Al-Shabaab “Haddii ay … Shaydaan u qeyshadeen anaguna waxaan …u qeyshanaynaa Allaah SW”
By Somalimirror on 21 Jun, 2009 1:59 PM in Main, Wararka
Afahayeenka Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo maanta Shir Jaraa’id u qabtay Saxaafadda Muqdisho ayaa ka hadlay Qeylo dhaantii ka soo yeertay DKMG ah ee ahayd in gurmad ciidan 24 saac gudaheed ay la soo gaaraan Dowladaha dariska iyo Reer-Galbeed DKMG ah si ay u bad-baadiyaan.
Sheekh Cali Dheere ayaa tilmaamay in DKMG ah ay ku fashilantay Balanqaadyadii Beentada ahaa ee loo sameeyay isla markaana aysan Gurmad u ahayn una soo socon isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri“waxaad moodaa inay Halkii Taaganyihiin, Shalay Balanqaadyadii Beentada ahaa ee loo sameeyay inay Maanta Fashilmeen, markii Af-labadii yeereen aad Maqleyseen kuwii ay u Qeyshanayeen halka ay ka istaageen oo aysan Gurmad u ahayn una soo socon waana Dhaqan lagu yaqaano Shaydaanka sidiisaba”.
Afahayeenka ayaa sheegay in Haddii ay DKMG ahi u Qeyshadeen Gaalo ay iyagu u qeyshanayaan Allaah SW oo ay Gacmaha u hoorsanayaan, isaga oo arintaasi hadlayana waxa uu yiri“Haddii ay Qeyshadeen oo ay Shaydaan u qeyshadeen anaguna waxaan leenahay waxaan u qeyshanaynaa Allaah SW, haddii ay sheegteen inay Owliyo leeyihiin oo ay Gaaladu owliyo u tahay Khaasatan Itoobiya iyo waxa la mid ah Owliyo u yihiin ay sheegteen ayna u qeyshadeen anaguna waxaan leenahay Allaahu Mowlaanaa walaa Mowlaa lakum, anaguna Alaah SW ayaan u qeyshanaynaa, ayaguna alaah SW uma Qeyshan Shaqana kuma laha haddii ay 24 saac gudahood qabsadeen oo ay Gaaladda Wali ka dhigteen, anaguna Baryadda Ale SW iyo Tuugmadiisa iyo Tadaruciisa ayaan ilbiriqsi walba allaah SW u gacma hoorsanaynaa”.
Dhanka kale Afahayeenka ayaa Digniin culus u jeediyay Dowladaha ay DKMG ahi u qeyshatay wuxuun ugu Baaqey in aysan soomaaliya keenin Ciidamadood haddii aysan rabin in Ciidamadood loo soo celiyo iyaga oo Naxash iyo kafan lagu sido ama ay Cuno ka dhigtaan Eeyaha iyo Bisaddaha Soomaaliya jooga “Baaq aan rabno inaan Runta ugu Sheegno Qoladda ay u Qeyshadeen ee Gaaladda ah, waxaan leenahay Dowladaha Dariska ah guud ahaan kuwa Aduunka Sheeganaya ee ay nimanka Murtadiinta Soomaalida ah u Qeyshanayaan, waxaan rabnaa inaan u sheegno in Dowladii doonaysa ee rabta in Ciidankeeda Qaar Naxash loogu celiyo iyo kafan, qaarna ay Calafsadaan ama ay Cuno ka dhigtaan Eeyaha iyo Bisaddaha Soomaaliya jooga, Dakanana ay abuurtaan, Dakanadaas oo aan Marna looga hari doonin haddii ilaahay yiraah SW inay Abuurtaan Dowladii doonaysa waxaan leenahay Ciidamadaada la imaad Soomaaliya keen Insha Allaahu Tacaalaa Mujaahidiin Naftooda iibsaday oo ilaahay ka iibsaday ayaa jooga Insha Allaahu Tacaalaa”.
Hadalkan ayaa imaanaya xili uu Aadan Madoobe ka codsaday Dowladaha Itoobiya, Kenya, Yemen, Djibouti iyo Beesha Caalamka inay Gurmad Ciidan oo deg deg ahi mudo 24 saac ah la soo gaaraan.
Sidoo kale waxa uu hadalkani imaanayaa xili Golaha Wasiiradda DKMG ahi ay isku raaceen in Wadanka la galiyo Xaalad deg deg ah isla markaana saxiixa ugu danbeeya laga sugayo Shariif Sheekh Axmed.
