June 2009 Archive
Waxaa sii kordhay Khasaarihii ka dhashay Duqeyntii Xooganyd ee ay Ciidamada AMISOM Shalay la beegsadeen Qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
More From June 2009
1 Qof ayaa ku geeriyooday Rasaas ay Xalay Koox Burcad ahi ku Fureen Gaari Rakaab ah oo marayey Wado marta Waqooyi ...
Mas’uuliyiin u kala hadashay Maraykanka iyo Xukuumadda Afqanistaan ee Gumeysiga la shaqeysa ayaa Qiray in Xoogaga Daalibaan ay Dib u soo ...
Abaare 09:20 daqiiqo xilliga Magaalada B/weyne ayaa la maqlay qarax loo malaynayo in uu yahay nooca Miinada kaas oo ka dhacay ...
Nadwada ka socota Masjidka Al-Huddaa ee Magalada Laascaanood ayaa gashay caawa Habeenkii 4-aad oo xidhiidh ah waxaana darsiga caawa soo jeediyay ...
Nin la sheegay inuu horey u kufsadey Gabadh ka dibna uu dilay ayaa Maanta gudaha Degmada Wallaweyne ee Gobolka Shabeelada Hoose ...
Xaalada Deegaanka Ceel-baraf ee Gobolka Shabeelada Dhexe oo Saaka Dagaal ka dhacey ayaa degan ka dib markii Ciidamada MMIS ee DKMG ...
Ciidamada AMISOM & kuwa DKMG ah oo iskaashanaya ayaa Maanta Duqeyn xoogan ka geystey Degmooyinka Hodan & Kaaraan ee Gobolka Banaadir, ...
Sh Shariif Sh Axmed oo Maanta Xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho Shir Jaraa’id ku qabtey ayaa eedeyna u jeediyay Sh ...
Dowladda Belgian ayaa sheegtay in Burcad Badeed Soomaali ah ay sii daayeen Maanta oo Axad ah Shaqaale iyo Markab Belgiam ah ...
Dowladda Eritrea ayaa Sabtidii Shalay ku eedaysay Maraykanka “sii Hurinta Dhibaatadda Dabo dheeraatay ee Soomaaliya” inuu Qeyb ka yahay, waxayna sidoo ...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa si weyn u dhaleeceeyey isla markaana ku ee deeyey in doonayaan in ay Dalka Xooga ...
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Ilaa 6 Ruux ayaa ku Geeriyooday Tiro intaa ka badana wey ku Dhaawacmeen Dagaal laba Beelood oo Walaale ah ku dhexmaray ...
Sarkaal ka mid ah Maleeshiyaadka ay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ku Tabobarayso Deegaanka Dooloow ee xadka Gobolka Gedo ee Dhulka S/Galbeed ayaa ...
Xili dhowaan dowlada KMG ay ka Dalbatey Dowladaha Dariska la,aha Soomaaliya in Gurmad Ciidan lala soo gaaro ayaa waxaa ciidamo tiri ...
Dagaal Xoogan oo la isku adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala duwan isla markaana u Dhaxeeya Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo MMIS Garabka ku ...
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ayaa caaawa gashay Habeenkeedii Sadexaad oo xidhiidha ahna habeenkii labaad ee duruus laga ...
Wakiillada Maraykanka Senator Donald Payne ayaa kulan ay Khamiistii guddigoodu ku qabteen xaruntooda Washington oo lagaga hadlay arrimaha Soomaalia, ayaa cudur-daar ...
Gudoomiyihii hore ee Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose C/laahi Xalane Dhuxulow, ayaa Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Maamulka Islaamiga ah ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga