Comments on: isqarxinta shriifka iyo saaxiibadiis!!

By: miskin
scww

waxan uga mahad celnayaa sheekh maxamed idiris arintan uu ka hadlay oon odhan karo waxay ku salaysantahay diin ee maaha fikir keliya.scww

By: Cabdiraxiin Hilowle Galayr
aduunyada in la rogayo waxaa ka marqaatiya

afcaashii reer banii israa,iil oo ay dadka muslinka sheegtaan caadaysteen

waxaa taasna kuu sheegaya ninka oo cilmi iyo magac diimeed lagu yaqaanay oo u hanqaltaagayaa kursi iyo madaxnimo iyo gumaad iyo halaag isaga oo tii danbe ka door biday tan hore

Hadaba sheikh maxamed idiris waxaan odhan lahaa haday meesha ka tagaan maadiga qabsan lahaa waa su,aale ?

mise axmed godane oo bali gubadle qaadka isbaaro u dhigan jiray dumarka u socda safarka baadhan jiray xoolaha baadida ahna qalan jiray ayaa madax ka noqonayaa?

ma xasan daahir aways oo 31 sano sidii cabdilaahi yuusuf riyadiisu ahayd mar qudha madaxweyne i dhaha ayaa qabanayaa ?

amxaarka iyo alshabaab, xisbul islaam, jabhal islaamiya, macaskarka raaskambooni iyo macaskarka caanoole maxaa farqiya oo u dhaxeeya xaga gumaadka iyo tacadiga umada soomaaliyeed ?

adiguse hadaad damiir leedahaay ninka fekerka afawerka wata maad taageerteen waayo muslimiinta aad ka soo jeedo ee ereteriyaanka ah waxaa uu ku hayaa gumaad kuwa soomaliya joogana axsaan u samayn maayo

waxaan ugu danbayn kuu sheegayaa inaad adigu saaxada wadaadnimada ka baxdo oo aad magaca sheikhnimada iska dayso safka mufsidiinta al habaab iyo xisbul fasaadna soo gasho iyo inaad dhawrsato sidii kuu roon yeel qoraalkan oo kalena ha soo qorin

By: abdulkadir,d
asc

aad ayuu u mahadsanyahay shiikhu, qof kula dhashay oo aan kula talo ahayn aydaana kala maarmin waa dhib,shariif waa aragnaa maanta waxaase igala liita raga kale ee uu hor kacayo xasan daahir iyo xasan turki,masuuliyada ugu wayna iyaga ayaa qaadanaya kuna faraxsan in ethobia iyo yahudi ay yimaadan somalia, waxan oron lahaa sh cumar iiman in uu isaga sootago meeshaas,

By: G-Cute1
Asc

Waxaan aad ugu faraxsanahay qowlka manta sheekha kaso yeray oo aan u arkay talo tii ugu wanagsaneyd oo nin walaal la siyo inu manta sinayo shariif iyo group kisi lakin ilama ahan shariif manta iney jirto cidu war ka maqlayo an ka aheyn besha calamka uu asiga u qabo besha calamka hadeysan rali ka aheyn inaan la nolan karin shariif waxa ka maqan muda ku dhow 20 years somali dhaxdeedi aya is dileysay besha calamka maline umeysan so gurmanin wana noleyn marka asiga besha calamka caradodi hadey ula weyntahay tan eebe ayaa anagane inalaga weyn sheekh maxamed idris hadal an ka sugeynay ayaad manta afka so marisay insha allaah dad cayiman walaga yaba iney qatan hadalka ooy ka baxan dowladan camilka ah insha allaah ilaaheyne haka jaa izeyo umada lagama weyn dono culimo xaqa cadeyso oo sidado kale eh.

By: mahamed
asc sh/mahomed idiris jazaakalaahukhayra khayral jazaa wa axsanalaahu ilayka aadbaan waxaan filayaa in waanadaa iyo waciidkaasi uukufilanyahay nimankaa walaalahen ah washariifka iyo inta lajoogte waxaan leenahay wey idinku filantahay hadii wax un imaana idinkujiro walibana waxaan dhihi lahaa furso idiinka wanaagsan majirto aakhiradiina iyo aduunkinaba in aad maanta meesha isaga tagtan hadi aad katagi weydaan wele khizyi iyo hoog ayaa idin danbeyn waxaadna weliba kuqormaysaa liiski salaad jele iyo mahamed dhere iyo amthaalahum

intaakadib waxaan leyahay walaalkan qoray asmara latageray iyo jabutibaa lataageray walaaal shabaabna wax maha hayaan waxbadana kuwan madhaamaan wax aymeelkenayaana majiraan oo aan ahayn in ay badalen mooryaanti dadka leyn jirtay waxaansaleyahay walaataziru waaziratu wizra ukhraa waxaalagaa rabaa cida kufartay in qofkasta tuihma lagu dilo  wabilaahi towfiiq

ws wr wb

By: jugjug
BISMI LAAH

ASC WRM WBR

WADAADA SOMALIYEED EE AHAAN JIRAY AABAYAASHA SAXWADA SOOMAALIYEED WAXAAD MOODAA IN WAAYADAN AY IN BADAN XAQA DHINAC MARAYAAN OO MAS’ALADII TIMAADABA LABA DHINAC LA KALA NOQDO.

