Comments on: Sh Shariif:“Laga bilaabo Maantana Dalku wuxuu gelaa Xaaladaas deg dega ah”.

By: xaaji macow
allaylehe shariif wuxuu qaaday wadadii walaalkii c/llahi yuusuf oo uu ku fariistay kursigiisii,marshal low ama xukun dagdagana waa xunbadii uu c/llahi cuskaday markii doontu la ciirtay villa somaliyana uu fadhiyi waayey ,c/llahi yuusuf waxaa soo sharaxay reer galbeed iyo xabashi si somaali loogu adeegsado,shariifna sidoo kale maraykan ayaa soo sharraxay markii mabaadi’dii uu ku andocoon jiray laga dhar siibay ,heshiis hoosaadyana lala galay dhagtana wax gaara loogu sheegay laakiin taa oo laba sano loo sheegay inuu madax wayne ahaanayo xabashi iyo maraykanna taageerayaan wuxuu dhaafsaday diintiisii iyo magacii qaliga ahaa ee uu ummadda islaamkaa dhexdeeda ku lahaa ,ilaahay ayaa fashilay allaha fogeeyee ,maantana wuxuu marayaa in uu wadanka gaaloo dhan ku casuumo oo dadka muslimiintaa iyo diintooda iyo dalkoodaba uu dhaafsado kursiga ciriirigaa ee villa somaliyada hareeraysan ,arooy shariifoow awalaad muslimiintii daacadda ahayd khayaantay haddana mudaba kuuma harin ee maraykan magangalyo waydiiso ama c/llahi yuusuf yaman uga daba tag laakiin magacaa ba’ye gaalada wadanka aad ugu yeerayso ka daa

By: faqaye
Dhamaan akhristayaasha waan salaamayaa

salaam kadib

shariifku waxuu qarsanayey ayuu banaanka soo dhigay, marka waxaan u arkaa arin guul ah oo shacabka soomaaliyeed u soo hoyatay , maadaama ay u cadaatay waxa uu yahay shariifka.

war haddaaan xabashi kheyr aad ka heleysia maad ku quusqaadatid C/lahi yuusuf  iyo cali geedi.xaggee uga tagtay

tankale miyaadan ogeyn in ay shacabkkii, malkiisa nafiisa iyo cirdigiisii ay ku xadgudubtay.war alle ku hoojiye miyaadan arag waxa ay masjid alle ay ku xaartay.

Xaggee ku taallaa gaal loogu yeerto dadka muslimiinta ah. illaahey waxaan kaaga baryayaa tii ku dhacday maxamed dheere, culimada soomaaliyeed waxaan leeyahay ninkaan warkiisa waa cadeystaye , war idinku warkiina cadeeya oo hadla maxaad la aamusantihiin.war kuwa la joogow qaarkiin ayaan ku arkay kheyre haddaad alle ka baqeysaan isaga soo taga  illaa wax idinsiine maantay taariikhdiina iyo diintiina haka taginina.

By: Manexe
Ninkan Sh Shariif karaamadii iyo xikmaddii ayuu Allah ka qaaday maadama uu ka leexday mashruucii Islammiga uuna fulinaayo mashruucii gaaladda. Bil calaykum, bal u fiirsadda oo isbarbardhiga siduu uhadlo bilahan danbe xikmad laaanta iyo berigii uu mujaahidka ahaa??? waa kaaf iyo kala dheeri.

Sharifoow adiga iyo gaalo iyo dhamaan xizbul shaytaan waxaad haysaan soo daaya. Horaa loo yiri ciyaari waa geln danbe.

We are prepared to hold fast to the rope of Allah tacalaa.

Manexe

Bristol UK

By: munaafiq ujawaab
shariifoow biijada allaha kugu sii fogeeyo gacanta mujaahidiintana  allaha kugu dilo

By: Karaama
Assalaamu calaykum,

Bismillaah,

Haddii uu Sheekh Shariif maanta uu ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah, Soomaaliya muddo dheer ayey ku jirtay xaalad deg-deg ah. Go’aanka uu ku dhawaaqayna wuxuu aad ugu egyahay mid loo yeedhiyey. Ninkii caqli lihi wuu arkayey inaan wax wanaag ahi ka imaanaynin dagaalkii ay labada kooxood isaga hor yimaadeen. Haddaba waxaa lagama maarmaan ah koox waliba ay dib isugu noqoto oo loo noqdo Kitaabka ALLAAH iyo Sunnada Rasuulka s.c.w.

