Beesha Wacbuudhan Abgaal“waa in laga soo wada horjeesto Fikirka Khaldan ee Keenista Ciidamada Cadowga”.

Published on June 23, 2009 by   ·   11 Comments   ·   print

Kulan ay soo qeyb galeen qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka & Waxgaradka Beesha Wacbuudhan Abgaal ayaa Maanta ka dhacey Xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.

Waxaa kulanka laga akhriyay Warsaxaafadeed Beeshu u dhan tahey oo ka koobnaa dhowr qodob kuna saabsanaa Xaaladihii ugu danbeeyay ee Wadanka gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Qodobada ku qornaa kulanka waxaa ugu muhiimsanaa dhaqan gelinta Shareecada Islaamka, Diidmada Ciidamo shisheeye oo dalka la keeno & taageerida cid walba oo ka shaqeyneysa danaha Diinta, Dalka & Dadka.

Kulankan ayaa daba socdey Shirweyne dhacey Shaley oo qeybaha kale duwan ee Beeshu isugu timid, waxaana laga soo saarey kulankaas baaq Odayaasha Beeshu ku saxiixnaayeen oo u qornaa sida tan:-

Bayaan

Bayaan



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Cumar Xaashi“Waxaa loo baahanyahay inay u diyaar garoobaan, Cadowga Gudaha iyo Cadowga Dibada inay iska difaacaan”.
  2. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee degay Deg. Wallaweyn oo baaritaano iyo dhibaatooyin kale halkaa ka wada.
  3. Qaraxyo Caawa Laga Maqley B/Weyne Iyo Hadalo Laga Yiri Duqeyntii Ciidamada Gumeysiga
  4. Sh.C/qadir Cali Cumar “In Nabada laga wada shaqeeyo oo is Faham la helo oo Aragtida la Mideeyo taas ayaan soo Jeedinaynaa”
  5. Beesha Caalamka oo Shirka Djibouti Dedejin ku wada.

Readers Comments (11)

  1. cali says:

    asc
    salaan kadib waxaan u mahadcelinayaa beesha wacbuudhan waxaana oogu hanbalyeynayaa mowqifkeeda ay kaga soo horjeedo cadowga umadda soomaaliyeed gaar ahaan iyo islaamka guud ahaanba
    waxaan ka codsanayaa inay dhammaan beelaha soomaaliyeed qaataan mowqifkaas oo kale kana hortagaan keenista ciidamada shisheeye dalkeena

  2. sahro says:

    kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk jambalka raqiiska naga dhaafa, warqadaan ninka qorey waan naqaan waa nin u dhashtey beesha Cumar Maxamuud (MJ).

    wax kale inoo keyn oo kaa qaadan karno

  3. kaahiye says:

    wacbuudhaney kafaa iidaysta jaaniska idinsoomaray waana ku mahadsantihiin sida wanaagsan oo aad utaageerteen islaamka iyo maslaxada soomaaliya waxaana leeyahay halaguwada daydo waxayna ii tahay anoo kasoojeeeda beesha wacbuushan abgaal oo horey aan lakaftamiwaayay qabaailka soomaalida qaarkod maanmta waan kufaraxsanahay go aanka beesheyda

  4. cali cadde says:

    Beesha wacbuudhan abgaal aad iyo aad ayeey u mahad santehy Shariifku awalba beesha dan uma heynin Ee indha-cadde iyo Shaaweey ha difaaceen iyagoow Wasiiro ka wada dhigtee..!!!

  5. c/raxmaan goobe says:

    waxaa looga baahanyahaybeelaha kale in ay ku daysadaan beeshaan ka hadashay waxa dalka iyo diintaba lagu badbaadinayo

  6. Shiiq says:

    Maasha alaah waa guul usoo hoyatey umadda Soomaaliyeed sababtoo ah waa beel weyn oo aan la dhayalsan karin, waana talaabo geesinimo badan xambaarsan, guuleysta mujaahidiintoow, beelaha kalena sidaa baa laga sugayaa kol dhow insha Allaah…

  7. RAAXEEYE says:

    Waa wax aad iyo aad loogu farxo Baaqa Odoyaashan Sidaas oo kale ayaana la gudboon dhamaan Beelaha Somaliyee in ay u diidaan Keenida gaalada wadanka.

    Inshaa Allah Tariikhdu wey xusi doontaa mowqifkan fiican ee beesha wacbuudhan abgaal ee ah in ay is garabtaagayaan cid walba oo doonta islaamka dalka ku dhaqi taas oo ah xalka keliya ee somalia sidoo kale waxay u tahay sharf in ay iska diidaan keenida gaalada wadanka taas oo dhib mooyaan aan wax kale soo kordhin doonin sidii horay loo arkay.

    Fadlan dhamaan belaha kale ha qaateen mowqifkan mid la mid ah

  8. nadia says:

    Beel hebel baashirtay/shireeyso intiiba ladhahaayo soomaaliya faaida kama soo socota!!!!!!!!!20 sano kadib weli meeshi lee joognaa!cajiib.

  9. Hanad says:

    Asc salan dhamaan umada somaliyed meel kasta oo ay ku nol yahiin gaar ahaan dadka masaakiinta ah ee ay dagaaladu halaageen tas ka dib marka kowad waxa mahad iska leh ilahay oo umadanada ka dhigay mid aan marnama ogalayen gumaysi ducfi ah oo markasta ku ha

  10. muslimat says:

    ASALAMAAMA CALAYKUM WALAALA YAAL WAAN IDIDNKU TAAGEERAYAA MOWQIFKIINA AH TAAGERIDA DIINTA ISLAAMA EE KA FOGAADA QABIILKA W.B.T.

  11. abuu muscab says:

    masha’alaah way mahadsantahay beeshan taageertay Mujaahidiinta.
    Wacbuudhan Abgaal ma ahan kuwa sharyar walee gaalo iyo gaala raac way gacan gelayaan haddii beeshaas iyo kuwa gale Mujaahidiintii taageereen




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Cumar Xaashi“Waxaa loo baahanyahay inay u diyaar garoobaan, Cadowga Gudaha iyo Cadowga Dibada inay iska difaacaan”.
  2. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee degay Deg. Wallaweyn oo baaritaano iyo dhibaatooyin kale halkaa ka wada.
  3. Qaraxyo Caawa Laga Maqley B/Weyne Iyo Hadalo Laga Yiri Duqeyntii Ciidamada Gumeysiga
  4. Sh.C/qadir Cali Cumar “In Nabada laga wada shaqeeyo oo is Faham la helo oo Aragtida la Mideeyo taas ayaan soo Jeedinaynaa”
  5. Beesha Caalamka oo Shirka Djibouti Dedejin ku wada.

Latest Headlines