Daabaco
FULANIMAA KA KEENAYSA IYO IN UUSAN RABIN JANO EE UU XUKUN DOON AHAA WIILASHA YARYARNA BEEN KU LAYNAYAA EE NIN JANARABAAHI MA DIIDO WUXUU KU JIHAADI LAHAA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
KALA FOGGAAA FICILKOODA IYO QOWLKOODU!!!
IN SOOMAALI ISLAAM AH BIREYTOODA LAGU FAANO IYO IN LALA QAYLIYO ITOOBIYA HANA SOO AADIN PLS?
sulub | Jun 21, 2009 | Reply
NIN DURBAAN TUMAY CIYAAR DALBAY DUQA JIHAAD AMA HA JIHAADIN WAA HOWL ADIGA KUU TAAL FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO WAA INAAD WAJAHDAAN DAGAAL CAALAMI AH OO SOCON KARA WAQTI DHEER AMA SIDII 2006 DII CARARA. WAAD DIIDEEN INAAD CASHAR KU QAADATAAN WIXII IDIN KU DHACAY 206 DII.
DULMIDIID | Jun 21, 2009 | Reply
subxaanalaah walaalayaal xaqa iyo baadilku masina.shaiikh cali dheere ilahay ha xifdiyee wuxuu yiti anaguna ilahay ayaan baryeyna kaalmana waydiisanaynaa shadaadiinta uu shariifku hogamiyaana waxay yiraahden itoobiya iyo kenyaaay na badbaadsha.halkaas ayaadba ka grankartaa xaqa iyo baadilka itoobiyana waxay rabtaa in somaliya galadad caalamku u fasaxdo oo ay saas nagu gumaysato walaalayaal ilaahay dartii aan u diyaar garowno dalka ,diinta iyo dadkaba aan difaacno taariikhda dib u raaca waligiis meel xun buu ku danbeeyaa ninkii dabadhilif gaalnoqdaa aakhirona xisaabtii Alle iyo cadaab ayaa ka horeeya Allaau Akbar Alshaab alow guuleee
yaabane | Jun 21, 2009 | Reply
alahu akbar sadaqta
yaab | Jun 21, 2009 | Reply
Afkaaga caano lugu qabey, Sheikh Cali Dhere. Waannu idin garab taagannahay insha Allaah.
Dalku ama xor buu u noqonayaa diintiisa iyo dawladnimadiisa ama hal qof inaka hari mayo.
Acww.
Abdullah | Jun 21, 2009 | Reply
nin aduun ku noloow maxaa aragti kuulaaban walaala yaalow c/yusuf meel iigu sheega xaal siin ayoow mudanyahaye
baafin | Jun 21, 2009 | Reply
cali dheerow ,,, RAGGI WAA IS GURAYA ,, ADIGOO CARARAYA AYAAN SUGAYNAA ,, ,, markana haddii rabbi idmo shacabku way ku sheegi doonan meeshad ku dhuuman..
maa adraaka anbaaaaaaaaaaaar !!
ilaahow cimri na sii runtu iyadda banaanka iman doontee
waranle | Jun 21, 2009 | Reply
suluboo & DULMIDIID jahalibaa indin kahadlinyee diintaad sheegnaysaan aqoon uyeesha waa iganasteexee marwalaban xaqiyo baadilka tartan ayaa kadhaexeeya ee yaan iska qsmin 2006 duruus ayaa laga faaiday Itoobiya
iyo gaala raacayadab loodhigay ?????? ???????
oday | Jun 21, 2009 | Reply
To: Sulub & Dulmidiid
Walaalayaal maxaad indhaha isku tiraysaan! Amxaaro miyanay ahayn kuwii dhufayska kasoo bixi waayay. Balwaxaad iisheegtaan hal degmo oo ay xabashidu islaaxsatay amnina kudhaxmareen.
Cadaaladda yaan laga tagin.
yasin | Jun 21, 2009 | Reply
waa caajiib nina ilaahy ayuu baryey nina gaalo
ilaahow u gargaar adoomadaada ku baryey kuna jecel kuna aaminsan ilaahow u hiili nin u dagaalamaya xornimada diintiisa iyo dalkiisa ilaahow waad awoodaa ood awoodaa nooga hiili gaalada way na dhibeen oo na dhibeen oona dulmeen oo isku kaaya direen
walaalayaal arinka ninkii wax fahansan waa cad yahay labo mid bay noqon
in ethiopia ay dhulkeena qaadato dadkiina ka dhigto mid ay disho mid duli ah mid ay qabsato mid ay xirto
iyo in somali ay dhexda marada ku xirato ilaahyna isku xirto gaalada fulayada ah oo dulmiilayaasha ah iska celiso oo waxna ay dhintaan inta soo hartaana ay ku noolaato xornimo
xoogaaga ciidanka ah oo ay itoobiya soo dirto waa in aan xaraysanaa oo la dagaalnaa oo dagaalku aanu daqiiqad istaagin oo aanay nasan oo la isku kala badalaa ilaa kan ugu danbeeya laga gubo yaanu mid ka laaban cawaanta fulayada ah
wasalaamu calaykum
wadani | Jun 21, 2009 | Reply
Allaahu Akbar.
