Dowladda Faransiiska “Anagu Diyaar baan u nahay inaan la hadalno islaamiyiinta”
By Somalimirror on 20 Jul, 2009 8:22 AM in Main, Wararka
Sarkaal sare oo la Taliye u ah Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa shaaca ka qaaday in ay Dowladiisu Go’aansatay inay Wada hadal la furto Xoogaga Islaamiyiinta ee Afduubka ku haysta Labaddii Sarkaal ee ka tirsanaa Sirdoonka Faransiiska ee laga afduubtay Hotelka Saxafi ee Magaaladda Muqdisho.

- Claude John
la Taliye oo lagu magacaabo Claude John ayaa u sheegay Idaacadda “Europe 1″ “Anagu waxaan si cad u Shaacinay oon ugu sheegnay Kooxaha la aaminsanyahay inay Haystaan Muwaadiniintayadda maalintii Isniinta, anagu Diyaar baan u nahay inaan la hadalno islaamiyiinta, iyaga ayaan Jawaab ka sugaynaa”.
Claude John ayaa intaa ku daray “si kasta oo ay ahaataba anagu Fariimo ayaan is-weydaarsanay Kooxaha la aaminsanyahay inay haystaan ee loo yaqaano “Maleeshiyaadka Al-Shabaab” laakiin iyaga marna kamaanan helin Jawaab”.
John ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay Heshay Macluumaad sheegaya in Saraakiisha laga haysto ay Wali Noolyihiin isla markaana ay aaminsanyihiin in si wanaagsan loola dhaqmo.
Isbuucii hore ayay ahayd markii Dabley Hubaysani ay si xeeladaysan uga soo afduubteen Saraakiishaasi Hotelka Saxafi oo ku yaala meel ay si weyn ugu xooganyihiin Ciidamada DKMG ah iyo waliba kuwa AMISOM, mana jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin oo ku aadan Warka ka soo baxay Dowladda Faransiiska.
Daabaco

A/s
WALAAL GAALADA LOO XAADSII AYAY BILAABEEN FIIRIYA.
ANIGU WALAALAHEEN AL SHABAAB LABO MID AYAAN KU QANCI KARNAA MID WAA QOODHA LAGA JARO NIMAN , MIDA KALE IN MUJAADIHIIN KALE LAGU SOO DAAYO , SIDA KAALID SHEEKH IYO RAMZI BINU SHIMA.
SHUKRAN BAHDA SOMALI MIRROR
maxamed cj | Jul 20, 2009 | Reply
Intaad kuwaa sheegaysid miyaanad ka habboonayn inaad sheegto boqolaal jeelasha ethiopianka buux dhaafshay oo (abnaa-jaldik) ah,
Nuur Yare
Osman | Jul 20, 2009 | Reply
A/sc salan kadib hadan fikrad ka jediyo ragga faransiska ee lahaystiyasha ahi waxan jeclan laha in tabadul ama badalad lagu sameyo waxan la socona rag badan oo somali ahi inay ku xeran yihin dalka faransiska ah marka waxan jeclan laha inan qorta lagu dhifanin. Wad mahadsantihin somalimirror
Asad xasan | Jul 20, 2009 | Reply
ASC
Fransiiska is diyaar ayuu ku jiraa, gaar ahaan sidii xoog oo ugu furan lahaa. Fransiiska waa najiis. Walaalaha waxaan kula talinayaa inay go’aan degdeg ka gaaraan jawaasiistaan, haddii kale xoog ayaa looga soo furanayaa, dad badan oo mujaahidiin qiimo lehna waay layn. Allah ha xifdiyo walaalaha mujaahidiinta. Laakin, dhagarta gaalada way fara badan tahay gaar ahaan fransiiska. Walaaalayalow, waqti badan yey idinka qaadan inaad go’aan sawaab ah qaadatiid. Haddii kale, fransiiska waa soo socdaa, is diyaarin ayuu ku jiraa. WSC
Miska wadahadalka imow | Jul 20, 2009 | Reply
burcad baded maa meesha joogto marka ay xoog kusoo furan karaan somaalia way wayntahay xagee ka raadinaayaan?