Waxaan shaki ku jirin in haddii aan tanaazul la isu sameynin in Ethiopia ay waddanka soo geli oo labada dhinacna ay mas’uul ka noqonayaan.

By: Garad
Asc wr wb

To:Ugaas

akhii su.aalo ayaan ku weydiinaya fadlan hadada qoraalkeyga aragtid iiga soo jawaab

1-in gaalo loo yeerto wax walba oo dhaca diintee ayaa baneeyse?

2-muslim la dilo iyo gaal la baryo keebaa shirki ah?

3-shariif wuxuu yiri shareecada waxaan u qaate si aan uga gar helo kuwa iga soo horjeedo shareeca ma in dad looga gar helo ayaa loo qataa?

4-shariif shacabkee ayuu madaxweyne u yahay ma kuwa la gumadao oo uu asagun u fasaxey AMISOM in shacabka gumadaan baa?

5-shariif gaalo ayuu u yeeret si ay u kaalmeyso kufri ma tahay mise?

6-shariif dowladiisa goormeey islaami noqote illen moryanta shaley iyo TFG aya aka buuxdo oo wada quddacu diriq ahaa hadana gaalo wadanka ku sii haayo?

7-adiga shariifka maxaad ku taagerte?

8-Tawxiidka waxa buriyo waxaa ka mid ah in cid aan allah la eheen la baryo shareef gaalo ma barye mise walise muslim ma yahay?

fadlan akhii su.aalahaan jawaab caqligaaga ah ha iga siini axaa yeeley dhamantooda wexeey ku saleysan yihiin diinta jawaabtaadana daliil ii saar quraan ama sunnada am ijmaac ama qiyaas ah

TO.somalida oo dhan

walaala yaal nabiga S.C.W. maalin asagoo jihaad ku jiro ayuu safka muslimiinta ku dhax arke nin gaal ah markasu ku yiri islaam galku wuu diide markaasu nabiga ku yiri iska laabo(fa innii laa astaciinu bi mushrik) iska laabo anigu gaal ma kaalmeestiye

soomaliye yaan ku dayana nabiga mise shariifka?

nabiga S.C.W. haduuba dhahaayo anigu gaal ma kaalmesti adiga gaal in aad kalmeysatid xaged ka keente ma diintaa mise caqligaa?

hadaad dhahid diinta walaahi been ayaad sheeget adigana been loow ayaad tahay waadna ku galobeysaa arrintaas

hadaad dhahid caqligeyga arrintu wa arrin diin diin iyo caqligaagana waxba iskama galin

walaalayaal umada somali ahaan waxaa loogu gargaari la.ayahay dambiga ay ku jirto hadeey allah u towbad keeni leheed walaalhi waa loo hiilin lahaa laakin wey madax adagtahay soomaali walalayaal dambiga aan ku jirno waxaa ka mid ah

1-Allah in aan khilaafno oon quraanka ka talaabsano

2-rasuulkiisa S.C.W. in aan khilaafmey oon sunadiisa garab marney

3-Odey ama nin siyaasi ah oo khaa.in an warkiisa yeelney

4-anaka oo dhiig xaraan ah 20 sano ku dhawaad iska soo daadineyne

5-diinta oo aan lagu camal faleynin xaqqana aan la qaadaneynin

6-diintana laga dhigo haduuba hebel wado ma qaadanaayi ma saas baa muslinimadu ma saasaa lagu rabaa in lagu guulesto ma saas baa janno lagu rabaa ma saasaa somaaliyee

walaahi waan hubaa in uu allaah noo gargaarayo lakin waa markaan towbad keeno e aan towbad keeno inta aysan qoraxdu galbeed ka soo bixin ama uusan malakul mawtku noo imaanin

soomaliyee kibirka iska dhafa iyo madax adeeg aan xaqqa labada gacan ku qaadano wixii xaqqa khilaafsnna aan meel fog ku tuurno

