Yuhuuda oo Xoog ku gashay Qabrigii Nabi Yuusuf Calayhi Assalaam.

Published on June 24, 2009 by   ·   12 Comments   ·   print

YuhuudIn ka badan Kun Qof oo Yuhuuda Xag jirka ah ayaa Xoog ku galay Qabrigii Nabi Yuusuf Calayhi Assalaam oo ku yaala Magaaladda Nabulis, waxaana Dadkaasi aad u ilaalinayay Ciidamada Gumeysiga Yuhuuda, xili Shalay uu xoog ku galay Wasiirka Amaanka Yuhuuda Masjidka Al-Aqsaa.

Ilo wareedyo Falastiini ah ayaa sheegay in Ciidamada Gumeysiga Yuhuudu ay Si adag u ilaalinayaan Muwaadiniinta Xag jirayaasha Yuhuuda ee Xooga ku galay Qabrigii Nabi Yuusuf Calayhi Assalaam, waxayna isku wareejiyeen Dhamaan Nawaaxigiisa.

Idaacadda Yuhuuda ayaa sheegtay in Wadaado Yuhuud ahi Booqdeen Qabrigii Nabi Yuusuf Calayhi Assalaam si bay tiri ay u Gutaan Waxyaabo ay aaminsanyihiin Yuhuuda Xag jirayaasha ah, waxayna saaka alasay horey tageen halkaasi iyaga oo ku nagaaday Mudo saacado ah.

Galitaanka ay Yuhuudu Xooga ku gashay Qabrigii Nabi yuusuf ayaa la sheegayaa in ay iska kaashadeen Ciidamada Amaanka Yuhuuda iyo kuwa Maxamuud Cabaas.

Xili hore waxa uu iska hor’ imaad xoogani ku dhex maray Qabriga Nabiga Yuusuf Calayhi Assalaam Ciidamada Gumeysiga Yuhuuda iyo Shacabka Reer Falastiin ee la gumeysto waxaana halkaasi ka curtay Kacdoonkii loogu Magac daray “Kacdoonkii Al-Aqsaa” oo ay ku Shahiideen Rayid badan oo reer falastiin ah, sidoo kalana ay ku geeriyoodeen Askar badan oo Yuhuud ah.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Wasiirka Amniga Yuhuuda oo Galay Masjidka Al-Aqsaa.
  2. Yahuuda oo isku diyaarinaysa inay Xoog ku qabsato Majidul Aqsaa Khamiista soo socota
  3. Yuhuuda la Deegaameeyay oo 11 Falastiiniyiin ah dhaawacyo u geystay
  4. Qazza oo la Duqeeyay & Gaari Jiib ah oo laga gubay Yuhuuda
  5. Dibad baxyo balaaran, dhanna ka ah Duulaanka Yuhuuda ee Reer Qazza oo Ka Dhacey G.Sh/Dhexe.

Readers Comments (12)

  1. abu sadiiq says:

    Alle halaag deg deg ah ha kurido yuhuudda iyo cawaanteeda
    Alle ha halaago aamiin aamiin aaamiin

  2. jugjug says:

    ISKA DAASHO DAASHOODA CALANKII MADOOBAA EE KALMADA TAWXIIDKU KU XARDHANAYD WUXUU IDINKAGA SOO SOCDAA DHANKA SHAAM IYO KHURAASAAN.

  3. Masrux maxamed says:

    A s c hasi waden daka dekanka dagalka naftodana allaha ha uga badeshen janatul firdows waa mishi jihadku ka xogaysan lahaa shacabkuna ha u wacden allah iyo mujaahidinta islamka qofka muslimka ahow qiiro o dib u fikir

  4. ugaaso husein says:

    ilaaheey ha naga qabto yahuudda muslimiinta qluubtooda ana haiskuduwo hadaan soomaali nahay na sidaas oo kale ayeey gaalo noo rabtaa hadii gaalo iyo carab wax tarayaan masjidu al aqsaa iyo falastiin ayey bad baadin lahaa oo xaq darro lagu heesto

  5. cabdulaahi gureey says:

    ilaahow halaag oo duleey kuwa sababta u ah islaamku duloobo si m.muud cabaas iyo kuwa lamidkaa ee sheeganaya in ay islaam madax uyihiin lakiin waa amerikaan ku hadlaaya luqad islaam waxaa noo madaxa oo noo umara ah kuwa jihaadka dhabtaa utaagan jihaadka .