mullah omar | Jul 20, 2009 | Reply
asc,marka hore waxaa mahad iska leh alle sxwt ,adoonkiisa ,rasuulkiisa mohamed bin abdulah ,bin abdulmudhalib naxariis iyo nbadgelyo korkiisa ha yeelo scw,waxaan walaalaheeyga mujaahidiinta ilaah uga baryaa in ilaah guul siiyo ,kuwii shahiideyna ilaah janadii firdowsa geeyo aamiin ,waxaan ra’yigeyga ka leeyahay inshaa alah nimankaan aan badal qaadano oo halagu soo furto walaalaheena kale ee xabsiga ku jira ,haday suurtogal tahay ,laakiin walaalaha mujaahidiinta idinkaa go’aanka iska leh bacdalaah ,anaga waxaad ku xishiisaan ayaan anagana raali ka noqoneynaa ,maxaa yeelay idinka waxaad mudan tihiin in madaxa la idinka dhunkado ,ilaahayoow guuleey mujaahidiinteena ,walaahi ilaah waan idin gargaarayaa inshaa alah allah ha idin xafido ,ha idin barakeeyo ,ascwwb
QURBAJOOG | Jul 20, 2009 | Reply
waad salaamantihiin dhamaan,
labo arimood ayaan jecla inaan ka hadlo:
1: waalaga wanaagsanyaha xiligaan in ladilo babadaas nin, siyaabo badan ayaa loo isticmaali karaa oo looga faa iidaysan karaa,sida in lagu furto dad xiran ama cadaadis lagu saaro dawlada faransiiska inay faraha kala baxdo soomaaliya , mana arko inay sawaab tahay in madax furasho lagaqaato
2: mafilaayo inay sahlan tahay in xoog looga furto hadaysan is dhigan meesho waa magaalo waa hadaysan ayagu is dhigan oo iska seexan mana aha sax in banaanka looga saaro magaalada, waadna ogtihiin wixii ka dhacay tiyatarkii ninka jeeniyaanka ah dadka ku qabsadeen gaas suuxiya ayaa lagu buufiya dadkii oo bad qaba ayaa laga saara dhamaantoodna waa lalaaya, waa laga yaabaa inuu sidaas ku fakaro faransiisku , lakiin waa inay kala kaxeeyaan oo midba meel gaar ah ku hayaan , war wareejiyaana oo halmeel ah lagi hayn,
muslim | Jul 20, 2009 | Reply
ASC
Walaalayaal, waxaa fiican in hal meel isku geeynin basaasiintan, teeda kale mobilyadiina xira maxaa yeelay waxaa lagu ogaanayaa meesha aad joogtiin. Wadahadal hala galina fransiiska walaa kuwa magac muslim wata oo dhinaca gaalada ka socda. Mu’aamaraad ayaa hoos ka socda oo la idinku minjixaabi raba. Illaahow ka badbaadi walaalaha dhalinyarada ah iyo xizbul islamba mu’aamaraadka ay hoos ka maleegayaan gaalaraacyada. WSC
Miska wadahadalka imow | Jul 20, 2009 | Reply
salaama caleykum walaalo yaal faran siisku waxuu kuheesayaa waan soo socdaa kowdheh waxna wan sidaa labo dheh samiryeesha weligiin …sidaasuu kuleeayhey tuugta muqdisho lagu hayo waxaan idinkula talinayaa waqtigu wuu isgurayaa yana la idiin imaan idinkoo cidla fadhiya ee hada howsha kala tuura anigu waxaan kutalin lahaa 3weji inlasameeyo midka koowaad waa inad nimankan kusoo furataan wwaxa soomaali kuxiran itoobiya iyo faransiiska mida kale waa inaad intaad meelbanan usoo saartaan hilibkooda jarjartaan o cajalkasoo duub taan suuqana ku jiidaan hilibkooda iyo hilib xoolaad intaad isbarbar dhigtaan mujaahidiintu wa iney ku qadeeyaan cajalna laga sameeyo faran siiskana loodiro oo layirahdo hadii aydaan wadankayaga kafogaan wadadaas baanu idin marineynaa anigu wadanka majoogo ee sidaas bana kusameyn lahaa nimanka markaa waa quusan lahaayeen maxaayeeley gaalo waxka fuleysan midna kafogaada inaad nimankaas lacagka qaadataan hayeelina maxaayely sumcadii mujaahidiinta ayaa dhaawac meysa waxaana lamoodaayaa in uudhaqaalihiina hoos udhacey
jamal c.naasir | Jul 21, 2009 | Reply