Ma shareecadaa Fashilantay mise Dadkii Hirgalinteeda Sheeganayey?
By Somalimirror on 28 Jun, 2009 12:07 PM in Maqaallo
Wax walba oo khuseeya Soomaaliya & Soomaalida
By Somalimirror on 28 Jun, 2009 12:07 PM in Maqaallo
© Copyright Halbeeg 2008. All rights reserved.


waaa qormo aad uwanaagsan sifiicana uuu uga faa iidaysanayo qofkii akhrista.
shiikhana allaah ajar ha ka siiyo.
waa uuna mahad sanyahay.
c.raxmaan jaamac | Jun 28, 2009 | Reply
Maa shaa allah Sheekhani arintan wuu asiibay hadii Culimadu ay sidaan oo kale wax u garanayaan waxba ma xumaadeene xal baa la heli lahaa , marka anigu waxaan leeyahay war ragga arintaan faraha kula jiroow allah uga baqa oo dadkaan aan waxba galabsan cadowga ha u loogina hadaad nin dhagax ku tuurto adigoo guri muraayad ah ku jira as uu labo ama ka badan kugu soo tuuro maxaad faa ii day waxa dhamaanaya waa dadkaagii ee unax, waxaan Universal TV habeen dhaway ka daawaday nin indho la’aa oo asagoo jardiin fadhiya madfac ku fariistay kuliga isku baab’ay maskaxdiisiina darbiga ku firidhay, waxaan u malaynayaa qolaa agtiisa madfac ka tuurtay markaasaa loo soo jawaabay kii tuuray waa ka tagayaa meesha yaa ku dhamaanaya marka? walaalayaaloow ilaahay aan dadkaas ilaahay uga baqno anagoo diinta u gar gaarayna oo aan teena ku wadana aan u gargaarno wsc wr wbr
gaarane | Jun 30, 2009 | Reply
shukran sheekh axmed waa dadaalay ,WUXUUNA CADEEY SIDA WAX YIHIIN,MARKA NIMANKA WAXAAS LUGAHA KULA JIROW ILAAHI KA BAQA,WARKII CULUMADII MAQLI WYADE E XAGEED U SOCOTAAN,
KOLAY RAGU WAXAA LAGA RAACAY KURSIGAAS EH DIINTIINA NOQOTAY LA JIFIYNAA BANAAN,SIDA AY RABAAN AYAY U DHIGAYAAN SHAREECADA QOLO WALBA CULAMDII AHALKA U AHAYDNA WAA LA DIIDAY IN WARKOODI MAQASHAAN ,MARKA MA KIINA AYAAN MAQLAYNAA
WASHUKRAN
DAACAD | Jun 30, 2009 | Reply
Walaalku Ilaahey kheyr badan ha siiyo mowduuca aad ayuu u taxliiliyay si fiicanna wuu u qaadaa dhigay. Laakin waxaan ii cuntamiwaayay magaca uu mowduuca xambaarsanyahay, gaar ahaan faqrada hore “Ma shareecadaa fashilantay…”. Sababtuna waxaa weeye sida uu qoraaguba maqaalka dhexdiisa ku cadeeyey “Shareecadu xagga Rabbi ayay ka timid oo sida Allaha soo dajiyay ceeb uga hufan yahay bay iyana uga hufantahay”, waxaa ii cuntamiweyday in su’aashas gebiahaanba qoraagu sidaas u dhigo. Waayo sharaacadu ma fashilanto, maadaama muqaddas ay tahay oo xag Allah katimid. Waan ogahay in qoraagu sidaas ka wadin oo isagaaba sidaan kor kusoo guuriyay cadeeyey in shareecadu ceeb la’adahay sida Allah u ceeb la’ayahay, laakin waxaan un jecleystay inaan ku baraarujiyo in qaabka su’aasha moowduuca loo dhigay laga fiicnaa. Tusaale ahaan waxaa laga dhigi karaa qaab khabar ah oo in layiraahdo “Shareecada ma fishilmatee dadka hirgalinteeda sheeganaya ayaa fashilmay/fashilma”.
Cabdixamiid | Jun 30, 2009 | Reply
SC
C/xamiid waa ku raacsanahay inaan marna sharecadu fashilmi karin, sida sheekhuba u sheegay, laakiin waxaa ku baraarujinayaa inay la mid tahay (ma Alle ayaa khayr badan mise waxa ay la wadaajinayaan?) iyo (ma Alle ayaa shaki ku jiraa?)iyo (annaga ama idinka miyaa hanuunsan ama baadi cad ku jira?)ee Ilaahay yiri.
Khayr Nuur | Jul 1, 2009 | Reply
aniga ceeb ilama leh qoralka ILAAH ajar haka siiyo laakiin waxaan jeclaan lahaa shiikhu asagaa tagay XAMARE inuu faah faahin naga siiyo qoraalna ka soo saaro sida ay kukala duwan yihiin Kooxaha iska soo horjeeda iyo kuwa uugu dhow oo ay kadhab tahay kudaqanka kitaabka ALLE, ninka yiraahday nin cimaamad guduudan baa isoo daba galay markaasaan naxay markuu sigaarshitayna waa farxay waa sida shiikhu sheegay waa dad ka faa’iiday sanaya kala durugsanaanta umada muslinka ah iyo diinka ilaahay, AJAR IYO XASANAAD SHIIH ALAHA KAA SIIYO ADIGA IYO INTA SUURO GALISAYBA SIDA SOMALIMIRROR.COM
bariir | Jul 9, 2009 | Reply