Guurtooy waxaan ina weydiiyey waxaan ahay
mawaadin Soomaaliyeed oo ku dhashat kuna
soo barbaadhay waqooyiga Soomaaliya gaar
ahaan Hargeysa, waaridkeey sidoo kale kuna
barbaareen kuna dhasheen, hadii uu qabiil
meesha ku jirana waxaan ahay qabiilada ka
soo jeeda magaaladaas aan kor ku soo
sheegay,
Waxaana aamin Sanahay in eey Soomaaliye
eey 1 wadan tahay, man aamin sani
hebel-land
Marka maxaa jawaaab ah oo aad ka dhihi
kartaam arintaas
aslamucalakum
Hadaan fikirkayga ka dhiibto arintan ku saabsan somali land waxaan odhalahaa qofka raga in lagu xukumo shareecada horta isagu naftiisa haka bilaabo ,markaa ha yidhahdo shareecada halsku xukumo
waan ku mahadsanyihiin Golaha Guurtida Somaliland inay dalkeena somaliland ku xukumaan kuna dhaqaan Shareecada Islaamka waanan ku hambalyaynaynaa ama kuba taageersanahay,walaalaheen reer somalia ilaahay ha u gargaaro oo dhibka haysta ha ka saaro, naguna hambalyeeya waxaanu qabsanay ee hanaga xaasidina ee makhruuqnimada waa ta halkaas idin dhigtayee, wiilka leh somalia waa isku mid waa beentaa baan leenahay reer hargeisana ma tihidee Oromo ayaa tahay ee hana sheegan,Dalka unbaana kala go’ayee dadku ma kala go’in
khadar ahmed waxaan ku oran lahaa sxb wado toosan ayaad haysaa,adoo somali weyn arkaya maxaa qabiil kugu koobay sxb weligaa somali ha ahaado yoolkaagu sxb khadar anba puntland baan ahay mana rabo in aan somlai ka go, somali waa somali laakiin waa in dalka laga qabtaa alhaab oo aan somali dan u hayn.
Shareeco kulahaa. Waar kuwan isku xishoon mayaan. So tuu yidhi in Oomaar shareecada Soomaalida waa mid looga dhaqmo Woqooyi galbeed?. Shariifna ku jawaabay gaalooy kaalaya qabsada inta ka hartay Soomaliya.
Guurtida kulahaa!!
Khawanadan inta ay dalka gacanta u geliyeen gaalo oo dhan ayay riwaayad inoo dhigayaan. Markii Isxaaq raabiin u hesheeyeen ama Mareykanka ama xabashida imminka maamusha waxay la ahayd in Soomalida maalin un ku soo jeedsan doonin.
Waar reer woqooyi wiifow u diyaar garoobi inamdiinni oo garwada ama ah hoggoaamiyaal mujaahidiin ah oo idinku soo fool marka Xamar Islaamka lagu dabbaalo si nabad ah. Maaliintaasi xitaa Washington idin ma nabad gelin karto.
Waar meeyey culimadoodi …….Maxaa idinku dhacay oo aad la aamusan tihiin?!! Ma reer barigii ayaad noogu darsanteen.
Xuduud baan xidhaynaa kulahaa. Who are they kidding?
waxaa layiridadku intowsan ku soo gaarin ayaa leska moosaa marka walalehen rer hargeysa waxaan dhihi lahaa fikradahaa hada aad isla gaarteen waa inaad ka dhabeeysaan oo dalkiinana ku xakuntaana shareecad islaamka shareecadu aydu waaba lama huraane nimankaan shareecadooda iney wax ku dhaqaan rabana aad iska celisaan waa waxaan dad iyo dal iyo diin midna raad kulaheyne
nabadaad gaarteena intii koofurtu dagaaladu kasocdeena allaha iin siyaadiyo
ASC
Guurtooy waxaan ina weydiiyey waxaan ahay
mawaadin Soomaaliyeed oo ku dhashat kuna
soo barbaadhay waqooyiga Soomaaliya gaar
ahaan Hargeysa, waaridkeey sidoo kale kuna
barbaareen kuna dhasheen, hadii uu qabiil
meesha ku jirana waxaan ahay qabiilada ka
soo jeeda magaaladaas aan kor ku soo
sheegay,
Waxaana aamin Sanahay in eey Soomaaliye
eey 1 wadan tahay, man aamin sani
hebel-land
Marka maxaa jawaaab ah oo aad ka dhihi
kartaam arintaas
/www
ASC
Marka hore isku xunkunka shareecada islaamku waashay ku waajiba dhamaan dalalka islaamka ah oo dhan, runtiina waa arin lagau farxo haddii xukuumada sland ay go’aansato inay dalka kuxukunto shareecada islaamka waana arin aad iyo aad losodhawaynaayo.