Gaalada, Gaallo raacyada iyo Munaafiqintu waa isku saf, Inshaa Allaahuna waynu Jbain doonaa Dhammaantood mid af ku difaaca iyo mid Gacan ku difaacaba, Diintuna way ka talin Caalamkan oo idil
Hargeisaawi Shahiid Rajeeye | Jun 21, 2009 | Reply
allahu akbar allahu akbar
waa sacadaha ay kal baxaan fulaha iyo geesigu waa sacadaha ay kal baxan munfaqa iyo mu’minku waa sacadaha ay kalahadhaan caruurta iyo cirooluhu wuxuu yidhi is adkeeya walaal taas allah ayaa balan lagulagalay ee adigu aadan dul madoobe utag oo afka qabo shiriifkiiba afkii baa juuqda gabee mawexay kulatahay xabashi ayaa dhiig danbe soodoonanaysa oo aan cidi lacag kusiinayn war odayasha meel ubaneeya ay kudhacaan ama odagii c/lle haka dabtagaano
wuxuydhi anaga alaah ayaa noo weli ah iygana itipia ayeey weli kadhig teen wuu garanayaa hadalkaa ninkii diin garanayaa maalintuubaxay iyo meeshuu kubaxay lakiin wiil yar oo shaneemoyinka kugaradsaday iyo sportiga muxukagaranayaa
allahu akbar wallilaahi cizatu
xaajiga | Jun 21, 2009 | Reply
labayka yaa sh cali dheere, walaahi inta naftu nugu jirto waa dagaalamaynaa Gaal iyo gaala raac allahna balankiisa wuu noo oo fin oo nadayici maayo.
Abuu maryama | Jun 21, 2009 | Reply
AL Shabaaboow amxaaro oon aduunka u necebnahay ayaad u sahasheen iney dalkeeno soo gasho waayo,
Qaraxyo ayaad ku halaagteen Soomaalidii Muslimiinta ahayd.
Culimadii ayaad hadalkoodii diideen aflagaadana ugu darteen ( Abuu Mansuur ayaa yiri afkooda qurunka leh ha naga duwaan)
Al Xisbul Islaami oo ah urur diini ah ayaad hada u biratumaneysaan.
Inaba ha la ekaatee ma jiro xiriir idinka iyo shacabka idinka dhexeeya.
Waxaad leeyseen ood xasuuq u geysateen Suxufiyiintii Mujaahidiinta ahaa.
Waxaad diideen talooyinkii odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed waxaad-na adeeceen talooyinka odayaasha Baashtunka.
Intaa oo dhan markii ay dhacday waxa cadowgeenii soo jireenka ahaa ee Xabashida uu fursad u helo inuu dalkeena soo galo mar kale hadaba waxa aan idinka sugeyno hada waa 2 arimood oo kala ah
A- Inaad Cadowga soo galay la dagaalantaa oon ogaano inaad jano doontihiin geeridana u degdegeysaan dalkana aad ka xoreysaan cadowga aad keenteen ee xabashida.
B- Inaad geerida ka carartaan oo tusaale ahaan markii amxaaro soo gasho Baledweyne aad buuloburte ka baxdaan, markii ay Baydhaba yimaadaana aan Marka ka baxdaan halkaas-na ay ku cadaato inaadan jidka alle ku dhimaneyn ee aad tihiin dad geerida neceb noloshana jecel waxa loo soo dirayna ay tahay halaaga shacabka Muslimiinta ah ee soomaaliyeed oo kali ah.
