubtay cabsi awgeed..
Assalaamu Caleeykum dhammaan intaas ka dib waxaan rabaa oo kaliya inaan la hadlo ninka isku magacabay dhuunyaal,ninyahow iska daa nifaaqa aad ku shaqeeneysid iyo isku dirka mujaahidiinta wallow aysan mujaahidiintu aysan isugu dhaceenin hadallada ay ku hadlaan adiga iyo kuwa kula midka ah,laakiin waxaan rabaa oo kaliya inaan kuu sheego inuu NABIGA SCW uu yiri:(DAD ISKU DIRE JANNO MA GALO),sidaas darteed lafahaaga naar uga baq.
WABILLAAHI TOOWFIIQ.
Sida lawada ogsoonyahay, somaliya laga soo bilaabo, xiligii dowladii dhexe dhacday waxaa ku baxtay lacag gaareeysa 8billian usd ah. Waxaanse wada ognahay in lacagtaa magac soomali lagu cunay, oo warlordyadii, argagaxiisada wax qorta, iyo UNDPiida aykala qeybsadeen. Si loo gumeeya shacabka dhiban ee soomaliyeed. Tani waa xalkii kowaad! bravo shabaab.