Comments on: Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim “Abuu Xassaan” oo Nadwada ka socota Masjidka Al-hudaa ee M. Laascaanod ka jeediyay Mowduuc uu ciwankiisu ahaa”Tilmaamo ka mid ah usuusha Dacwada

By: naadiya ismaaciil
maansha alaah ilaahay khayr hasiiyo culimadii  nadwada diyaarisay iyagana ilaahay ayaa khayrkeeda siin doona wabilaahi tawfiiq

By: maxfuud
A/s, salaan kadib su aasheeyda waxeey ku wajahantahay Dr Shiikh Bashiir Salaad maadaama uu yahay Cudoomiyaha Hay’ada Culumada Musaalaxada.

Sheekh Hay’ada aad madaxda katahay waxaa loo aas aasay Musaalaxo waad isku daydeen in aad dhax-dhaxaadisiin Dowlada & qolada kasoo horjeeda, damcan qolo ayaa diidan in lawadahadlo oo khilaafaka jira lagu dhameeyo wadahal sida ayiyaga laftooda sheegaan oo raba in aay qoraga caaradiisa waxa ku gaaraan, waxaad cadeeyseen Dowlada in aaytahay Dowlad islaami ah. Dantiinana waxeey noosheegeeysaa qoladii kahortimaada Dowlad islaami ah inay yihiin BUGAAD oo uu banaanyahay dhiigooda silooga hortago fitnada eeywadaan. Marka maxaa idin kahortaagan in aad cadeeysiin xaqa iyo diinta Ilaaheey idin baray ??????????

Maxaa waqtigaaga ugu dhumineeysaa muxaadaraad aan waajiba kuugu aheen oo culumada kale kaarideen maadaama iyaga u taaganyihiin habeen iyo maalin ????????????

Sheekh waada aragtaa habeen iyo maalin waxaa daata Niiga umadda muslimka ah ee soomaalida waxadaadinayana waa dad sheeganaya in eey yihiin mujaahidiin, Sheekh ilaaheeygii ku uumaay kabaq oo cadeey xaqa waa maalintii loobaahnaa culumada in aay cadeeyaan xaqa.

By: xaaji123
war waa joognaa waana raacasanahay culimada alwasadiya ah oo xaqaaan ku raacsanahay nimanka kursiaga isku hayana ilaahay ha soo hanuuniyo waa wada islaam laakiin saaxiibayaal run hadii l rabo waa loo baahnaa in quluwiga la radiyo waa markii ugu horeysey taariikhda aan arko iyadoo sidaa loo radinayo xagjirnimada lagu xeeldhaaraadey ee la barbardhigey diinta xaniifka ah dabeecada maariikhiinta culimada ilaahy khay hasiiyo waxey ka mideysan yahiin si xeel dheer iyagoon cidna uga habdeysan kana baqin inay ku tiiq tiiqsadeen waxii ilaahay barey xaqna ay feedhaha ka dilaaciyeen ilaahy ha u naxariisto shiikh al muxadith , geesi hogaamiye adag oo aan leexleexan marka ay runta timaado shiikh C/qaadir nuur faarax (Jeex)ayaa cadeeyey in aan ladabo socon karin wiilasha jar iska xoorka ah isla markaan aan loo hiilin karin dawlada translationka ah ee mar marna noqota reflectionka xaga shareecada kolka waa loo baahnaa in laga taxadaro oo laga digo quluwiga iyo xagjirnimda dheeraadka , waa loo baahnaaa in lacadeeyo wadada ahlusunnada , waa loo baahnaa in lacadeeyo takfiriga iyo tashadudka , waa loo baahnaa waxaanay ahyd in mar horeba laga calool adeygo oo aan la lexajecleysan waxii sidaa u sifooba waxey ahayd in la is adekeeyo oo loo hiiliyo dacwada khayrka ah ee salifiga ah waxey ahayd in la iska dhigo siyaasada meel oo xukaamta la galiyo inay u hiiliyaan dacwda ayna ka timaado dadka ahlu khayrka ah inay sabab u noqdaan taxkiimu shareeca .waxaam iman lahayd kolkaa midho wacan oo la helo mar horeba khayrkaa soo degi lahaa barwaaqdaa iman lahayd ummadaa dhergi lahayd lama qaxeen lamana baxsadeen ummadan looma kadeen jibada iyo waxyeelada ay u isticmaalaan dadka diinta aan waxba ka aqoon ee cadheysan inay majaraha u qabtaan.(nin cadheysan waxey ila tahay inaan cidina cadaalad ka sugeyn )ugu danbeyn abu xasan iyo shiikh bashiir iyo cali warsameiyo c/naasir iyo intii hadasheyba waa ku mahdsan yihiin waxeyn kawada hadleen wax loo baahnaa . waslam.

