Madaafiic khasaare gaysatay oo lagu garaacay Degmooyinka Yaaqshiid & Kaaraan

Published on June 30, 2009 by   ·   6 Comments   ·   print

 

duqaynUgu yaraan 12 ruux oo rayid ah ayaa ku dhawacan tay qayb ka mid ah degmooyinka Yaqshiid iyo khaaraan kadib markii ay haleeleen madaafiic culus oo ay ciidamada AMISOM ku garaaceen Deegaanadaas.

 

Dhaawacyada dadkan ayaa waxaa la geeyay goobaha ay ku dhaawacmeen waxaa ka soo qaaday gaadiidka gurmadka degdega ah waxaana la dhigay cisbitaalada Keydsaneey iyo Madiina.

 

Madaafiicdan ayaa la sheegay in ay daba joogtay Iskahorimaad kooban oo ka dhacay Aagagga la’isku horfadhiyo ee Degmada Kaaraan.

 

Ciidamada AMISOM ayaa inta badan duqayn u gaysta degmooyinka ay gacanta ku hayaan Xoogagga Dawladda ka soo horjeeda goobahaas oo ay ku daqan ihiin dad rayid ah oo aad u tirade yare e ku haray guryahooda.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Madaafiic Khasaare Gaysatay oo AMISOM ku garaacday Sanca iyo Sii-Sii
  2. Madaafiic khasaarooyin gaysatay oo lagu garaacay Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho
  3. Madaafiic lagu Garaacay W/Baastada & Xayle Bariise
  4. Madaafiic lagu garaacay Dekada Muqdisho
  5. Duqayn Khasaare Gaysatay oo ka Dhacday Muqdisho

Readers Comments (6)

  1. WADANIYAD says:

    ILLAAHOW AMISOM DUFAAN U KEEN SHACABKI MASAAKINTA AHAA WAA DHAMEYSEY ILLAAHOW CADOWGAAS SAMANKA WAAWEYN DALKA NAGA SAAR

  2. samiir says:

    ilaahow wadkeen nabad noogu dhig adaa azoodee ee naga qabo ciidamada amisom ee dhulka lagooy in shaa alaah aamiin

  3. samiir says:

    ilaahow wadkeena nabad noogu dhig adaa awoodee ee naga qabo ciidamada amisom ee dhulka lagooy in shaa alaah aamiin dadka masaakiinta ayey dhameeyeen .

  4. maria says:

    MUSLIMIIN MUDLIIMIYIIN AYAAN NAHAY, GAALO DHEXDA GASHATAY, ALOW, DUUFAAN QAYLO WATA KU HALAAG,IYO BRIQ DHULAKA LA GOOYSA KUFAARTA SANWENTAA IYO MUNAAFAQIINTA, ALOW MID HA KA RAABIN KULIGOOD.

  5. Akhuukum says:

    Dadkaas sidaa loolaynayo sheekh koofi weyne wuxuu kutilmaamay in cadaw laga difaacayo?!?!

  6. rashkayare says:

    wan ka xumahay dhibada ku dhacday dadkaas ILaahoow dadkena xaqa tus




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Madaafiic Khasaare Gaysatay oo AMISOM ku garaacday Sanca iyo Sii-Sii
  2. Madaafiic khasaarooyin gaysatay oo lagu garaacay Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho
  3. Madaafiic lagu Garaacay W/Baastada & Xayle Bariise
  4. Madaafiic lagu garaacay Dekada Muqdisho
  5. Duqayn Khasaare Gaysatay oo ka Dhacday Muqdisho

Latest Headlines