Maraykanka ayaa maanta si toos ah u qirtay in DKMG ah ay gaarsiiyeen Hub iyo Saanad si ay uga hortagto Xoogagga ka soo horjeeda.
Afhayeen u hadlay Wasaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Ian Kelly ayaa saxaafadda u daahfuray in Dawladiisu hub iyo saanadba u dirtay DKMG ah si buu yiri ay ula dagaalanto Mucaaradka.
Kelly ma sheegin nooca Hubka iyo rasaasta ay ugu deeqeen Dawladda Sh.Shariif oo dagaalo xoogan oo intooda badan looga itaal roonaaday kula jirta dhaqdhaqaaqa Mujaahidiinta alshabaab iyo Al-Xisbul-Islaami waxayna ciidamo gurmada ah oo badbaadiya ka codsatay Dalkalka dariska ah oo ay kamid tahay Itoobiya.
Waxaa jira shixnado kale oo hub iyo rasaar ah oo la soo gaarsiiyay Ciidamada AMISOM iyo DKMG ah kuwaas oo aan wali la shaacin dalalka ay ka yimaadeen waxaana Dawladda loogu yaboohay Malaayiin Dollar oo sida la sheegay loogu talagalay dhismaha Ciidamada DKMG ah.

Related posts:
waad salaaman tihiin umada somaliyeed , insha’allah mar dhow mujaahidiinta oo hubkaasi haysto ayaa la arki doonaa,
kuwa ciidanka ahi waa ku baahan oo nafa qadaraysan hadee gacantooda hubka soo galo si waliba hubka ha loogu qeebiyo waxay u sii gudbin doonaan mujaahidiinta ,
wax laga walwalo meeshani ma taalo , ilaah ha ka yeelo mujaahidiinta kuwa goosha raacdo , insha’allah
waa yaab walaahi mareykan in uu islaamka gubo ma ahanee dan nooma haayo.ilaah hanaga naga qabto.teeda waxaan dhihi lahaay sh shariif ilaah ha u toobad keen. dhiigaan gacmaha kula jiro hakala baxo.hadii lagaa xoog badiyay iskaga tag waligeed ayaa lakala adkaan jiray.itopia iyo markeykan hanoo soo wadan.shadii aad soo wadato ne. ilaaheeyga itopia iyo mareykan uumay ayaa joogo.salaama caleykum..
hadii soomaalidu heshiin wayso in hub rasaas qola walba lasii nayo ma shakibaa idinkaga jira shabaab iyo xasan daahir haday islee yihiin shariif shan qarla’aan ayuu tagidoonaa walee qalad bay iska dhaadhiciyeen sabatoo ah arintu waa xaniiya taabad shariifna yeeli maayo arintii shareecada ee uu wax ka bilabay in layiraa waa gaalowday dhiigaagu waa banaan yahay rag kale oo shiikh xasan kujiro iyo alshabaab ay yiraahdaan anagaa taladii la wareegnay shariif taas geeri ayuu kaxigaa marka xaalku waxa uu u egyahay in wadanka soomaaliya uu gacan ajnabi ku dan baydoono ama shariif hakeeno ama shabaab hakeeno kolay xaalku waxa uu u egyahay in aan qolana samri doonin ilaa qolo karkaarka lawaydaarsiiyo.