1- DHINAC WADAADA WAAWAYN AH OO MARKASTA KU BINEEYA ARAGTI UU CAQLIGU NAQLIGA KA HOREEYO, IYAGA OO QIIEMEEYA AWOODO SAAIF AH, ILAAWANA AMA ISKA INDHA TIRA WACDIGA IYO WACIIDKA RABAANIGA AH.

TUSAALE:

A- SHIRKII ASMARA: CULIMADU WAY TAAGEEREEN WAANAY KA QAYB QAATEEN, WAXAY KHILAAFEEN QAWAACID BADAN OO SHARCI AH, AAKHIRKIINAA WAXAY OGAADEEN IN AY KHALDANAAYEEN.

B-SHIRKII JABUUTI: CULIMADU WAY TAAGEERTAY SI KA BADAN SIDII AY U TAAGEERTAY SHIRKII ASMARA, AAKHIRKIINAA WAXAY OGAADEEN IN AY KHALDANAAYEEN.

2-QOLYAHA ALSHABAAB AMA SALAFIYAH AL JIHAADIAH: ILAAHAY KHAYR HA SIIYEE RUNTII NAQLIGA AYAA UGA HOREEYA CAQLIGA, WAXAY MAREEN TIJAABOOYIN MARKA ISHA BANII AADAMKA LAGU EEGO AY KU SIINAYSO IN AAD ISDHIIBTO AMA AAD CALMAANIYIIN IYO GAALO LA MIDOWDO SI AAD U BADBAADO, LAAKIIN WACDIGII IYO WACIIDKII ILAAHAY AYAY QAATEEN MARKAASAY BADBAADEEN.

TUSAALE:

A- SHIRKII ASMARA: WAY KASOO HORJEESTEEN XILI UMADA INTEEDA KALE OO DHAMI AY TAAGEERTAY MARKAASAA LA DURAY OO LA YIDHI WAX GAARA AYAY WATAAN, LAAKIIN AAKHIRKII WAA LOO SOO NOQDAY.

B-SHIRKII JABUUTI: WAXAY UGA SOO HORJEESTEEN SI KA ADAG SIDII AY UGA SOO HORJEESTEEN KII ASMARA, MARKAASAA LA DURAY OO CULIMO LOO SAMAYSTAY MEEL KASTA KAGA QAYLIYA LAAKIIN AAKHIRKII WAAD ARAGTAAN IN IYAGA LOOSOO NOQDAY.

DARDAARAN: CULIMOOY AAMINA CILMIGA AAD XAMBAARSANTIHIIN OO WUXUU IDIN AMRAYO KA HOREYSIIYA WAXA AY NAFSADIINA DACIIFKA AHI IDIN TUSINAYSO.

WSC WRM WBR

By: Faqi
Jazaakalaahu kheyr waad ku a siibtay baaqaaga.

Dhinaca kale Soomaaliya ma soo marin mana soo mari doonta sida ay ila tahay musiibo ka xun midda ay maanta horseedka ka yihiin Alshabaab & DKMS.

Nabad

By: Daahir hanad
Waa arin muhiim ah hadalka shiiq maxamed  idiris ilaah ejer badan hakaa siiyo hadalkas kuwa aad usheegtana maqalkoda allaha furo waxan ku darsan lahaa soomaliyey isku tanasula oo wax iska maqla oo maanta ka fiirsada aayaha dalkiina kuwa sheganaya maxkamado oo dalka hada madaxda u ah war ilaah ayaan idinku dharinee masidan ayaa idiin qarsoneed  ma maanta ayaad uwacaneysiin kuwii shalay kalsonida aan idinku siiney oo aad nagu beerlaxowsaten amxarada anagaa bixiney !! shariif aawey hadalkagi ahaa anagaa bixiney cadowgii ithobia  !! wallahi wankugu qaldanay waxadna nagu jiidatay hadal munafaqnimo lakiin bal aan eegno ciribtada mesha eyku dambeyso hadaadan toobad keenin allahu akbar by daahir hanad

By: Muxyaddiin
Assalaamu calaykum w.w.

Sheekh Idriis aad baad u hagaajisay waana odhaah adigoo kale laga filayay ahalna aad u tahay, hase yeeshee ninka aad la hadleyso ayaa qalbiga iyo dhegaha inta u dhaxeyso qaanjeer ku leh, sidaa aawadeed war kastoo macaan ama xikmad kastoo loo akhriyo inteysan u gudbin laabtiisa ayey kala g’aan ama sidii caano baqay noqdaan.

Ninkaas waa ahaadaye sheekhow bal soo ducee in dhagarta uu maleegayo Ilaahay dhuuntiisa ku jaro ummaddana masaakiinta ahna ka badbaadiyo dabannida sheydaan ee Shariif iyo shurkadiisa ijraamka ay maleegayaan.