Comments on: Al-Shabaab “Haddii ay … Shaydaan u qeyshadeen anaguna waxaan …u qeyshanaynaa Allaah SW”

By: xaajiga
a/w/w

walaalayaal waxaan idiin dardaarmayaa cabsida allah walalayaal meeshan kaftan mayaalo geeri ayaa taala markaa waxa loobahanyahay in markasta laxasuusto geerida iyo an allaah goordhow lahor istagayo markaa hadalada aad leedihiin cadald kusleeya cayda walalaha iska ilaasha hamoodina inad idinku gurigiina dhexdiisa ku nolanaysaan raguna sufuufta kudhimanayo ninwaliba wuudhiman meel kasta hakudhintee  aakhirana lawada tegayaa waa laga tegayaa qabiilka iyo nafjeclanata

hadab waxaan idiindardaarmayaa idinka iyo walalaha ribadka (safkahore)kujiraba allah baryadiisa waan uwada baahanahee allah ayaa inagu filan waxaan leenahay {{xasbunallah wanicma wakiil}}

By: sayfulaah asuumaali
labayka wasacdayka yaa amiiranaa ilaahow adaa wayn oo waaxid ah adaan awoodaada waxay diido cid sameyn karto aysan jirin waxad ogolaatana cid diidi kartaaya aysan jirin ee ilaahow noo gar gaar oo noogu gargaar gaaladadaan isoo bahaysatay aamin aamin amain alow mujaahidiin guul uga dhig aamin aloow sharaf ku noley mujaahidiinta

By: Dayib
Alla kariim maxa munaafaq af huura leh ku farxaya gaalada soo socota la dhinta caradiina

By: ABUU XAFSA
as/wr/wb walaalayaal waxaan dhamaantiin idiinku salaamay salaanta islaamka qaasatan mujaahidiinta saaxda ku jira iyo mas’uuliyiintooda. bacadulsalaam walaalyaal wxaan idiinkula dardaarmayaa inaysan idiin cabsi geli naf dagaal badan amba tirada iyo tayada cadowga allah WALAAHI baan ku dhaartay hadaad ku samirtaan inuu ilaah idiin siin ciribta danbe ee guusha aduun iyo aaqiraba sabaatoo ah ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA yaboohiisa waa dhab. gebegebadii walaalayaal ALLAAH ayaa miciin ah waxaad sgtaanba waa IXDALXUNAYN WABILAAHI TOWFIIA

By: WALIYULAAHI
dulmi diid daalim bad tahay sulub ma suubanid qalbiga ayaa idin madaw ilaaheena dadka wuu ciqaabaa iyaga oo duunkla jooga wuxuu wax ku ciqqabo waxaa kamida in qalbiga laga dabool oo uu waxa fiican iyo waxa xun kala garan waayo inta idnka oo kale ay ku jiraan soomaalya hawlbadan baa dhiman kuwa dawladnimada sheeganaayo waa idinka oo kale oo wax ma garad ah waqtigoodiina waa dhamaaday hadii aydaan ka toobad keenina naarta ayaad isku arki doon taan in shaa alaah.

By: fiiro dheer
marka aad u kuur gasho dad ka soo horjeeda muqaawada, waxaad arkeysaa iney labo arimood midood yihin: Jaahiil aan lahayn wacyi diini ah ama siyaasi midnaba, iyo in qabiil uu qalibooga ka buuxo.

Tan kale sharif markii uu dhabta mareykanka isku xooray ay nifaaq Allah ku riday, cida moodeyso inuu diin meesha ku hayo waa wax magarato. Run ahaantii Shariifka ayaa aad uga liita Cabdullahi yusuf, waayo diinta ayuu rabaa inuu dadka ku qaldo isago kufri iyo dimoqaraadiyad wata. Marka in sha Allahu wuxuu ka bixi doona meeshi ay ka baxeen kuwii isaga ka horeyey ee ashahaada la dirirka ahaa.

Waxaana guusha is ka leh cidii Eebe ku xiran.

By: Mujaahid
To: Geedi

Akhii yayna kaahoosbixin bahashu ama fahamku waalawada jihaadi waalawada dhiman ilaa inta gaalsoo duulay oo Qadhmuun Somaliya kusugan yahay, mida kale tiradan aad sheegayso waxba matarto wax tarku waa ninkii uu Allah siiyo, Xusuuso dagaalkii Badar tiradii Islaamka iyo tii gaalada iyo sidii uu Allah uuga gargaaray Islaamka gaalada iyo waliba maalinkay gaalo oodhan isasoobahaysatay e ay kusoo duushay Madina Allahna uuga gargaaray Geedi waxaan kuusheegayaa gaalada waalaga hortagi xeelad haday noqoto iyo hadiibaay noqoto daaal foolka foola markastana gacanta sare waxaa leh Mujaahidiinta Idamka Allah shakina yuunakaagalin hadii uu tas shaki kaagalana Allah utoobad keen Wabillahi Tawfiiq

By: ugaaso husein
acww waxaan umahada celinayaa somaali mirror marka labaad fikradaydo waa inuu shariif is casilo ama hishiis lagalo xisbu al islaam ama alshabaab oodadku badabaad iyo diintiisana intuu dad shisheeyo u yeeri lahaa oo ucabaadi lahaa waayo asaga ayaa kuandcoon jiraya cayb aleek kkkkkkkkkkkkkkkkkkk  acww

By: Mujaahid
ALLAAHU, AKBAR.

Sheikh Ali Dhere Allah ajir iyo xasanaad hakusiiyo adiga iyo inta dagaalka safka hore kugula jirtaba anaguna ducada ayaan 24 ka saac sootuuraynaa.

Mida kale Jihaadku wuusocon waana laga guulaysan Shariifka iyo kooxda shadaadiinul insiga ah ee uu hormuudka ka yahay idamka Allah

By: Geedi
War Mujaahidiintu soo kuwii horey ethopia iyo waalidkeedba cayrsaday oo ay baydhabo iyo xamar 7 maalmood u safri jirtay maaha?

ma diin baad moodeen in inta adoo 10 askari ah la wajaho 500 oo askari oo la dhaho jihaad baan ku jirnaa ma dib guranayno ilaa aan ka dhamaano?

jihaadku taatiik buu u baahan yahay taasoo waxyeelada ku gaareysa yareyneysa cadowgana dharbaaxo u ah oo uu ka nasan waayo.

waxaana haboon maadaama mujaahidiinta cida ay wajahayaan ay aad u kala tiro badan yihiin hubka cadowguna naga badan yahay nagana culus yahay inaan allaah talo saarano asbaabta guushana la imaano oo taatiik isticmaalno.

ma haboona in meel isku dhajino oo dhahno aan wada shahiidno ,shahiid nimadu waa abaal marin qofkii dariiqaas ku dhinta hadafku waa litakuuna kalimatu laahi hiyal culyaa .