Comments on: Nin Labeeyey Ma Talin Q 2aad: Dawladda Midnimo Qaran (TFG2)

By: Cawad Kaahiye
Sixid Qoraalka kore: dad gaar ah oo siduu doono dambiyo ugu sameeyay (Dib-U-Xoraynta Garabka Jabuuti) kuwo kalena halyeeyo u ekaysiinayo(Dib-U-Xoraynta Garabka Asmara).

By: Cawad Kaahiye
Nuxurka qoraalkani waxaa ka muuqanaysa in Xasan Fayooke ciil badan u qabo dad gaar ah oo siduu doono dambiyo ugu sameeyay (Dib-U-Xoraynta Garabka Jabuuti) kuwo kalena halyeeyo u ekaysiinayo(Dib-U-Xoraynta Garabka Jabuuti).

Tuhumooyin tiro badan oo xigashadoodu tahay -ILO XOG-OGAAL AH- oo ay hubban tahay in isku toos-toosiskoodu waqti dheer qaatay ayuu kuwo dhintay iyo ku nool ba u jeedinayaa qoraagu.

Waxaan Xasan xasuusinayaa in qoraalkiisa ay aqrisanayaan oo uu la hadlayo dad caqli leh oo haddana u soo joogay una jooga wixi dhacay iyo sidi ay y dhaceen iyo waxa hadda dhacaya iyo sida ay u dhacayaan. Qiimaynta dhabta ahna waxaa samayn kara dadka dhibbanayaasha ah ee ha laga daayo ku digashada qoraallada noocan ahi ka midka yihiin.

Maamulka Somalimirror.com waxaan u soo jeedinayaa in ay ilaaliyaan sumcaddooda  sida looga bartay na soo saaraan wax umadda danteeda ah adduun iyo aakhiraba na ku fiican.

By: abdurashid abdulahi punti
waa qoraaal aan is iri waa uu xambaarsanyahay waxyaalo badan  koleey anigu intaan taageeri karo waan taageeyaa taageersanahay  dawaladan tfg da taas ka dib hadana waxaan dhaleecaynayaa aan aammin sanahay inaysan dawaladani hanan waxyaalo ay tiih ka horaysay  hagaajisay oo diyaar ahaa loona baahnaa saan aaminsanahay ia lagu shaqeeyooo kali ah waa yo dawladaani ma aysan diyaari office,s ma aanay diyaarin ciidamo ma aanay doon doonin meelay dagto waxaasi oo idili diyaar ayey ahaayeen oo waxaa loo baahnaa 9inaan la tabin inay dawladi meesha ka baxedayae la  dareemo inay dawladi meesha timid  waxaa dadku isha ku sii hayaan oo u siimuuda waxyaalo ay dawladii ka horeysayi qabatay  oo tani  burburisay aan kala qaado warka oo aan sii faah faahiyo

1dawlada madaxweyne shariif waxay u timid markay timid muqdisho madax tooyadii oo diyaara gacantana ku hayaan ciidamadii xukuumadi ka horeysay iyo xafiisyadii dawlada  oo u baahan maamulkii  meeshii la rabay inay wax ku kordhiso waxaan aragnaa inaysan wax ku kordhin daaye wax ka nusqaamisay oo aanay wax natiijo leh meesha soo saarin

2waxaa diyaar ahaa oo hisnaa meeshana joogay ciidamo ay ka tagtay xukuumadi ka horeysay waxaan wada dhawraynay inay ciidamada kordhiso ay wax qabad ka tayo roon kii xukuumadii hoer ay siiso laakiin ciidamadii ayaaba kala yaacay  oo laga waayey wax ciidan ah oo waar diye ka qabta  xarumaha dawalada