KKKKKK Kuwaan landka isku magacaabay cabsi ee shabaabka kaqabaan darteed mee hada leeyihiin shareecadaan isku xukumeenaa!!!! Yaab!
aslamucalakum
Hadaan fikirkayga ka dhiibto arintan ku saabsan somali land waxaan odhalahaa qofka raga in lagu xukumo shareecada horta isagu naftiisa haka bilaabo ,markaa ha yidhahdo shareecada halsku xukumo
waan ku mahadsanyihiin Golaha Guurtida Somaliland inay dalkeena somaliland ku xukumaan kuna dhaqaan Shareecada Islaamka waanan ku hambalyaynaynaa ama kuba taageersanahay,walaalaheen reer somalia ilaahay ha u gargaaro oo dhibka haysta ha ka saaro, naguna hambalyeeya waxaanu qabsanay ee hanaga xaasidina ee makhruuqnimada waa ta halkaas idin dhigtayee, wiilka leh somalia waa isku mid waa beentaa baan leenahay reer hargeisana ma tihidee Oromo ayaa tahay ee hana sheegan,Dalka unbaana kala go’ayee dadku ma kala go’in
khadar ahmed waxaan ku oran lahaa sxb wado toosan ayaad haysaa,adoo somali weyn arkaya maxaa qabiil kugu koobay sxb weligaa somali ha ahaado yoolkaagu sxb khadar anba puntland baan ahay mana rabo in aan somlai ka go, somali waa somali laakiin waa in dalka laga qabtaa alhaab oo aan somali dan u hayn.
Shareeco kulahaa. Waar kuwan isku xishoon mayaan. So tuu yidhi in Oomaar shareecada Soomaalida waa mid looga dhaqmo Woqooyi galbeed?. Shariifna ku jawaabay gaalooy kaalaya qabsada inta ka hartay Soomaliya.
Guurtida kulahaa!!
Khawanadan inta ay dalka gacanta u geliyeen gaalo oo dhan ayay riwaayad inoo dhigayaan. Markii Isxaaq raabiin u hesheeyeen ama Mareykanka ama xabashida imminka maamusha waxay la ahayd in Soomalida maalin un ku soo jeedsan doonin.
Waar reer woqooyi wiifow u diyaar garoobi inamdiinni oo garwada ama ah hoggoaamiyaal mujaahidiin ah oo idinku soo fool marka Xamar Islaamka lagu dabbaalo si nabad ah. Maaliintaasi xitaa Washington idin ma nabad gelin karto.
Waar meeyey culimadoodi …….Maxaa idinku dhacay oo aad la aamusan tihiin?!! Ma reer barigii ayaad noogu darsanteen.
Xuduud baan xidhaynaa kulahaa. Who are they kidding?
Haddii ay daacad ka tahay khayr Allah hawaafajiyo, haddii ay mashruuc kale ama dhako kale ka tahayna Allah baan ku reebnay.
hadda ka hor maxaad ugu dhawaaqi weydeen hirgalinta shareecada?! Ma cabsi ayaa idinka keentay mise haddaad xaqqa fahanteen?! Daba-dhalifyada waa laga sifeen doonaa gobolada waqooyi galbeed iyo togdheer.
kkkkkkkkkkkk waa yaab cabsi badanaa raga u dhashay somali land ragnimadiini aaway maxay tahay markaad aragtaan in koonfur shareecada ka hirgalayso ayaad adinkana qaylinaysaan markay jabaan raga maanta mujaahidiinta ahna aad halkii kasii wadaysaan dimuquraadiyadii & calmaaniyadii ilma adeerayaal goaan yesha ama iska soo raca koonfur ayada ayaa idiin kahyr badan oo idiin dhaanta gooni isu taga waxaad u taqanaan ogaadana sidas laydin ku daynmaayo oo daadku waa idin qaadi doonaa shareecada qaata ama iskadayaa kkkkkkkkk