AMISOM oo Awood loo siinayo inay Weeraro ku qaadaan Islaamiyiinta
By Somalimirror on 2 Jul, 2009 8:52 AM in Main, Wararka
Mas’uul sare oo u hadlay Midowga Yurub Arbacaddii la soo dhaafay ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho ay u Baahanyihiin Awood dheeri ah in loo siiyo inay iska celiyaan Xoogaga Islaamiyiinta ah ee soo qabsaday qeybo badan oo ka mid ah wadanka.
Louis Michel oo ah Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan Arimaha Horumarinta iyo Kaalmooyinka Bani-aadamnimo ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee Routers “Ciidamada Midowa Afrika ee ka kooban 4300 oo Askari isla markaana ilaalinaya Xarumaha Xukuumadda ee Caasimadda waxay u Baahanyihiin in Fasax loo siiyo in ay la Macaamilaan Xaaladda”.
Michel oo ka qeyb galayay Shirka Midowga Afrika uga socda Magaaladda Sirta ee Dalka liibiya ayaa yiri “Anagu waxaan u Baahanahay… aragtidayda in Awooda AMISOM wax laga badalo oo Awood iyo xoriyad loo siiyo inay Dagaal qaadaan oo ay ka qeyb galaan Dagaaladda lagula jiro Falaagadda”.
“Si Dheeli-tirnaan loo helo waxaa Waajib ku ah Dowladaha Ajnabiga ah in ay Taageeraan xoojinta Awoodda Xukuumadda KMG ah si ay iskaga caabiso Xag jirayaasha, waana in la siiyo Dhaqaale, Tabo bar si ay ugu Noqto Kaalmo xagga Ciidamada Milatariga iyo Booliiska ah” ayuu sii raaciyay Louis Michel.
Shirka Madaxda Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in ay uga hadlaan sidii Awood dheeri ah loogu siin lahaa Ciidamada AMISOM in ay Weeraro xoogan ku qaadi karaan Xoogaga islaamiyiinta ee ka soo hor jeeda DKMG ah.
Sidoo kale Wasiirka u Qaabilsan Ingiriiska Arimaha Siyaasadda Afrika Lord Mark Malloch Brown ayaa sheegay in ay Filayaan in Shirka Midowga Afrika looga hadlo sidii Dib loogu fiirin lahaa Awood ay AMISOM haysato isla markaana loo ogolaado inay Weeraro ku qaadi karaan Xoogaga Islaamiyiinta.
Daabaco
salaamuccw.. waaa jabi doonaan inshaa alaaah ugandis iyo galada lada la socota bi idnilaaaah…
mohamed dk | Jul 2, 2009 | Reply
asc ilaahay ayaa ku mahadsan, in ay maalin walba kashifmayaan cidiyaha gumaysiga ee muddada dheer isqarinayey. Wax badan ayaa la lahaa, somalidu waa isku diin, isku luuqad iyo isku asal maxay isku dagaalayaan? dadka wax garadka ahi way garanayeen in ay sababtu ahayd gumaysiga reer yurub iyo kuwa adeega in ay dagaalka wadaan.
Way u caddayd indheer garadka mushkiladdu halka ay ka imaanayso. waa kaas maantay ingiriiskii, xabasho,iyo afrikada gaalada ah oo dhan ay ilkahoodi foosha xumaa la soo baxeen in ay dalkeenna xoog kula wareegaan, waxaan kula talinaya shacbiga muslimka ah ee somaliyeed in ay seefta jihaadka wada qaataan oo aan waxwalba kula daagaalano cadowgaas gaalada ah ee gumaysi doonka ah.
caliyow cali | Jul 2, 2009 | Reply
a/s.gaal sii kasto uu isku dayo inuu nuurka alle hor istaago ma haor istaagi karo markasata wuu kuhalaagsamayaaa waxaan lee ahay gaalda oo dhan iyo dawa dhalifyadda kacimri qaata ciraaq afgaanistaaaaaaan maxaad kahesheen oo maxaad ku dheefteen aan ka aheen halaag.ilaahw kuwoo xaqaa kusugan ilaahw guusha siih yaa rabi yaarabi yaarbi waad ujeedaaaaa inay noo soo tafi xeeteen.
clla | Jul 2, 2009 | Reply
UGANDA IYO BRUNDI WAXAAN GNAHAY IN AY KEENEN IBRITAIN IYO USA, ITOOBIYANA, AY SIDOO KALE DHAQAALE KU SIYAAN SIDII AY NUURKA ALLAH U HOR ISTAAGI LAHAAYEEN.
ALLAH SWC KUFAARTA HA KASHIFO,DHIIGOODANA DHULKA HA KU DAATO INSHA ALLAH.