somaliyee taariikha muslimiinta dib u fiiriya wexeey jabeen markii ayu qabiil iyo koox koox iyo gaalo soo wateen kuwa gulestena wexeey ku guulesteen markee jidka nabiga horey u sii qaadeen anaka allah hanoo gargaare aan nabiga jidkiisa horey u sii qaadno

somaaliyee diinta allah uga baqa dalkana allah uga baqa dadkana allah uga baqa nin dartiisa ama koox darteeda yaan diin loo diidin

soomaaliyeey allah ka baq adba waad ogtahay markuu dhib ku qabsado allah ayaad gacanta u hoorsataa markaad barwaaqo heshidna waad kibirtaa ee soomaliyee mar walbo allah garo allahna bari hakuu gargaare ha ku jeclaade somaliyee mar walbo waxaad is weydiisa allah wan barayey maxaa ducadeyda loo aqbali la.yahay jawaabtuan waa

1-caloshada xaraan maka ilaalise

2-allah ma adeecde

3-nabiga ma adeecde

4-diinta ma ku dhaqante

5-ceebta dadka inta aad ka harte cebtada ma racde

6-sheydaanka aad acuudu bilaahi tiri jidkiisa maka leexate

7-hadalkaaga iyo fcilkaaga ma is lahade

8-allah ma raali galisaa mar walbo

9-dhiiga xaraan ah ma iska ilaalise

10-xanta,cayda,isku dirka,jaajusnimada,khiyaanada,xatooyada,waalid ku caasinta,isla weyninka iyo wax yaabo kale oo badan ma iska ilaalise

soomaliyee hadeey jawaabtaadu haa tahay iska sug shaki ma laha goor ay ahaataba llah wuu kuu gargaaray jhadeey jawaabtaadu maya tahayna maxaad gargaar ka sugee mudnib aydba tahaye

somaliyee allah u towbad keena ha idiin gargaare

cafwan hadalka aan idinku dheereye dartiisa

akhuukum filaah Abuu-cammaar-As-Salafi

from nairobi

By: Qof yaaban
Asc

Sidaan ugu farxay magac Lamadage markaan arkey, inbadan ayaa lagu

waayey, waxaanan maqlay inaad dhaawacantay, haddana Allah mahadi,

waadigan halgankii halkii ka hayaa.  Allah khayrkiisa ayaan kuu rajaynayaa.

Salaam Calaikum

By: abuu muscab
macaadallaahi shariifow ashahaadda ladirir baad noqotay ilaaha haku hanuuniyo hadii aad diidana ilaahey haku marsiiyo halkii uu maraya Cumar Xaashi

By: Feysal
Xalka iyo Danaha Dadka iyo Dalka Somaliyeed ma iyagaa ka tashanaya mise Beesha Caalamka? marka aad leedahay halaga soo gaaro, macnaheedu ma waxaa hala qabsado dalka oo hala gumeysto?

Dalka iyo Dadka ma beesha Caalamka ayaa iskaleh adigaana u ah masuul mise waad madax banaantahay?

shariif waxaan ku weydiinayaa maxaad ka duwantahay C/lahi yusuf oo la ogyahay taariikhdiisa meesha ay martay.

waad ogtahay dalkaan waxa dhibka ku haya waa 2 qolo oo kala ah 1. Beesha Caalamka 2.iyo kuwa u adeega ( cumaaliinta ah )adigana waxaad ku biirtay ayaga waa haddii aadan ka noqon go’aanka aad qaadatay ee raadi mid kaduwan kaas.!!!!!!!

sidoo kale, waxaad ku dadaaleysaa mar walba in aad baa’bi’iso dad islaam ah adigoo badbaadinaaya kuwa danbiilayaasha ah ee Diinta, Dalka iyo Dadka danbiga ka galay.

waxaan rajeynayaa in aad xaqa fahmi doonto.

By: Jama
Asc walaalayel shariif iyo c/lahi yusuf maxee isdhaamaan waxuulahaa c/lahi amxaarado dooladey ilaalinayan waxujiri sharif dooladey ilaalinayan culumadi gaaleysey clahi iyo jihad kudhawaqdey maantey maxey uleeyihiin waa dagaal fidno dhinacakale sh.c/qadir wasirka gudaha maxuu la aamusanyahey ilaahow xaqa nafahansii aamin