3qodobkan oo aan ku eegayo kooxaha ka soo horjeeda dawladan halakay ahaayeen joogeen dawladii k a horeysay ee maxadweune abdulahi yusuf axmed  waxaan islahayn haduu dawladan cusub madaxweyne ka noqday midka mida masuuliyiintii mucaaradka waxaay noqonayaan kooxanaah  kuwo uu qanciyo taasbadatlkeed waxaan ba aragnaa handadaada io daan daansi ay ku hayaaan dawlada meesh ay dawladii cabdulahi ahaayeen kuwan nabada diidan wax fara ku tiris ah oo aan awood meel gaarsiisan hayn  ku aruursan suuqa bakaaraha meelo ka mida maantana waxaan aragnaa inay  madax tooyada looga  baqo inayba qabsadaan  hadaba anigu waxaan dhaliisha siinayaa dawaladan iyo madaxdeeda sare waayo meshay dawlada awood siin lahaayeen waabay nusqaamiyeen awoodii dawalda waxay  oran jireen madaxweyne shariif iyo masuuliin ka mida dawladiisan markey ahaayeen mucaaradka  ethiopia waa gaalo waa cadawgeena  dalkay gumaysanayaan hanaga bexeen waxay gumaadayaan shacabka  taas jaranjaradii uu shacabku hayey ayeey ku fuuleen tageerana uga heleen shacabka hadaba maanta waxaan aragnaa ognahay inay oraod io aayarba ku raadiyeen shariifka iyo saaxiibadiisu inay helaan ciidamo itobiyan ah oo ka taagera la dagaalanka alshabaab iyo xisbul islaam oo ay ayaguba dhiseen markii hore itoobiyana jawaab u siisay shariifka cidamadaad maanta doonayso waa ku waad shalay ku jihadaysay marka diyaar uma nihin inaan saaka ku celino cidamadayasda muqdisho somalidu waxay ku maahmaahdaa godwalaal ha qodin hadaad qodana ha dheerayn  ku dhici doontidaana ma ogide  shareef  god uu isagu qoday ayuu maanta dhex jiifaa  shacabkuu qalday  dhaliyaro uu kuyiri jihaada ayaa isagii ku jihaadaya hubkuu shalay lahaa madax tooyada ku rida ayu maanta leeyahay maxdatooyada ka daaya cidamaduu lahaa shalay ha la saaro ayoo maanta leeyahay ha joogeen kuwiibaxayna hala so celiyo malaha wax shalay la qaraaraa ayaa maanta la macaanaday oo ah kursiga iyo maamulka macalinku haduu yiraahdo saanaa wax loo qoraa barina yiraahdo saan ayaa loo qoraa ardaygu waa uu ku wareerayaa oo sidii hadba lawacnaata ayuu wax u qorayaa shariif wxaa kula dagaalamya adaa shala ku yiri xaas madaxtooyada urida xabada maantana dee sidii ayey usoo idayaan  allow dalka nabad kayeel waxaan ugu baaqayaa nin kastoo ka soo he jeda dawlada inuu  ogaado in sharfiifku maalmo joogayo madax tooyada isaguna imaandoono si bari wax looga maqlana uu wax wanaagsan baro dhalinta uu maanta gacanta ku hayo iyo shacanbkaba dawldana xabada ka daaya adeeca  dhalintaan aad halaajinaysaan waa laydin waydiinayaa bariye taas niyada galiya jaaw by abduraashiid punti

By: Mariam
Wel said Hassan.

Muddo ayaa hamuun loo qabay ir loo caddeeyo qolka mugdiga ah oo si maraqsaar ah ummaadda majaraheedii loogu habaabiyo.

Waxaan kaa codsanaynnaa inaad soo dedajiso muxaadarooyinkii kale ee aad ballan qaadday. Kuwaas oo aan filayo in iyagana lagu kashifi doono rag si aysan uga xayirmin safarradooda Europe ama ganacsigoodaba iyo kuwo kale oo dano dhaw leh u doonayaan inay weeciyaan ittijaaha ummadda. Kuwaasi waa kuwa inta la baxa magacyo barakaysan danohooda shakhsi ama koox raba inay ku daboolaan wixii dhiigga loo qubay.

ALLAH ha ku xafido Xasanoow

By: abu-dijaana
well done job… ugu horeyn thaxx somalimirror staff, sida aad nogu soo gudbiseyn qoraalkan xanbaarsan xog loo bahanyahey in umada oo dhan eey ogaato, waxad modaa aniga qudheyda in aan waxbadan aan xalada somaliya ka ogeyn, balse, qoralkani waxa aad modaa in uu yahey mid indhaha ii furayo, waxa uuna wax ka badalayaa umada somaliyed walxaha eey wax ku qimeyaan. waxase layaab ah, haduu dadka dawlad ku sheega ah ee meesha laisugukeyney eey yihiin kuwa dana ajaanib meesha u joogo yaa umadan somaliyed u maqan??…. waxa aan le nahey qoraagu in uu jogteyo qoraladan ku dhisan xugta iyo cilmiga, wadana ku mahadsantahey.