-Walaal Soomaaliyeed
Seyfullah-Al Soomaal | Jun 21, 2009 | Reply
waxaan illaahey uga baryaa inuu xifdiyo dhaman mujaahidiinta calamka gaar ahaan kuwa somalia kadagaalamaya
waxan idin kugu duceynayaa ILLAAHAYOW idin xifdi oo idinka illaali dhagarta gaalada iyo xiqdiga murtadiinta
intaa kadib walaalayal waxaan idinkula dardarmayaa inaad wadaan jihaadka isna adeecdaan waayo nasriga waxaa lagu helaa midnimo walaalayal wey dhawday guushii waxaan idin leyahay midooba oo ku midooba kalimada alle kuna dagaalama kalimada alle iney kor ahaato
waxan ILLAHEY kabaryaya inuu jabiyo gaalada iyo gaalo raacyada
ILLAHOW guulee mujaahidiinta
xamar daye | Jun 21, 2009 | Reply
ASC. bacad salan SULUB. walalo waxan ku leeyahay hadal ka aad aqrisay bal marlabad waxa wadadku yiri dib u aqri markasa rayigaga ka dhiibo hubsiino halbaa la siistaa. midkale waxan ku leeyahay ninkaasa dar ilahay u qaatay qoriga oo cirid iyo xabad uu beerka u dhigayo ha ugu darin hadal xumadad ilahayna ka cabso ku samaysatay oo ku siiyay miskaxada aad waxa ku kalagarato.,,,,,,, waxan kale oo aan ka codsanaya somalida ka soo horjeeda mujaahidinta ilahay naftooda ka iibsaday hadiidanan ladgaal kalayna ama iidnan amanan ama iidnan u ducaynayn ilahay ka cabsada oo hadal xumada iyo dhiigiina ka duwa oo hadalkiina iyo ducad iyo taageero kale idinkama rabane adinka lee hala idin ka aman helo waabillihi tawfiiq
cali faandho | Jun 21, 2009 | Reply
ninka isku magacaabay shiikh cali dheere shikh marka hore iskabadal waayo uma qalantit, midakale sida dadka aad ulayseen waa nilii layndoonaa dadka iskadaayeeeee geedaha ayaa nisheegidoona. walaalkay oo kusafrayey jidka baydhabo & mugdusho ardayna ahaa maxaa kubirayseen. waad udhimandoontaa arintaas aad kuhaysaan dadka somaliyeed.
wadani | Jun 21, 2009 | Reply
RAGOOW NAGA DAAYA DHIBKA IYO DAGALKA MAANTA WAXA ISKU DHAARANAYA WAA RAG SOMALIYEED OO WILIBA WADA MUSLIM AH XAGEE IDINKA MARTAY DIINTII ISLAAMKA WAXAAD DILAYSAN,DULMINAYSAY DHAWACEEYSAN WAA UMADA SOMALIYEED WAA TEE DIINDA KU FARAYSAA IN AAN DHAMEEYSO OO AAD DISHO DAD MUSLIM AH HADANA SOOMALI AH AAWAY NAXARIISTII IYO WALAL NIMADII GOORMAY NOQOTAY SAX IN LUGU FAANO IN LA DILO QOF MUSLIM AH WAR ISKU XISHOODA
gabar somaliyeed | Jun 21, 2009 | Reply
alaahu akbar insha alaahu waa maalintii aan si dhab ah u xoroobi laheyn insha alaahu waa maalintii aan gaalo badan jiidi laheyn insha aalaahu waa maalintii aan sharciga si dhab ah iskugu xukumi laheyn insha alaahu waa maalintii mujaahidiintu dalka majaraha u qaban lahaayeen insha alaahu waa maalintii aan soo xusuusan laheyn 6 bilood insha alaahu waa maalintii gaalo ka shalaayi laheyd insha alaahu waa maalintii muslim iyo gaal la noqon lahaay insha alaahu waa maalintii daba dhilif ilmaha iyo haweenka loo dhiibi lahaay oo aay u birta marin lahayeen ku seexda in gaalo dhamaatay
gaal jiid | Jun 21, 2009 | Reply
Allaaaaaahu Akbar.
Ani Al-shabaab saanaan ku jecelahay .
Diin ugu imoooow
Geesinimo ugu imooow
Raganimo ugu imooow
Gaalo nacayb ugu imooow
Dad aan aqoonin Al shabaab baa isku taagtaaga
VIVA AL-SHABAAAAAAAAAAAB
waliyowa | Jun 21, 2009 | Reply
asc wr wb halkan waxan ka salaamayaa walaalaha muslimiinta ah gaar ahaan somalida waxan si gaar ah usalaamaya walaalaha suurtageliyey in halkan fikirka la isku dhaafsado ee somalimirror.com waxan idin leeyahay aad bad u mahadsan tihiin laakiin inyar ayun ban jeclaa inan idin xasuusiyo meeshan in wax walba la soo dhigo ma fiicna sida aan anigu arko ee hadaad awoodan dadka fikirka jiran ee umada quluubtoodta wasakhaynaya wata yaan loo ogolaan lana soo dhex dhigin mujtamaca muslimka ah ee nadiifta ah kuwa allah swt diintiisa la dagaalansan afkaartooda qurunsan yaan dadka loo so gudbin waayo way saamaynayaan wixii dadka anfac uleh aduun iyo aakhiraba ha lo so gudbiyo igana raali ahaada
abu zainal Abidiin | Jun 21, 2009 | Reply
AS WA WA
CALI FAANDHI SXB ADIGA IYO INTA KA SOO HORJEEDA FIKIRKAYGA WAXAAN IDIIN SHEEGAYA DIINTA ISLAAMKA WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LA BARTO YAANA JAHLI IYO CILMI GAABNIMO AYAA HAYSA KOOXDA ALSHABAAB AL-MUJAAHILIIN.
