July 2009 Archive

Shan waxyaabood oo nabi Yaxye la amray (Q. 18aad)

 Axmad cabdisamad alwaqaar@hotmail.com Tirmidi ayaa ka wariyey Al-Xaarith Al-Ashcari in uu yiri: Nabigu (scw) wuxuu yiri: Ilaahay wuxuu amray Yaxyaa ibnu Zakariyaa shan kalimadood in uu ku dhaqmo, ...

More From July 2009

Hogaamiyihii Kooxda Boko Xaraam ee Nigeria oo la diley.

Ciidanka Bileyska ee Dalka Nigeria ayaa sheegay Maxamed Yuusuf oo ah hogaamiyaha Kooxda Boko Xaraam Shaley Gelinkii danbe in la diley ...

Aaskii ugu Weynaa ee Soomaalida Sweden oo ka dhacay Magaalada Stockholm.

Aaskii ugu Weynaa ee Soomaalida Sweden oo ka dhacay Magaalada Stockholm.

Mareykanka oo taageero kale oo Military u fidinaya DKMG ah

 Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Africa Johnnie Carson ayaa Warmurtiyeed uu saarey Shaley oo Khamiis ah waxa uu ku ...

Walad Cabdalla oo ku Baaqey in Khad-cagaaran laga sameeyo Muqdisho

Axmed Walad Cabdalla oo U qaabilsan Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya ayaa ku Baaqey in laga sameeyo Magaalada Muqdisho "Khad Cagaaran" sida ...

Haa iyo Maya Alloow mar qura ha naga wada yeerssin!!!

2 Diyaarad oo ku Bur-burtay Qandahaar

2 Diyaarad oo ah kuwa Dagaalka oo ay Leeyihiin Ciidamada Gumeysiga Ingiriiska ee Afqanistaan ayaa 2 Maalin Gudaheed lagu soo riday ...

Iska hor’imaad Dhex maray Ciidamada DKMG oo khasaare dhaliyay.

Hal Askari ayaa ku dhintey mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaarey sidoo kale dhowr qof oo rayid ah ayay dhaawacyo ...

Shacabka S/Galbeed oo Maxkamadda Caalamiga ah hor geynaya Dacwad ka dhan ah Itoobiya

Gudiga Xuquuqul Insaanka ee Gobolka S/galbeed ayaa ka digay inay "Sii labo Jibaaranto Xaaladaha Bani-aadamnimo ee Haysta Qaxootiga ka soo cararay ...

Diyaaro Dagaal oo Baraawe lagu kor arkey.

 3 Diyaaradood oo ah kuwa Qumaatiga u kaca ee Dagaalka ayaa Maanta  Barqadii lagu arkey Hawada sare Degmada Baraawe ee Gobolka ...

Xamlo looga soo horjeeda Dhismaha Masaajida oo ka bilaabatay Jamhuriyada Check-ga.

Xubnaha Baarlamaanka kaga jira Xisbiga Masiixiga ah ee Jamhuuriyada  Check-ga ayaa ku baaqay in la hor istaago Dhismaha Masaajid Cusub oo ...

Dadka ku dhintay Rabshadaha Waqooyiga Nigeria oo kor u dhaafay 300.

Tirada Dhimashada iska hor Imaadyada u dhexeeya Ciidamada Nigeria iyo Xubno katirsan Jamaacaad Muslimiinta ah  Waqooyiga Dalkaasi ayaa kur u dhaafay ...

Cilmi Baaris:- 370 Gabdhood oo ku dhaqan Faransiiska oo Qaatay Indhashareer

Cilmi Baaris Cusub ayaa Sheegtay in Tiradda Gabdhaha Xiranaya Indhashareerka ee ku dhaqan Dalka Faransiiska ay gaarayaan ku dhawaad 370 Marwo, ...

Taliska Ciidanka Ingiriiska “Saddexdii Bilood ee la soo dhaafay waxaa nagu dhacay 1000 Qarax”.

Taliska Ciidamadda Gumeysiga Ingiriiska ee ka Dagaalamaya Gobolka Helmandi ayaa sheegay inay u Baahanyihiin Ciidamo kale oo Dheeri ah oo loo ...

Nadwo ku Saabsan Nidaamka Maaliga ah & Dhaqaalaha Islaamka oo ka bilaabantay Hargeysa

Markazka Albadar ee Cilmi Baadhista iyo Talo Bixinta ayaa soo qabanqaabiyay Nadwo ama Dood Cilmiyeed si ballaadhan loogu lafa guri doono ...

Al-shabaab oo beeniyay War Saxaafada qaar ka faafisay.

Wakiilka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Banaadir, Sh Cali Maxamuud Xuseen ayaa gaashanka u daruurey war Saxaafada qaar  ka baahisey oo ...

Maraykanka oo Digniin kulul u jeediyay Eritrea

Dowladda Maraykanka ayaa Arbacadii Shalay si kulul u weerartay Dowladda Eritrea waxayna uga digtay waxay ku tilmaantay Khal-khal galinta Degenaanshaha Soomaaliya, ...

Golaha Amaanka ee Q.M oo Soomaaliya ka shiraya.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta kulan uu yeelanayo waxa uu uga doodayaa Warbixin Wakiilka Q.M, Soomaaliya ugu qaabilsan waa ...

Mas’uuliyad Muslimiinta Uighur u hadashey oo sheegtay in Habeen qura 10,000 Qof la waayay.

Haweeneyda Rabiya Kadeer kana mid ah Mas’uuliyiinta Muslimiinta Uighur ee musaafiriska dalkeeda diba uga maqan ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay ...

Duqeyn Khasaare Dhalisay oo Muqdisho ka dhacdey.

3 Qof ayaa ku dhimatey tiro kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey Madaafiic dhowr ah oo Maanta ku dhacdey ...

 More »