Comments on: Wasiirka Amniga Yuhuuda oo Galay Masjidka Al-Aqsaa.

By: abu_zubeyr
waxaan ka xuma hay waxay yuuhuud samanayso masaajidka laabad ee islaam ka waxaan  somalida ka codsanayaa inay aadan  falastiin oo ay jihaadka qayb galaan waxaan oo malaynaaya inaan jihaad ka jirin soomaaliya ee walaalyaal halkaa aada ilahay kheyr haynisiiye waa bilaahi towfiiq

By: qaliiil yare
layab maleh waayo haduu hurdo muslimku waxaa kaca gaalada kadib hurdadii eey hurdeen gaaladu waxaa dhacday iney kacen 100 nin ooyahuud ah waxayna qabsadeen masjidkii barakeysnaa waxaan leeyahay malahan falastiinkaliya wuxuu kadhaxeeyaa muslimka oodhan eedifaaca ooallah kabaqa hadiikale allah waa idinka bedel qaada doonaa waxaan rajaynayaa inaan gari doono qusus anagoo socod kabilaawnay muqdisho geyna doono calanka madow insha alllah diyaar garoobaayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

By: Jiiqeey
Faarax yare,

Nasteexada waxaa laga bilaabaa gurigaaga waana

taas waxa shabaab ugu mashquulsan tahay in

wadanka laga dhameeyo dabadhilifyada marka

hote, dabadeedna gaalada ayagaa iska carari.

Hadal kuma filna nimanka gaalada mashruuca

soo siisay oo hadana u yeeranaya ethiopia.

Xoog maahinee wax kale ma gartaan.

By: AHMED
ASCWW ILLAAHOW YUHUUDA IYO GAALADA JABKOODA ANOO NOOL ITUS AAMIIN

By: Faarax yare
Shabbabku hadii ay jihaad doon yihiin ha aadaan xagaas ay yuhuudu dhiiga islaamka caadaysatay iyo maskijidkii barakaysnaa oo ay iga oo qudhmuun dhex marayaan, Soomalidu waxeedu hadal ayaa ku filin iyo wacdi ee in la isku qarxiyo uma baahana.

By: Miska wadahadalka imow
ASC

Somaliyey intaan darsi ha idinku filaado sida muqadasaadka islamka loogu jeesjeesayo oo calamul islam oo dhan ka aamusan yahay. Kuwa xukumo wadamada islamka kuligood waa wada dabadhilif la soo kireystay. Sidaasoo kale, ayaa la rabaa in shariif uu noqdo cabbaska falastiin oo ummada gumaada, si toos ahna ugu xirnaada CIA da mareykan iyo Mosadka yahuuda. Waa haddii shariif u hirgasho shirqoolka uu la damacsan yahay islaamiyiinta. Illaahow Shariif ummada ka qabo. WSC

By: Manexe
Gardaradda iyo xumaanta gaalada dhaafi mayso ilaa cirka la tuso.

Waxanoo dhan waxaa ka daran Sh sharif’ka beeneeyeey oo waliba xaqiray ayaatka iyo axaadithta tiradabadan ee ku saabsan badbaadinta dalka iyo umadda Islaam’ka ah kadib marka uu si bareer ah gaalo iyo huwantooda dalka ugu fasaxay.

Alloow towbada haynaga xumeen. aamiin.

By: C/fatah abu ayub
Ina lilah wa ina ileyhi rajicun Alow arinkan bari ban ka ahay alow ka dhowr guryahada barakeysan cadawgada kuna dhowr garbaha mumininta jihad donka ah Amin Amin

By: hergeisa
axx waa waxa laga damqadaa arintaasi ,walalkayga muslimka ahaw meel lagu jihaado halkaas ayaa ugdhaw inta soomali aad laynayso yuhuudaas aaya kaxun ,illaahay ayaa inooga waramay ,maruu fakar oo kutaam in aad ka xorayso yuhuuda masjidka labaad ee islamaka

By: cabdulaahi gureey
waa wax murugu leh in cadawgu sidaa ugu tacadiyo masjidka labaad ee islaamka waxaana sabab u ah cumaasha dabadhilifka ah ee wadamada islaamka madaxda ka ah ilaahow kuwaas bari ayaan ka nahay mana aminsani sharafta islaamku ay ku sonoqoneyso wax aan jihaadaheyn