Sidda aanu ka soo xiganay Wakaaladda Wararka ee Routers, Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa Axaddii shalay Shaaca ka qaaday in ay Xukuumadiisu aysan Fogaynayn isku day walba oo lagu soo Furanayo Labadii Sarkaal ee ka tirsanaa Sirdoonka Faransiiska haddii ay xaataa tahay buu yiri inay Dowladda Faransiisku u soo dirto Qeyb ka mid ah Ciidamada Kumandooska si ay u soo furtaan Saraakiishaasi.
Sharmaake ayaa la weydiiyay inay Xukuumadiisu ogolaanayso Howl-gal lagu soo furnayo Saraakiisha afduubka lagu haysto, wuxuuna ku jawaabay “Isku day walba waa Furanyahay, wax la Diidayana ma jiraan…, illaa iyo haddana nama soo gaarin Dalab Madaxfurasho, anaguna waxaan ka shaqeynaynaa inaan soo furano Saraakiishaasi wax kasta oo ay nagu qaadataba”.
wuxuu intaa ku daray “anagu waxaan adeegsanaa xiriiro aan Toos ahayn si looga fogaado inay dhimasho timaado iyo waliba inuu fashil ku yimaado Wada hadalka, iyada oo taas jirto hadana waxaan Dabo galnaa waxyaabaha ka soo kordha arinta maalinba maalinta ka danbeysa, anagu waxaan Dadaalkayaga ku bixinaynaa in la Nabad galiyo labadda Sarkaal lana soo daayo iyaga oo wax dhibaato ah loo geysan Naftooda”.
Cumar C/rashiid ayaa sidoo kale sheegay inay Rajo ka qabaan in la soo daayo la haystayaasha Faransiiska ee laga afduubtay Hotelka Saxafi Talaadadii la soo dhaafay, wuxuuna hadalkani ku soo beegmayaa xili ay Dowladda Faransiisku Shaacisay inay la hadlayaan Xoogaga Islaamiyiinta ee Afduubka ku haysta Saraakiishaasi.

Related posts:
Maxaad soo furataa; waar cid garanaysaa meel ay kala xiriiraan ninkan fadlan is casil dhaha;
muxuu soo furan karaa ama muxuu ku hanjabi karaa waa xukuumad itaal darane!!.
KALA-MAAN!!
Maskiin daalen weeye oo dhuumulaysi uga jira nairobi hoteladeeda,cabdalla ayaa meesha ku keensaday ee soomalinimo kumaad imaan, xasuuqa dadka aad u geysatid waa lagala xisaabtami,ama reuters u yeero ama kuwa kuwa doonto,insha Allah uadkaad adoomaha sanka weyn ee gorilahaa ku xasuuqday waa mid kheybteeda aad ka leedahay.
waan salamaayaa dhamaan asxaabta pagekan iyo dhamaan dadwaynaha somaliyeed
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
anagu cabdirashiid cali sharmaarke unaanan dooran in uu ajaanibta ilaaliyee waxaan u dooranay in uu wadanka shaqadiisii waziirninmo oo aan u dooranay in uu qabto. war cawaanyahow somalidii baa dhibaataysan markaas baad ajaanib la qabtay ka cabanaysaa war waxaa cabasho iyo wax tar u baahan dadkii somaliyeed ee barakacay la laynayo la dhacayo dumarka somaliyeed oo la kufsanayo la dhacayo la dilayo la laynayo la tacadiyaynayo la qaxiyay kuwaas waaa lagaaga baahan yahay in aad wax u tarto ee maahan ajaanibta wadankayaga kibirka iyo qooqa u soo aaday kuwaas maahan in aad ka dabacabaado . ee dadkaaga iyo dalkaaga wax u tar saas baan kuu sheegi lahaaaa. hadaadan wax tar u lahayn kuwaasna ka tag wadanka oo aan midkaloo wax tarleh oo cida ah aan dooranee .
kkkkkkkkkkkkkkk
waalaahi waa layaab nin ajanib cayrsanaya oo aan wadankiisa iyo dalkisa aan wax u qabanayn .
sww ina c/rashiid mawuxuu rajo kaqabaa inay xoog kusoo furtaan labada gaal oofaransiiskaa?? hayhaata bay kaatahay insha allah, aniga waxaan qabaa in nimanka horay qoorta looga jaro maxaa yeelay hawshay uyimaadeen baa mutaysanaysa in saas loo galo,laakiin haday ahaan lahaayeen gaalo iska caadiya oo lasoo qabsaday madax furasho waan dhihi lahaa, ee nimanka si dhaqsi ah qoorta halooga jaro
somali wa hal waa mid waa ul iyo mayrax
somali a hanoo laato ha is raacdo ha walaalowdo ha wada shaqayso ha midowdo ha wada jirsato
somaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada habda kiini taag daran taageera waligiin .
