Comments on: Sheekh Axmed Maxamed Sulaymaan oo Nadwadaka socota Masjidka Al-Hudda ee M. Laascaanood caawa ugu hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa ku Jees Jeeska Diinta ,Axkaamtiisa iyo waxyaabaha ka dhasha”

By: xasan cade
maxaa ka wacan midhihii aad beertey oo aad aragto iyadoo la goostey oo lagu intifaacey waxey ila tahay in wali xagaa iyo reserve area aanay si wacan u gaadhin dacwada salifayada ee ay wadaan ragaas insha alaahu saalixinta ah marka rag isku haleynaya gumeystaha itoopia ayaa hortaagan dhalinyaradii halkaa joogtayna waxay iska noqdeen ganacsato oo saxidii dacwada waa feydantahay waxaa lagaadhey xiligii dacwada dib looga afuufi lahaa boodhka qof kasta oo nadwada ka qeyb galey waxaan kula talin lahaa ugu yaraan arbiciinka iyo usuuulu salaasa waa la akhriyi karaaye bal inay sedx ama qof u akhriyaan koley xag jirkii baa meel ka badhaansan doona midhaha halaga jiro maxaa ka xun inaad ka baqdo midhahaad soo saartey inay adigu ku cunaan halkaad adigu ka cuni lahayd ?bal marka ka taxadara kuwaasna wasalaam.

By: xaaji123
Shiikh Axmed Maxamed  Suleyman abihii dacwada salifiyada ee gobolka sool oo ilaahay ha xifdiyee dib ugu soo noqdey wakhti dheer kadib koley arag bay ila tahay waxuu ku farxo oo indhihiisa ilmo qoyso mudoo dhowr iyo sodon sandood kadib saxwadii uu ka bilaabey kadib miyaad taariikhdaas haysaan idinku waad iska jibooteene war bal qunyar faraska u wada yuusan waa halkii cigaal shiidaade col inag xoog badan idiinla galene alaahu maa hal balaqtu ?

By: Masrux maxamed
cabdi shikhu ra,li ahan miyu ugu daraya qof mujahid ah  mashaa ikhda ma caayo   mujahahidin islamka way u jilicsanyiin gaaladana  way ku dadagyin  wana  balanki allah so diray

By: cabdi
sheekhu kuwa caya mujaahidiinta inuu kudaray ahayd