Rushka oo sheegay inuu Markab Dagaal u dirayo Xeebaha Soomaaliya

Published on June 26, 2009 by   ·   No Comments   ·   print

Afahayeen u hadlay Ciidamada Badda Rushka ayaa sheegay in Wadankiisa uu Gacanka Cadmeed u soo dirayo Markab Dagaal iyo 2 Helicopter 29 June, 2009 si ay uga Qeyb qaadato ka hor taga Burcad Badeeda ka Qowlaysta Xeebaha Soomaaliya.

Wakaaladda Wararka Rushka ee “Novosti” ayaa maanta oo Jimco ah sheegtay iyada oo soo xiganaysa Mas’uul ka gaabsaday in la shaaciyo Magaciisa “Awood Ciidan oo ka kooban Markab Dagaal oo la yiraahod Admiral Trepots iyo Markab Xamuul oo la yiraahdo Boris Botoma
iyo Markab Caafimaad, waxayna aadayaan Isniinta inagu soo fool leh Gacanka Cadmeed, waxaana la socon doona Guuto Ciidamada Badda ah”.

Taliyaha Ciidamada Badda Rushka Admiral Vladimir Viswtsky ayaa Shaaca ka qaaday in Ciidamadooda ay Xoojinayaan Howlagaladda Caalamiga ee looga hortagayo Burcada ku sugan Gacanka Cadmeed, wuxuuna shardi ku xiran in ay aarintaasi Maamusho Q.M.

35 Markab Dagaal oo ka kala socda 16 wadan ayaa xiligani Hoganaya Xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo Mar-marsiiyo ka dhiganaya inay ka hortagayaan Weerarada ay Burcad Badeedu ku hayso Marinadda Ganacsiga ee Muhiimka ah.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ruushka oo sheegay in uu Maraakiib dagaal oo cusub u soo dirayo Xeebaha Soomaaliya
  2. Kuuriyada Koonfureed oo Markab Dagaal u soo diraysa Xeebaha Soomaaliya
  3. Rushka oo Qabtay 29 Burcad Badeed ah
  4. Jarmalka oo Sheegay in ay Maraakiib Dagaal u Soo Dirayaan Xeebaha Soomaaliya
  5. Hindiya oo Markab Dagaal u soo diraysa Soomaaliya

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ruushka oo sheegay in uu Maraakiib dagaal oo cusub u soo dirayo Xeebaha Soomaaliya
  2. Kuuriyada Koonfureed oo Markab Dagaal u soo diraysa Xeebaha Soomaaliya
  3. Rushka oo Qabtay 29 Burcad Badeed ah
  4. Jarmalka oo Sheegay in ay Maraakiib Dagaal u Soo Dirayaan Xeebaha Soomaaliya
  5. Hindiya oo Markab Dagaal u soo diraysa Soomaaliya

Latest Headlines