SHAQSI KASTA DIYAAR HA NOQDO SIDII AAN UGA QAYB QAADAN LAHEYN LA DAGAALKA KUFAARTA IYO CAMIISHA U SHAQEYSA.
maria | Jul 2, 2009 | Reply
WAA QOSLAY WALAAHI MARKA AN MAQLAY UGANDA IYO BURUNDI AWOOD DHERI AH HALA SIYO OO AH SI TOOS AH AMA CIIDAMADA LUGTA AH SI EY UU DAGAL GALAN WALAAHI XAMAR WIIL KA YIMID AYAA IGU DHARTAY SARAHA KM4 MARKA EY XABAD KA BILABATO IN SIDA IDAHA NEEFKA ROOB HELAY OO KALE IN EY MADAXYADA HOOS GELIYAN KEYBKANA KU DHEGAN ILA EY QASNADA QORIGIISA EY KA DHAMATO AYUU ISKA RIDA XABADA ASIGO SIDA IDAHA OO KALE MADAXA HOOS U HEESTO KKKKKKKKKK MA KUWAAS AYAA RABA IN EY KA DHINTAN LACAGTA EURO EY KA QATAN EE DHAN MUSHAHAR AHAN 550 US& AH WALAAHI WIILKAS AYAA IGU DHARTAY IN EY SIDAAS MADAXA HOOS U GELIYAN MARKA EY XABADA IS QABSATO HALKA EY JOOGAN LUWIS MESHEEL MA AQAN HADU KA WADO MADAFICDA EY TABARTA KA RADIYAN HA KA TUURAN ERPORKA XAMAR IYO JAMACADA UMADA IYO XARUNTA JAALE SIYAAD IYO EX XALAANE MA SIDAAS AYUU KA WADA HADU SIDAAS ULA JEEDO WAA MACQUUL LAKIIN DAGAAL LIVE AH RAAG SIDAAS AH MAHAN WAXAANA LE YAHAY LUWIS MISHEEL IYO XOOLAHA LA MIDKA AH SOMALIA WAXAA WAX KA QADI WAYAY HITLERKA QARNIGA AMA MUUSE DEYAANKA QARNIGA OO AN ULA JEEDO SHEYDAMADA AMEERICA IYO XOOLAHA LA MIDKA AH WAXAAN SOO ADEGSATEN CAAWAN OO DHAN EY UGU HOREYSO AF URAYASHA ETHIOPIA GAJADA ADUUNKA DADKA DHALAY WAANA LA OGAY HALKA EY KU DANBEYEN IN AD SHIR JABUUTI KA DHACAY IDINKAMA AHEYN IN AD SOMALIA DOWLAD USOO DHISTAN EY WAXEEY IDIN KA AHEYD MARKII AD ARAGTEN XAQIIQDA IYO XALADA XUUN EY KU SUGAN YIHIN CAWANTA AD SOO DIRTEYN EE ETHIOPIA AF URYASHA DHIBKA IYO HALAAGA SOMALIA KU QABSADAY WAXAAN LUWIS KU LE YAHAY SOMALIA MAHAN COPKA AD KU CABTO VINTA IYO XASHIISHKA AD KU CABTO HOLAND SOMALIA RAAG AYAA LEH AYAGA AYAAN KA DIFACANAYO CAAWANTA ADIGO KALE AH ISHA ALLAAH SOMALIA WAXAA IDINKAGA BAXAY DHAQALAHA AD LA DEGTEN MANTA DHAQALO XUMADA IDINKU DHACDAY WAXA SABAB UU AH 13 JIRKA IDINKA XOREYAY WADANKIISA ISLA ASAGII AYAAN MANTA DIYAR UU AH CAWAAN WALBO GAAJO AH E SOMALIA AD USOO DIRTAN ISHA ALLAAAH WAXAAN ALLAH IDINKAGA RAJEYNA ADUUN KA IN AD KU NOLAALTAN WEL WEL AQIRANA CADABTA RABI IN UU IDN GEYO IDINKA IYO KUWA IDIN ADEEGO AMA EE IDINKA GARAB DAGALAMO UU UGU HOREYO NINKA SHEGTA IN U SOMALIA MADAX KA YAHAY SHARIIF LA SOO GAMAY IYO CAAWANTA UU DAGALANTO ILAAH MADAXYADA HOBIYO HA KAGA DHUFTO AMIIIN ISHA ALLAAH SOMALIA SOMALI BAA LEH GUUL IYO BARWAAQO AYAAN U RAJEYNA SOMALIA IT IS MY COUNTRY IT IS MY LIVE
yaasiin | Jul 2, 2009 | Reply