SABABTOO AH DIINTEENA ISLAAM WAA DIIN RAXMAH. CADAALAD, MIDNIMO, IXTIRAAM, DULQAAD, SAMIR,KALSOONI
WAA MID KAA XAARANTINIMAYNAYSA QOFKA MUSLIMKA AH: DHIIGIISA CIRDIGIISA MAALKIISA INTABA
HADII AAN LABO KULA QAADO RAGGA HOGAANKA U AH WAA DAD AAN ISLAAM LAGU SHEEGI KARIN WIILASHA YARYAR EE ISQARXINAYA WAXAA HAYA CILMI LA,AAN WAA DAD LA KHALDAY
WAXAA DALIIL KUU AH HADII AY DAACAD ILAAHAY YIHIIN OO DIIN ISLAAM KU SHAQAYNAYAAN MAXAY KU AAY ISKU GODKA KA DAGAALAMAYAAN U LA MIDOOBI WAAYEEN?
MUXUU YAHAY FARQIGA U DHEXEEYAAAA?
WALAAHI BILAAHI TALAAAHI WAX AY WADAANI WAA (HADMU DIIN BISMI DIIN).
WAA KUWA BUR BURINAYA WIXII DADAAL CULIMADA SOOMAALI AY SOOWADEEN SODONKII SANO EE LA SOO DHAAFAY.
WAA KUWA KADHIGAYA AMA U EKEYSIINYA DIINTA ISLAAMKA MAAFIYA TALANIYA IYO GANGS AMERICA
WAA KUWA KA DHAR LA, CAQLI IYO XIKMAD
ILAAHOW NAHANUUNI AAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIN.
sulub | Jun 21, 2009 | Reply
cali fandho sxb mujaahid aya hadalkaaga ku jirtay!!! kow… yaa mujaahid 2.. ragaan ad tagereyso yey la jihaadayaan
rashkayare | Jun 21, 2009 | Reply
Shicaarka (astaanta) mashruuca siyaasiga ah ee waddaadada Soomaaliyeed waxa uu ahaa keenista dawlad Islaamiya oo ku dhisan shareecada Islaamka; dawlad keenaysa nabad, xasilooni, walaaltinimo iyo baraawaaqo. Shirkii Jabuuti ee Sheekh Shariif madaxwaynaha loogu doortay iyo dagaaladii ka danbeeyay ee u dhaxeeyay dawlada Shariifka iyo wadaada mucaaradka ku ahi se waxa ay khayaali ka dhigeen shicaarkan waddaadada. Dagaalada-mudooyinkan danbe- Muqdisho ku soo noqnoqonayaa waxa ay burburiyeen rajadii shacbka Soomaaliyeed ee ahayd in -hadii ay taladii wadanku gacanta u gashay xoogaga Islaamiyiinta- uu isbadal wayn oo wanaagsani noloshooda ku dhici doono. Is faham la’aanta iyo dagaaladan u dhaxeeya labadan dhinac ee Muqdisho ku dagaalamayaa waxa ay god ku rideen mashruucii siyaasadeed ee Islaamiyiinta Soomaalida. Taageerayaasha mashruucani waxa ay marar badan is waydiinayaan cida ka masuulka ah in mashruucoodii xadaariga ahaa uu iminka u eekaado mid god ku sii dhacaya. Sadarada soo socda waxaan ku eegi doonaa cida iska leh masuuliyada arinkaas iyo waxa la gudboon dhinacyadan is haya.