  6. caadle says:

    somalimirror ilaahey kabaqa oo dadka hamarinhabaabina,
    ciidamada fatax ma`ahan ciidamo gaalo ah, waxeyna ahaayeen mujaahidiin sida magacooda kamuuqata, waxaa wadada kaleexiyay maxmuud cabaas balse taa macnaheedu ma`ahan in ey yahuuda kusaacidayaan xoog kugalka qabuuraha anbiyada ilaahey,
    hadalkaas meesha aad kasooxigateen sheega waa hadal culuse, hadii aad idinka alifateena raaligalin kabixiya,
    waxaad maanta kuxadgudubtay ciidamada ururki uguhoreeyay ee u istaaga xureynta filistiin(xaratul taxriir al filistiiniyah-fatax-)

  7. nuurow says:

    Allaah ha jabiyo gaalada nabi yuusufna bari buu ka yahay

  8. Waranle says:

    Yuhuudi Waa Boqole Niman baa biirinaayaa… Maalin baa iman doonta In Dhulka barakaysan oo dhan la Xoreeyo ee gacanta Yuhuuda ku Jira.. Amiin… Insha Allaah

    Illaahow Somalidu Is raacdaa oo daba dhilifka iyo Cadowga Meel looga soo wada jees’taa.. Amiin….

  9. caaqil yare says:

    yuhuudu in ay gasho qabriga nabi yuusuf calayhi salaam wax lala yaaba ma,ahan oo waxa ay horay u gashay masjidka al aqsa waase kasiidaran kuwa isku sheegaa muslim ee waardi yeeynaa yuhuuda booqatay qabriga
    waa wax lala yaabo ,waase laga jaasi doonaa insha alaahu

  10. munaafiq ujawaab says:

    fatax hadii ay diinta ka leexato
    waa gaalo yahuuda la mid ah

  11. islaam jacayl says:

    waxaa lanagarabaa hadaa nahay muslimiin in aan dhiig isgalino oo iska celino gaalada , yuhuud waa 6 milyan , soomaaliyaaba kabadan waxaana lanaga rabaa in aan hilkii qof oo muslim ah uu iska celiyo labo qof haduu kacararona waa danbi . waa in jihaad saf ballaaran ah aan u diyaar garownaa oo aan galnaa hadii aan muslim nahay.oo ilaaheey cibaadadiisa labadiyo.

  12. Dhalha says:

    Bismilah. …. Ilaahay muslimka qawiga ah wuu ka jecel yahay kan jilicsan , cilmi ku darsada oo ha deg degina , wax barta oo niyada ha la qurxiyo , had qabri Yusuf calyhi salaam xoog lagu galay , nabi muxamed s.c.w. Waa la daqray . …wax barta sugnaadana , riyahaa ku qosla idaha qaawan ,. Amxaaro ka hadal iyo soomaliya Cadawgeeda 1aad , carab kale ayaad tahay hadii kale , oo waxaad ka hadaleyso waa qabri xoog lagu galay . Adigoo nool baana xoog laguu galay , Marka iska habaartan audio habrihii . Asalaama alaykum




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Wasiirka Amniga Yuhuuda oo Galay Masjidka Al-Aqsaa.
  2. Yahuuda oo isku diyaarinaysa inay Xoog ku qabsato Majidul Aqsaa Khamiista soo socota
  3. Yuhuuda la Deegaameeyay oo 11 Falastiiniyiin ah dhaawacyo u geystay
  4. Qazza oo la Duqeeyay & Gaari Jiib ah oo laga gubay Yuhuuda
  5. Dibad baxyo balaaran, dhanna ka ah Duulaanka Yuhuuda ee Reer Qazza oo Ka Dhacey G.Sh/Dhexe.

Latest Headlines