Bam oo lagu Tuuray Ciidamda DKMG ah & Rasaas ay ku Jawaabeen oo khasaare u gaysatay dad rayid ah

Published on July 19, 2009 by   ·   1 Comment   ·   print

SOMALIA4 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay kadib makii rasaas ay xoogan fureen ciidamada DKMG ah taas oo timid qarax bam oo lagu weeraray Xaafadda Dabakaayo-madow ee Degmada wadajir.

Dad goob joog ah ayaa sheegay in ciidamada DKMG ah ay rasaas aan loo meel dayin ku fureen goob ay dad rayid ahu ku badan yihiin taas oo sababtay in khasaaruhu soo gaaro Rayidka waxaana rasaasta ay ciidamadu fureen ka horeeyay qarax bambaano oo lagu tuuray taas oo la sheegay in aysan wax dhibaato ah u gaysan ciidamada.

Lama garanayo cidda ka danbaysay bam gacmeedkan lala beegsaday ciidamada DKMG ah ee ku sugan degmada Wada-jir oo kamid ah degmooyinka ay ka arrimiso ay gacanta ku hayso DKMG ah.

Lama garanayo cidda ka danbaysay bam gacmeedkan lala beegsaday ciidamada DKMG ah ee ku sugan degmada Wada-jir oo kamid ah degmooyinka ay ka arrimiso ay gacanta ku hayso DKMG ah.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Qarax Khasaare Geystay oo lala beegsaday Ciidanka DKMG ah
  2. Madaafiic khasaare gaysatay oo lagu garaacay Degmooyinka Yaaqshiid & Kaaraan
  3. Ciidamada AMISOM oo nin rayid ah ku dilay KM4 Duqayn Khasaare Gaysatayna ka Gaystay Yaaqshiid & Kaaraan
  4. Dad Rayid ah oo Degmada Hodan lagu dhibaateeyay
  5. Ciidamada DKMG ah oo dad rayid ah dil & dhaawac u geystay

Readers Comments (1)

  1. xamza says:

    asc
    cadowga alle wey jabeen shacabka waxaan u sheegayaa inay sabraan wax yar ayaa u harsan murtadiinta guusha waaanu gaari doona waxaa kuu muuqanaya markaan dilno inay shacabka dilayaan shacabkeena waxaanu u sheegayaa is dajiya cadowga aale la dirira mujaahidiinta u duceeya allaahu akbar allahu akbar murtadiinta iyo ilaah cadowgiisa wey jabeen guul guul guul

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Qarax Khasaare Geystay oo lala beegsaday Ciidanka DKMG ah
  2. Madaafiic khasaare gaysatay oo lagu garaacay Degmooyinka Yaaqshiid & Kaaraan
  3. Ciidamada AMISOM oo nin rayid ah ku dilay KM4 Duqayn Khasaare Gaysatayna ka Gaystay Yaaqshiid & Kaaraan
  4. Dad Rayid ah oo Degmada Hodan lagu dhibaateeyay
  5. Ciidamada DKMG ah oo dad rayid ah dil & dhaawac u geystay

Latest Headlines