Sheekh Shariif
Lama inkiri karo doorkii uu Sheekh Shariif ku lahaa hogaamintii kacdoonkii maxkamadaha Islaamiga. Sidoo kale lama inkiri karo furfurnaanshaha siyaasadeed ee uu sheekhu muujiyay waqtigii dagaalada lagula jiray ciidamadii Itoobiyaanka. In uu xal siyaasadeed ku kabo kii qorigu waxa ay ahayd talaabo geesinimo. Guushii uu ka soo hooyay shirkii Jabuuti waxa ay ahayd mid ay ku farxeen dad badan oo Soomaaliyeed oo filayay in uu Sheekhu muftaax u noqon karo xalinta mushkiladaha Siyaasadeed ee ka taagan Koonfurta Soomaaliya. Intaas oo jirta hadana wixii ka danbeeyay doorashadiisii waxa uu hoos u dhac wayni ku yimid doorkiisii hogaanimo. Waxa muuqda in hogaamintii dawladiisu ay cid kale gacanta u gashay. Wadaadku waa uu ku guulaysan waayay qancinta amaba kala furfurka mucaaridkiisa taas oo ahayd arinka ugu wayn ee laga filayay. Waxa ay dawladiisu ku mashquushay arimo yar yar oo aan mudnayn in waqtigan muhiimad wayn la siiyo. Maalinba maalinta ka danbaysa siyaasadaha dawladiisu waxa ay u muuqanayaan qaar aan waxa wayn ka duwanayn siyaasadihii dawladihii ka horeeyay dawladiisa. Waxa daciifay saamayntii ay Islaamiyiintu ku lahaayeen dawladiisa, waxaana xoogsaday saamaynta dagaal ogayaasha ee dawladiisa. Sheekhu waa uu ka faa’idaysan kari waayay taageeradii xooganayd ee ay shacbigu(culimo iyo caamaba) u hayeen isaga iyo dawladiisa. Si kooban Sheekhu waxa uu lumiyay doorkiisii hogaanimo, taasina waxa ay ka mid tahay sababaha sii dheeraynaya khilaafaadka u dhaxeeya dawladiisa iyo mucaaradka ka soo hor jeeda, waxa kale oo ay sabab u tahay in ay yaraato kalsoonidii iyo taageeradii uu shacabku u hayay maamulka waddaadada oo ay in badani iminka u arkaan in aanu waxba ka duwanayn kii dagaal oogayaasha.
Xisbul Islaam Iyo Al Shabaab
Xisbul Islaam iyo Alshabaab waxa ay door wayn ka ciyaareen halgankii lagu saaray Itoobiyaanka. Halgankaas waa ay ku saxsanaayeen. Laakiin wixii ka danbeeyay bixitaankii Itoobiyaanka waxa ay labadan urur caqabad wayn ku noqdeen sidii xal loogu heli lahaa mushkilada siyaasadeed ee Soomaalida. Ilaa iminka ma muuqato waxa uu yahay mashruucooda siyaasiga ah ee ay rabaan in ay ku xaliyaan mushkilada siyaasadeed ee Soomaalida. Diidmada qayaxan ee ay diidayaan in ay wadahadal la galaan dawalada Sheekh Shariif waxa ay calaamad u tahay bisayl la’aanta siyaasadeed ee hogaamiyaasha ururadan. Dagaalka ay ku yaboohayaan Al Shabaab ee dhaafsiisan xuduuda Soomaalidu ma aha mid u khidmaynaya danata Soomaalida. Waxa uu Soomaalida u samaynayaa cadaw badan oo aanay awood u lahayn in ay la dagaalamaan, sidoo kale wax uu dhulka Soomaalida ka dhigayaa meel ay ku loolamaan quwado is hirdinaya oo aan dan ka lahayn maslaxada shacabka Soomaaliyeed. Ururadani (Shabaabka iyo Xisbul Islaam) waxa ay arimaha u kala horay siin la’ayihiin sida ay u kala horeeeyaan. Waxa ay daciifiyeen doorkii Islaamiyiinta ee dawlada Sh.Shariiif. Qaacidada ah “ama Aniga ama waxba hagaagi maayaan” ee ay waddaadadani ku socdaan waa qaacido ka hor imanaysa nusuusta Islaamka iyo caqliga toosanba. Waa qaacido luminaysa kalsoonidii ay wadaadu ka heli lahaayeen shacbiga ay rabaan in ay maamulaan. Waa qaacido adakaynaysa in nidaam Islaamiya oo saxi uu ka hanaqaado dhulka ay Soomaalidu ku nooshahay. Dagaalada joogtada ah ee ay labadan urur kula jiraan dawlada sheekh Shariif – shaki la’aan- iyana waxa ay daciifinaysaa mashruucii shareecada Islaamka ee ay (wadaadadni) ku dhawaaqayaan in ay hirgalintiisa doonayaan.