By: ubumuxsin
acww walaalayaal waan salaaman tihiin dhamaan shaqaalaha iyo akhiristayaashaba salaan kadiba culimada ha laga wada faa,iidaysto intooda alle ku xiran oo xalaal miiranka ah intaa kadib waxaan jeclaa in aad soo gudbisaan su,aalihii iyo jawaabihii dhamaan walaahi toowfiiq

By: cabdisalaan max'ed cilmi (giijiye)
s.c waad mahadsantihiin bahda somali mirror soo gudbiinta waxa kharyku ku jiro khasatan mawduucan dacwada oo ah dariiqda nabiga scw iyo saxabadu diinta manta ayanu haysano inagu soo gaadhsiiyeen waxaan kaloo u mahadcelinayaa  culimada soomaliyeed ee sida isku duubnida leh maalinba meel ugu qabanay nadwooyinka waxan ka xumahay in wadaadada aad aragtaaan ay aqbalai wayeen dadka muqdisho ku dagaalamaya ee iyagoo wadaada shacabka dhiigoodii xalaashaday ilaah inuu soo hadeeyoo amiin u dhaha  qolada reer lascanod ka faa iidaysata waa nimco eebe idinla damcee  salamaucalaykum

By: sh/cabdi laahi
waxaa dadku sheegayaa in dhalinyaradii dacwadu dhegaysan weydey nadwada sidaa daraadeed sawirka sawirka looga daayey jamhuurta fadhida masaajidka .

fadlan soo sawira jamhuurka

By: khalif
S/C

Maxaad uga hadli waydeen Hadalka uu sheekh Bashiir ku radiyay inayna banaanay Isqarxinta iyo inay dadka hubka ka dhex tuuraya umada aysan diinta waxba ka aqoon? Wararka ma waxaad ka qaadataan inta idin khuseysa? Waar yaan Cadaalada laga tagin, Waar yaan xaqa looga biqin lowmata laaim. Warka Dowlada waxka sheegaya afka ayaad ku balaadhisaan, Kan ALshabaab iyo Xisbul islaam wax ka sheegaayana waad qarisaan. Maad iska cadaysataan inaad afhayeen inaad u tihiin nimankaas mucaaridka ah.

By: fanax
asc/ walaalayaal waad salaamantihiin dhamaan ka qayb gaLayaasha nadwada laascaanood aad ayaan ugu faraxsanahay muuqaalaka culimada oo qaarkood macalimiintaydii yihiin gaar ahaan macalimkayga qaaliga ah sh xasan maxamed ibraahim [abu xassan] xafidahullaah reer laascaano ilaahay ayaa idiin nicmeeyay ee ka faa.iidaysta culimada reer muqdisho ayaa ka faa.iidaysan waayaye oo wax ka barta oo dajiya culimada wixii aan deegaan aheyn waa culimadiinii waa culimadii somaliyeed  waxaana u mahad naqayaa shaqaalaha somalimirror oo si wanaagsan noola socodsiiyo barnaamijta nadwada waadna mahadsantihiin

By: Yuusuf
Maasha Allaah!

Runtii anigu waan ku farxay Muxaadaradan aad qodobadeedii ugu muhiimsanaa qoraal aad usoo gudbiseen. Illaahay ajar haynikasiiyo.

Anigu waxaan u arkaa muhiim inay tahay: Qoraaladan oo kale.

Mahadsanid.

Y.A.  Maxamed