Comments on: Shabaabku ma khawaarij baa ?? Shiikh Cabdiraxmaan Abyad
By: baashir
aswt
aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida fiican ee sheikh u bayaamisay arimaha alshabaab.. waxbaan islahaa kuwani khawaarij way ka daranyihiin ..lakiin waa minu aadam.
By: XUSKA
sheekha khayr ALLAAH ha siiyo wuxuu odhaahda u yiri sidaan u oran lahaa haddii aan cilmigeeda lahaan lahaa, wuxuuna saaray miisaan fiican, wuxuuna dhigay meel fiican, waxaana oran lahaa culimada ILAAHAY WAX BARAY sidaas oo kale dadka caamada ah wax ugu iftiimiya, tan kale maxaa keenay in shabaabka lagu xadgudbo oo la dhaho waa KHAWAARIJ? waxay ila tahay iyaga qudhooda ayaa miisaankii lumiyey markay qof muslim ah MURTAD ku sheegeen. hade waxay ila tahay waa TILKA BITILKA ama ISU TUUR. hadhawna aan wada toobad keeno intay goori goor tahay.
By: qaasin
Aslaamu calykum
ugu horrayn waxaan sheekha leeyahay JAZAAKALLAAHU KHERAA intaas ka dib, waxaa jirta maahmaah oranaysa (qofka waxa uu rabo ayuu caqligeeda leeyahay)walaalayaal haddii xaqa la sheego rabitaanka yaynaan ku dafirin, qoraalaka wadaadka haddii aan dhuuxay qoraal ka dheelli tiran waa yar yahay ayaan oran karaa. waxaa jirtay su’aal uu isaga isweydiiyay oo ahayd SHABAABKA WAX MAKA QALDAN YIHIIN? isagii ayaa ka jawaabay oo yiri HAA! walaal haddaba waxa dadka qaar rabaan miyaysan ahayn muxuu u dhihi waayay shabaabka waa khawaarij!!!
waxaa hubaal ah oo qofkasta oo diin daacadi ka tahay ogyahay in shabaabku diin uga dhowyhay Suufiyada habeenka ah oo shirkiga difaacaya bal xukun islaami ah oo lagu hamiyo iska daaye, qolodan dowlada sheeganaysa ee maqaar saarka ah iyo ahahaado ladirirkooda iswata. walaal Alaah ka baq oo ogow in geerida dhhowdahay Allaahna la hor istaagi doono, dano gaar ah iyo qabyaaladina lumidoonaan.
By: Aden
A.w. walaalayaal soomaaliyey waxaa ii muuqata in ruux  walba uu rabo xaqa inloo dhigo  sida isaga hawadiisa  waafaqsan, sheekha mas’alo ayuu uga hadlay sida shareecada  qabto, waxaana muuqata in dadka qaar ayba ka gaartay in ay isaga dureen!! Allaah ka cabsada walaalayaal. tankale markaan si Lillaahinimo ah u hadlaynno 3-di kooxood oo uu sheekha  xusay ee kala ahaa:  1-suufiyada mas’alo gaabka ah. 2-Ashahaado la diriryada 3-iyo shariifka ku fadhiistay kursigi C/lahi miyaa xaq udhow mise shabaabka ku hamiyaya soocelinta khilaafadii duntay. waa qasbiyan in qaladaad uu ka dhici karo cid walba oo bashar ah oo wax qabad u istaagta waxaan suubanihii ahayn (SCW).
By: bin ali
qoraaga aad ayaan ugu mahad celinayaa sida uu inoogu fafaahiyay arintan uu mugdiga badan iiga jiray aniga gaar ahaan maxaa yeelay aad ayaan uga soo horjeeday kooxda alshabaab. waxaana ka shakisanaa mabaadidooda oo waxaan is lahaa khawaarijta la sheegayo amey yihiin laakiin hada waxaan gartay iney ka fogyihiiin waxaas ilaahna waxaan weydiisanayaa inuu ii dambi dhaafo wixii aan ku qaldamay iyaga iney i saamaxaan ayaan weydiisanayaa laakiin wali waan ku diidanahay siyaasada qaarkeed laga bilaabo hadana magacaas uguma yeeri doono inshaa alah
By: latiif
Ay AWW
Soomaaliyay Allah ka cabso . Hebel baa sidaan ah iyo Hebel baa sidaan yiri barito waxba maku tarayso kaliya camalkaa ga suuban mooyee..Haddaba waxaa ku oron lahaa ninka maqaalkan qoray ..waxaa hubaal ah inaad cilmi u leedayhay diinta sida ka muuqata maqaal kaaga marka hadii aad runta kasheegaty ee aadan cidna u xaglin iyo hadii aad qolo u xaglisayba Waxaa hubaal ah in allah in uu kaa abaal marin doono. Laakiin anigu shaq ahaan waxaan aa min sanahay in ay soomaali kuwa madaxda u ah hadii ahaan lahaa yeen DKG ama Xis biyada ka soo hor jeeda in ay shacabka somaaliya dambi kagaleen cidii tiraah da dambi malahan na ay been sheegtay…marka allaha na hanuuniyo nabdna hana siiyo wtfq
By: axmed
wadaadku waa uun alshabaab, warkiisuna waa cad yahay. muu alle ka cabsado oo runta ka sheego nimankaas caddaystay khawaarijnimadooda.Bal fiiri waxy dilaan,gaalaysiiyaan,shirqoolaan qofkastoo ka soo horjeeda fikirkooda, waxay quraanka ama aayadaha u fasirtaan siday rabaan. waxaana u dambeeyay godone.
