Comments on: Guurtida Mamulka S/land oo ka dooday Qalalaasaha Somaaliya, Kuna Taliyay In Somaliland Kaga Gaashaaman Karto Dhaqan Gelinta Shareecada Islaamka.

By: kashka
kkkkkkkkkkkk waa yaab cabsi badanaa raga u dhashay somali land ragnimadiini aaway maxay tahay markaad aragtaan in koonfur shareecada ka hirgalayso ayaad adinkana qaylinaysaan markay jabaan raga maanta mujaahidiinta ahna aad halkii kasii wadaysaan dimuquraadiyadii & calmaaniyadii ilma adeerayaal goaan yesha ama iska soo raca koonfur ayada ayaa idiin kahyr badan oo idiin dhaanta gooni isu taga waxaad u taqanaan ogaadana sidas laydin ku daynmaayo oo daadku waa idin qaadi doonaa shareecada qaata ama iskadayaa kkkkkkkkk

By: Raage Ugaas
hadda ka hor maxaad ugu dhawaaqi weydeen hirgalinta shareecada?! Ma cabsi ayaa idinka keentay mise haddaad xaqqa fahanteen?! Daba-dhalifyada waa laga sifeen doonaa gobolada waqooyi galbeed iyo togdheer.

By: Manexe
Haddii ay daacad ka tahay khayr Allah hawaafajiyo, haddii ay mashruuc kale ama dhako kale ka tahayna Allah baan ku reebnay.

By: Lamadage
Shareeco kulahaa. Waar kuwan isku xishoon mayaan. So tuu yidhi in Oomaar shareecada Soomaalida waa mid looga dhaqmo Woqooyi galbeed?. Shariifna ku jawaabay gaalooy kaalaya qabsada inta ka hartay Soomaliya.

Guurtida kulahaa!!

Khawanadan inta ay dalka gacanta u geliyeen gaalo oo dhan ayay riwaayad inoo dhigayaan. Markii Isxaaq raabiin u hesheeyeen ama Mareykanka ama xabashida imminka maamusha waxay la ahayd in Soomalida maalin un ku soo jeedsan doonin.

Waar reer woqooyi wiifow u diyaar garoobi inamdiinni oo garwada ama ah hoggoaamiyaal mujaahidiin ah oo idinku soo fool marka Xamar Islaamka lagu dabbaalo si nabad ah. Maaliintaasi xitaa Washington idin ma nabad gelin karto.

Waar meeyey culimadoodi …….Maxaa idinku dhacay oo aad la aamusan tihiin?!! Ma reer barigii ayaad noogu darsanteen.

Xuduud baan xidhaynaa kulahaa. Who are they kidding?

By: yonis
khadar ahmed waxaan ku oran lahaa sxb wado toosan ayaad haysaa,adoo somali weyn arkaya maxaa qabiil kugu koobay sxb weligaa somali ha ahaado yoolkaagu sxb khadar anba puntland baan ahay mana rabo in aan somlai ka go, somali waa somali laakiin waa in dalka laga qabtaa alhaab oo aan somali dan u hayn.

By: ibtilo ayuub
waan ku mahadsanyihiin Golaha Guurtida Somaliland inay dalkeena somaliland ku xukumaan kuna dhaqaan Shareecada Islaamka waanan ku hambalyaynaynaa ama kuba taageersanahay,walaalaheen reer somalia ilaahay ha u gargaaro oo dhibka haysta ha ka saaro, naguna hambalyeeya waxaanu qabsanay ee hanaga xaasidina ee makhruuqnimada waa ta halkaas idin dhigtayee, wiilka leh somalia waa isku mid waa beentaa baan leenahay reer hargeisana ma tihidee Oromo ayaa tahay ee hana sheegan,Dalka unbaana kala go’ayee dadku ma kala go’in

By: hergeisa
aslamucalakum

Hadaan fikirkayga ka dhiibto arintan ku saabsan somali land waxaan odhalahaa qofka raga in lagu xukumo shareecada horta isagu naftiisa haka bilaabo ,markaa ha yidhahdo shareecada halsku xukumo

By: nadia
KKKKKK Kuwaan landka isku magacaabay cabsi ee shabaabka kaqabaan darteed mee hada leeyihiin shareecadaan isku xukumeenaa!!!! Yaab!

By: Bulxan_01
ASC

Marka hore  isku xunkunka  shareecada  islaamku  waashay  ku waajiba  dhamaan dalalka islaamka ah oo dhan,  runtiina  waa  arin lagau farxo  haddii xukuumada sland  ay  go’aansato  inay dalka kuxukunto  shareecada  islaamka waana arin aad iyo aad losodhawaynaayo.

By: Khadar Ahmed
ASC

Guurtooy waxaan ina weydiiyey waxaan ahay

mawaadin Soomaaliyeed oo ku dhashat kuna

soo barbaadhay waqooyiga Soomaaliya gaar

ahaan Hargeysa, waaridkeey sidoo kale kuna

barbaareen kuna dhasheen, hadii uu qabiil

meesha ku jirana waxaan ahay qabiilada ka

soo jeeda magaaladaas aan kor ku soo

sheegay,

Waxaana aamin Sanahay in eey Soomaaliye

eey 1 wadan tahay, man aamin sani

hebel-land

Marka maxaa jawaaab ah oo aad ka dhihi

kartaam arintaas

/www