Culimada Musaalaxada
Waa qaacido sharciya oo Islaamiya in hadii ay laba qolo oo Muslimiini ahi ay is laayan, heshiiskooda laga shaqeeyo. Hadii ay heshiiska qolo diidona waa in qoladaas dhinac laga wada istaago ilaa ay qoladaasi xaqa u soo noqonayso. Sidaa daraadeed waa arin wanaagsan oo loo baahnaa in culimada Musaalaxadu ay isku dayeen in ay labada kooxood ee dagaalamaya heshiisiyaan, laakiin markii ay qolo dhagaysan wayday may ahayn in ay aamusaan. Hadii ay culimadan musaalaxadu hadli lahaayeen, umada u cadyan lahaayeen cida heshiiska diidan , isla markaana shacbiga fari lahaayeen in qoladaas dhinac laga wada istaago, hadii ay culimadu sidaas yeeli lahaayeen waxa ay u badan tahay in wax uun la badbaadin kari lahaa. Aamuska culimada Soomaalida ay intooda badani ay ka aamuseen dagaalada Muqdisho, qaarkoodna ayba u sifeeyeen FITNO ay tahay in laga dhex boxo ma caawin xal u helida mushkilada dhex taala waddaadada dagaalamaya. Waxaanay wax u dhimaysaa uun sumacadii iyo mashruucii waddaadada Soomaalida .
Xalku waa…
Xalku waa in uu Sheekh Shariif doorkii laga rabay ciyaaro. Waa in uu saaxada ku soo noqdo hadii aanu waxba ka qaban karin dhibta jirtana waa in uu xilka uu hayo iska casilaa. Qolooyinka(Xisbul Islaam iyo Al Shabaab) waa in ay xisaabtooda dib u eegaan. Hadii ay maslaxada iyo danta Soomaaliyeed ka fakarayaan waa in ay ogolaadaan heshiis iyo wada hadal ay ka garnaqayaan culimada Muslimiintu. Culimadu waa in ay cadeeyaan xaqa, waa in aanay afka xidhan. Cidii Maslaxad diida waa in ay shacabka kor iyo hoosba ugu sheegaan isla markaana waa in ay ka qaybqaataan jabinta kuwa heshiiska diidan. Arinta maanta miiska saarani ma aha Al-shabaab, Xisbul Islaam iyo Dawlada Sh.Shariif. Waa mustaqablkii umada iyo mashruucii Islaamiga ahaa ee la doonayay in umada lagu badbaadiyo. Intii danaynaysa mashruucaasi waa in ay dhinac ka wada istaagaan kuwa raba in ay mashriicaas god ku ridaan.
shaakir | Jun 21, 2009 | Reply
Sulub& DUlmi &waranle.
Sheekh cali dheere waxaa ku durteen ALLAAH baan u qeyshanaynaa oo kaliya soo maaha?
Geedi | Jun 21, 2009 | Reply
War Mujaahidiintu soo kuwii horey ethopia iyo waalidkeedba cayrsaday oo ay baydhabo iyo xamar 7 maalmood u safri jirtay maaha?
ma diin baad moodeen in inta adoo 10 askari ah la wajaho 500 oo askari oo la dhaho jihaad baan ku jirnaa ma dib guranayno ilaa aan ka dhamaano?
jihaadku taatiik buu u baahan yahay taasoo waxyeelada ku gaareysa yareyneysa cadowgana dharbaaxo u ah oo uu ka nasan waayo.
waxaana haboon maadaama mujaahidiinta cida ay wajahayaan ay aad u kala tiro badan yihiin hubka cadowguna naga badan yahay nagana culus yahay inaan allaah talo saarano asbaabta guushana la imaano oo taatiik isticmaalno.
ma haboona in meel isku dhajino oo dhahno aan wada shahiidno ,shahiid nimadu waa abaal marin qofkii dariiqaas ku dhinta hadafku waa litakuuna kalimatu laahi hiyal culyaa .
Geedi | Jun 21, 2009 | Reply
ALLAAHU, AKBAR.
Sheikh Ali Dhere Allah ajir iyo xasanaad hakusiiyo adiga iyo inta dagaalka safka hore kugula jirtaba anaguna ducada ayaan 24 ka saac sootuuraynaa.
