Comments on: M. Afrika oo Codsaday in la Cunaqabateeyo Eritrea

By: Hafoow
Wassalaamu caleykum.salaan ka dib waxaan u sheegayaa soomaalida inta sharafta leh in aynaan jaro idinks galin Qaddaafi oo Munaafuq ah iyo gaalada madow ee shariifku naf ka doonayo. bal u fiirso lagama hadlin faragalinta qaawan ee ay Xabashidu ku hayso waddankeenna iyo xasuuqii ay geysatay ee waxaa laga hadlayaa (Eretaria). ugu dambeynta waxaan akhriyey kulankii shariifka iyo ninka Ameerikanka ugu wakiilka ahaa ee ka qeybgalay shirka (Sirta) ee Liibiya. kuwaa ku soo qoray websaadyada mid ka mid ah oo leh kulan dhexmaray labada masuul(waa Shariifka iyo ninka Mareykanka ah). waa cajiib haddii nin iyo iyo Addookiisa kulmeen dadka qoraya waxaa kulmay labo mas-uul.

wassalaamu calaa manitabacal huddaa.

By: hasan
walahi wa yaab qofkaad aragaba wuxu ku leyahay gaalo raac oo dadka dhan waa gaalo oo shabab kaliya miyaa muslim ah war dadyahow diinta h au malaynina  wax fudud ee barasho ayey u baahan tahay marka hore barta kadib ku dhaqmaha waxa nahaysto weligena nahaystay waa jahliga hadana jahiligi waxan  lagalnay diinta allow umadana jahliga ka bixi ,,,,

mahadasanidin

By: wadaad yare
Siyaasad xumo taas ayaa la yiraahdaa, maxaa 53 dal oo afrikaan ah Eriteria ka faquuqey oon ka aheyn aragti yarada hogaamiyeheeda Aferworqi?

Dad sida ninkaas u aragti gaaban ayaa doonaya iney diin nooga dhigaan ijtihaad xumadooda.

By: Miska wadahadalka imow
ASC

Kuwii gaaloraaca ahaa way fashilmeen. Waxaan kula talin lahaa inay u soo noqdaan shariif iyo kooxdiisa dhabaha toosan ee Allah. Waxaana kula talin lahaa inay ka haraan Embagati, oo ayan noqon qalab lagu shaqaysto. sharifow Allah talo saaro ee gaalo ka har waad guuleysan.WSC