By: Nadifa C/xaliim
Asalaamu Calaykum…
Sheekh waad mahadsantahay laakiin maqaalka ma dheeli tirna becoz waxyaabaha ay khawaarij kala simanyihiin ma aadan sheegin oo runtii iska cad, sida inaysan culimada warka ka maqlin, midowga iyo madaxda oo ay guluf ku kiciyaan, dirirtooda oo ay xaq u maleeyaan wixii kasoo harayna hadayba jihaad ku jiraan uusan sax ahayn ilaa dhankooda laga soos afto.
MId kale waan kugu dhaliilay, oo ah qofka qoraaga ah ee raba inuu wax qiimeeyo carabkiisa qadafka waa ka dhowraa hadiise  mooyi aad si cad qolo ula jirto taas waa gooni, lakin qolada ay siyaasadda isaga soo horjeedaan oo madax ah baa ku tilmanta khawaarij saxiix, ogoow inay qaarkood dhaheen halka inta kale ay dhaheen waa buqaad, waxadana tiri WAABA HADII DOWLADNIMADOODU SUGNAATO, nacam halkaas inaad iyaga dhaliilsantahay baan ka aragnaa, halka shabaab marka aad ka hadlaysid aad ceeb iyo eed tiraysid oo aanad si carab leexis ah aanad wax uga sheegin.
WA IDAA QULTUM FACDILUU, hadaadan adigu soo bandhigin wanaaga dowladda, dad kalaa ka hadli doona, hadaad ceeb tirtay shabaab, dad kalaa ceebtooda ka hadlaya.
Laakiin si weyn baan kaaga mahadcelinayaa, juziita kheyran ilaahay ajar badan ha kaa siiyo cilmiga aad dadka u soo bandhigtay.
Nadifa C/xaliim
By: Maxamed Cabdi
WWW
Sheekha waa isku dayey inu difaaco Shabaab, laakiin ma difaacin ee wuxuu sheegay in  uu yacahay nin ku qanacsan waxa shabaab wadaan.
Bal aan fiirino  tilmaamaha uu sheegay Sh. Abyad, waxay shabaabku ku sifoobeen qaarkood, misaal:
*Dirirtooda ama halgankooda oo ay ku wajahaan muslimka halka gaaladu ay ka badbaado .
qodabkan waa ku sifoobeen, anaga weli ma arag meel ay gaalo kula dagaalameen aan ka aheyn muslimiinta, taasina waa wax cad, maxaa ognahay inta umada jihaadka ku jirtay, ayagan maamulada dadka sameysteen ayey dagaal ku wadeen.
*Ahlul cilmiga oo laga fogaado lana xaqiro.
Qodobkani hadii aan fiirino waa la ogyahay in ay waxba ku qaadan waayeen dhamaan wixii culimad ay soo jeediyeen, waxayna ku doodeen in Mareykana ay u shaqeen, SUBXAANALAAH.
*Midawga muslimiinta iyo madaxdoodaba in guluf colaadeed lagu kiciyo , iyagoo ka duulaya inay gaalo yihiin.
Taasina meyeysan ku cadeyn in ay ku duuleen dowlad sheegtay in ay Islaam tahay, dadka intiisa badana ay ku qanacsanyihiin
Marka Sh. Abyad ma cadaalad falin, ee waxuu u muuqdaa in uu yahay qof rabay in uu difaaco Shabaab, laakiin ku xadgudbay difaaciisa, marka sheekha aayada uu soo qaatay si fiican ha u darso:      ??? ??????? ????? ??? ??? ?? ?? ?????? ?????? ?? ???? ??????
WALBILAAHI TOWFIIQ
By: s.deeqa
waxaan codsanayaa inaad ku soo celisan maqaalkii ku saabsanaa jawaab celinta ku socota sh.abyan,oo ahaa khawaarij ma lagu tilmaami karaa kooxda shabaab.waxaana aan qoray 30/06/09,haddaba haddii uu yahay wabside loo isticmaali karo si caalami ah ama ka fayow qabiil iyo kooxaysi waxaan codsanayaa in si dhaqsa leh loogu soo celiyo halkiisii ciddii su,aal  ka qabtana ha igala soo xariirto cinwaankeyga aan ku qoray maqaalka.waadmahadsantihiin.