Mid ka mid ah Shaqaalaha Amin Voluantry Hospital oo Ciidamada Dowladu dileen.

Published on June 25, 2009 by   ·   3 Comments   ·   print

AmbulanceMid ka mid ah Shaqaalaha Caafimaad ee Gaadiidka Gurmadka deg dega ah ee Amin Voluantary Hospital ayaa Maanta ciidamada DKMG ah ku dileen Xaafada Jiiro Wacbuudhan ee Degmada Kaaraan.

 

Ninka la diley oo lagu magacaabi jirey Cumar Maxamed Xabiib waxaa dhimashadiisa u xaqiijiyay Shabakada Somalimirror, mid ka mid ah howl wadeenada Shirka.

 

Waxa kale oo uu intaa ku darey in Sarkaalka la diley u goobta uu aadey Qof dhaawac ah oo halkaa loogu sheegay inuu soo qaado.

 

Dilkiisa ayaa yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada oo Difaac ku jira u si kedis ula kulmay iyagiina gaarigii uu watey rasaas ooda uga qaadeen kaas oo ahaa kuwa caafimaadka ee gurmadka deg dega ah.

 

Waxa ay arintan imaaneysaa xilli ay jireen dhibaatooyin kale duwan oo goobaha dagaalka gaadiidka caafimaadka ee gurmadka deg dega ah kala kulmi jireen.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidamada Bileyska oo xirey Mas’uul ka tirsan Shaqaalaha Dekeda Muqdisho
  2. 10 Qof oo Rayid ah oo Ciidamada Gumeysigu M/disho ku Dileen
  3. Nin rayid ah oo ay si xun u dileen Ciidamada DKMG ah
  4. Nin Rayid ah oo ay Dileen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
  5. Meydadka 6 Qof oo Rayid ah oo Ciidamada Gumeysigu dileen oo laga helay G.Sh/Hoose

Readers Comments (3)

  1. RAAXEEYE says:

    Dhib malahan janqow ayaa maxkamad soo saari doono sow maahan??// Alle duli idinku rid

    Dadka masaakiinta iska laaya inshaa Allah waad duloobeysaan

  2. mohamed says:

    ilaaheey haka qabto umada qoladaan ridada ah ee laayay shicinka hadane usoo dhigtay dadka ugargaaraayo umada dhibaataysan waana wax laga xumaado dhamaan umada somaliyed waan uga tahsiyeynaa

  3. cajiib says:

    Kuwaan wax walba oo wanaag ah saan bay u duminayaan..ILAAHAY HA QABTO .

    Murtadiiin ILAAHAY iyo Nabigiis ka furtay waaye..Balse AL SHABAAB baa loo helay oo duruus siiyay nijaasta .




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidamada Bileyska oo xirey Mas’uul ka tirsan Shaqaalaha Dekeda Muqdisho
  2. 10 Qof oo Rayid ah oo Ciidamada Gumeysigu M/disho ku Dileen
  3. Nin rayid ah oo ay si xun u dileen Ciidamada DKMG ah
  4. Nin Rayid ah oo ay Dileen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya
  5. Meydadka 6 Qof oo Rayid ah oo Ciidamada Gumeysigu dileen oo laga helay G.Sh/Hoose

Latest Headlines