Habar fadhida lagdin lafududaa asagi ayaa kujira taangi amisom inta aad leedahay wax ayaan sofuran yaan adiga lagu qafaalan
asc Somali war lee kasoo haray Cumar Cabdi Rashiid miyaa hadda ka talinaya Masiirka Umadda.
anagu dowlad Islaami ah ayana rabnaa faransiis maxaad ka rabtaa maad Dowladda KMG arimaheeda ka hadashid
asc wr wb waxa layiri habarfadhidaa lagdin lafudud isagaaba naftiisii meel uu geeyo la miskiin markaas buu u doodaah cid uusan waxba utarikarin midakale ninkaan faranji u doodaada mawaxaa loo doortey r/wasaare sooamliyeed mase afhayeen faransiis yaabadanah malinba wadankii wax ku dhacaan bey afhayeen u yihiin kuwaan waa lumeen allakariim ninyahow nimankii nimankii sirdoon ahaa labaxey kuu daahi mayaane meel ma jogtit hada afkaadu yuusan uga darin mida kale hadii aad wax qaban karto dowlada faransiisku adigey ku soo aadilahaayeen ee waa kuwa raadsadey nimankii nimankooda heystey ayadoon adiga wax xiriir ah lagula samey intaan ka ahey dhaar iyi caga jugleys inleen adinkaa nimankaan dalbadey oo amuuska ahaa in ad ilalidaan taasna waxey kuu cadeynmee in aatahey bartire buuga kumayaal taangiga dhagaxyada iskaga dhexjir
wax kale oo aad qabankartaahi majiraan
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
aad baan ugu qoslay tacliiqa uu soo qoray Abu sumaya waa runtii nin asagii gabasho ku jira muxuu u qaban karaa waa su’aale horaa loo yiri labo qaawani isma qaado bal marka hore ayagu banaanka ma u soo bixi karaan.
Waxaan oran lahaa raga nimankaas hayoow ka taxadara in la idin dago wadahal beenana inta la idinla galo weerar ay idinku soo qaadaan Comandooska fransiisku marka hadaad jaanis haysataan ee go’aan adag ka qaata insha Allah.
ASCW, ragiina qaar umalaya dad la’afduubo iyo qoorgoys in xal lagu garayo way riyonayaan
nimankaann haayo laba faransiis xataa maysan soo afduuban ee groupkii soo afduubay ayey qiyaano farsamaysan ugu qaateeyn, waxa loowada ordaayo waa lacag madaxfurasho yaanan diin lagu marmarsiyoonin.
dadka waxwaliba iska mucaradaayo oon rabin dowladnimo,nabadgalyo kaladanbeyn awey aqligiina.
somalida maanta waxay kurafadsantahay dibadaha kufsi,dhac,dil iyo dhibaato kuhaysataa sida S/afrika,Libiya,keyna carabaha iyo wixii lamid ah.
waxaan idin kula talinayaa danta guud kafikira mida qiyaliga qabiilka kataga.
walaal wax kale miyaa inaga dhaxeeyaa gaalo oo aan ahayn in laqawraco luqunta halaga jaro cabdi rashiidna waxaan leeyahay walaal gaalo meel kugayn maysee walaalahaa u imo oo diinta udagaalan iyada haladagaalamine udagaalan
Anigu waxaan u malaynayaa webkaan dadka soo gala in ayan diinba in ay ku dhaqmaan doonayn ee in ay iska buntukhaan jecel yihiin. markaan soo galba yaab ayaa iga soo hara sababtoo ah webka macno u yeelimaysaan waayo wixii laydinka rabay ma samaynaysaan. waxaan ka wadaa webku wuxuu ku fiican yahay in la kala baxo oo qaar mucaarad noqdo qaarna muxaafid qarna dhexdhexaad. haddii aad saas ku wadaan webka waa laydiin deynayaa ee ogaada!!!!!!!!!!!
walaal waxaan dhihi lahaaa ani dawlada hada marka ay leedahay qasab ayaan ku furanaa nimanka maxay shalay saxafi ugu illaalin weeyday oo xooga ay hada sheegee ugu heeyn weeyday dowlada taak malahan waa nidaam xun tahay sababta oo ah marti ayee u ahaayeen nimanka , alshaabab waxaa dhihi lahaa ha baaraan arinta haday ahaayeen niman dagaal u socday xukunka ay diinta ka qabto ha ku qaadaan haday ahaayeen dad taagdaran martina ah aan dagaal wadin hada xukun ayeey leedahahay yeeysa idin qaadin caro aad dowlada u qabtaan .