waad bixinaysaan waadna ka shalaayaysaan waxayna noqon doontaa qaniimo mujaahidiintu ka faaiidaystaan meel fog ma tagayo hubkaas wuxuu galayaa gacan mooryaan mooryaana waala yaqaanaa wabilaahi towfiiq
soo dir hubka waa la rabaa , ugu danbeeyn gacanta mujaahidiinta ayuu galayaa
ogeysiis-dowlad islaam sheganeysa o noqotay tii ugu horeysay e adunka so marta e cadowga isLamku ay hubeyen o hiil iyo ho la dabataganyihiin tarikhyahanada wa in ay qoran tariiKhda islamka an horey uga dhicin madaxweynihi ugu horeyay e dhaha islam ayn xukumaya isla markana cadowga islamka yuhuud iyo nasaaro ay hil iyo ho la dabataganyihiin
(WALIGEY MA ARAG MANA MAQLIN MANTA I KOW -CADOW HUBEYNAYO CADOWGISA KOWAD)HADI ILAHEY SWT U INA LEYAHAY DADKA MUSLIMINTA AH IYO ISLAMKUBA MA LAHAN CADOW KALE E AN AHEYN YUHUUD IYO NASARO -HADABA SE KU DHACDAY IS WEYDIYA CADOWGI ILAHEY SHEGAY IN U ISLAM DOWLAD SHEGANEYSA U HUBEYO–HADABA AMA SHARIIFKA IYO KOXDIISA AYA BEEN SHEGAYO -MISE WAXA AYNU DHIHIKARNA QURAANKA KAREEMKA AH AYA BEN INO SHEGAYO -SUBXANALAHA HADABA INTAN QURANKA KU TUHMILAHEYN BEEN WAXA XAQIIQO AH IN SHARIIFKA IYO KOXDISU BEEN ABUUR INDHA LA AAN AH AY KU SHEGANAYAN DOWLAD ISLAAM AH YAA LA TALIYA O DHAHA LABA DANBI HA GALININA CILMINA WA U LEDAHAY IN AYSAN DHICIKARIN WAXAS AD ISKU WADA E KU EKOOW SHEKAI C/LAHI YUSUF IYO KOXDIISE KUWAS O LAGU TUHMI KARO HAL DANBI O AH IN AY DABAKHI WAYEN SHARECAD ISLAMKA CABSI AY KA QABAN GAALDA NOCAS O LAGU YAQANO MARKAS IN AY GAALADANA HIIL IYO HO LA DABA TAGNADAN LAKIIIIIIIN WA WAX LALA YABO SHARECAD ISLAM O GAALO HIIL IYO HO IYO RALI AHANSHO LA DABA TAGANTAHAY WALAAHAY WAN LA YABAY ANIGA SI AAD IYO AAD AH E BAL QOFKI WAX IGU DHAMA SIDA AY KU SUROBIKARTO ARINTAS HA IGA JAHIL SARO FADLAN DADKA MESHAN WAX KU SO QOROOW???
maraykanka horay asakaa u keensaday kooxda Riddada iyo gaalada ilaalinaysa sidaasi darteed ayuu taagerada milatari u siinayaa si ay uga fuliyaan rabitaankiisa dalka soomaalay
haddii eebbe idmana duli ayuu kala hoyan doonaa soomaaliya.
TO; Okash
iska hadal wad hadli doontaa.
iska hees hees waxma sheego
Hubka waaba jaaniskii mujaahidiinta ay hub casriya iyo saanad lacag la’aana ku heli lahayd bi’idni raxmaan
walaalkayga ee dhahay hala iisoo jwaa bo waxaan leeyahay kaliya waxaa weeye maah maah dii aheed lajiifiyaana bannaan lajoojiyaana banaan waxayna ku baxday maahmaahdaas sheekh baa laweydiiyday masalo xoolo beer galay oodalagii cunay ama mirihii see loohukmiyaa ?
markaasuu yiri ul keena istaajiy na markaa miraha kudul shuba miraha ilaa ay buu xsanto markaas ayaa layiri sheekhoow loa daada ayaa kujirta xoolaha wax cunay markaasuu yiri usha jiifita sheekh shariif waa sidaana
inshaa allaah inaad fahamtay waxaan kawado
midna obamaa hubka siiya midna asiyas afawargi ayaa hubka siiya ,waa yaabe ma mid doonaya diin islaam ayaa ku jira maxaa loo kala fadhilayaa ,haddii aydaan heshiin kuligiin dad cadow u shaqaynaya ayaad noqonaysaan oo haddaad hadeer garan weydaan mar kalaad garan doontaan ; aadan galaydh wuxuu yidhi maantaan tamar hayeyna talo ma hayn maantoon talo hayana tamar ma hayo.
Waxaan isweydiiyey, hubka ay shabaab iyo al-qaacida ku dagaalayaan iyo saanadda, ma ayanka ayaa sameysta. Hubkaas waxaa lugu sameeyey waddan gaalo. Marka haddii aad soo gadato waddan gaalo ayaa kasoo gadatay haddii lugu siiyana waddan gaalo ayaa ku siiyey.