Mida kale Jihaadku wuusocon waana laga guulaysan Shariifka iyo kooxda shadaadiinul insiga ah ee uu hormuudka ka yahay idamka Allah
Mujaahid | Jun 21, 2009 | Reply
acww waxaan umahada celinayaa somaali mirror marka labaad fikradaydo waa inuu shariif is casilo ama hishiis lagalo xisbu al islaam ama alshabaab oodadku badabaad iyo diintiisana intuu dad shisheeyo u yeeri lahaa oo ucabaadi lahaa waayo asaga ayaa kuandcoon jiraya cayb aleek kkkkkkkkkkkkkkkkkkk acww
ugaaso husein | Jun 21, 2009 | Reply
To: Geedi
Akhii yayna kaahoosbixin bahashu ama fahamku waalawada jihaadi waalawada dhiman ilaa inta gaalsoo duulay oo Qadhmuun Somaliya kusugan yahay, mida kale tiradan aad sheegayso waxba matarto wax tarku waa ninkii uu Allah siiyo, Xusuuso dagaalkii Badar tiradii Islaamka iyo tii gaalada iyo sidii uu Allah uuga gargaaray Islaamka gaalada iyo waliba maalinkay gaalo oodhan isasoobahaysatay e ay kusoo duushay Madina Allahna uuga gargaaray Geedi waxaan kuusheegayaa gaalada waalaga hortagi xeelad haday noqoto iyo hadiibaay noqoto daaal foolka foola markastana gacanta sare waxaa leh Mujaahidiinta Idamka Allah shakina yuunakaagalin hadii uu tas shaki kaagalana Allah utoobad keen Wabillahi Tawfiiq
Mujaahid | Jun 21, 2009 | Reply
marka aad u kuur gasho dad ka soo horjeeda muqaawada, waxaad arkeysaa iney labo arimood midood yihin: Jaahiil aan lahayn wacyi diini ah ama siyaasi midnaba, iyo in qabiil uu qalibooga ka buuxo.
Tan kale sharif markii uu dhabta mareykanka isku xooray ay nifaaq Allah ku riday, cida moodeyso inuu diin meesha ku hayo waa wax magarato. Run ahaantii Shariifka ayaa aad uga liita Cabdullahi yusuf, waayo diinta ayuu rabaa inuu dadka ku qaldo isago kufri iyo dimoqaraadiyad wata. Marka in sha Allahu wuxuu ka bixi doona meeshi ay ka baxeen kuwii isaga ka horeyey ee ashahaada la dirirka ahaa.
Waxaana guusha is ka leh cidii Eebe ku xiran.
fiiro dheer | Jun 21, 2009 | Reply
dulmi diid daalim bad tahay sulub ma suubanid qalbiga ayaa idin madaw ilaaheena dadka wuu ciqaabaa iyaga oo duunkla jooga wuxuu wax ku ciqqabo waxaa kamida in qalbiga laga dabool oo uu waxa fiican iyo waxa xun kala garan waayo inta idnka oo kale ay ku jiraan soomaalya hawlbadan baa dhiman kuwa dawladnimada sheeganaayo waa idinka oo kale oo wax ma garad ah waqtigoodiina waa dhamaaday hadii aydaan ka toobad keenina naarta ayaad isku arki doon taan in shaa alaah.
WALIYULAAHI | Jun 21, 2009 | Reply
as/wr/wb walaalayaal waxaan dhamaantiin idiinku salaamay salaanta islaamka qaasatan mujaahidiinta saaxda ku jira iyo mas’uuliyiintooda. bacadulsalaam walaalyaal wxaan idiinkula dardaarmayaa inaysan idiin cabsi geli naf dagaal badan amba tirada iyo tayada cadowga allah WALAAHI baan ku dhaartay hadaad ku samirtaan inuu ilaah idiin siin ciribta danbe ee guusha aduun iyo aaqiraba sabaatoo ah ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA yaboohiisa waa dhab. gebegebadii walaalayaal ALLAAH ayaa miciin ah waxaad sgtaanba waa IXDALXUNAYN WABILAAHI TOWFIIA
ABUU XAFSA | Jun 22, 2009 | Reply
Alla kariim maxa munaafaq af huura leh ku farxaya gaalada soo socota la dhinta caradiina
Dayib | Jun 22, 2009 | Reply
labayka wasacdayka yaa amiiranaa ilaahow adaa wayn oo waaxid ah adaan awoodaada waxay diido cid sameyn karto aysan jirin waxad ogolaatana cid diidi kartaaya aysan jirin ee ilaahow noo gar gaar oo noogu gargaar gaaladadaan isoo bahaysatay aamin aamin amain alow mujaahidiin guul uga dhig aamin aloow sharaf ku noley mujaahidiinta
sayfulaah asuumaali | Jun 22, 2009 | Reply
a/w/w
walaalayaal waxaan idiin dardaarmayaa cabsida allah walalayaal meeshan kaftan mayaalo geeri ayaa taala markaa waxa loobahanyahay in markasta laxasuusto geerida iyo an allaah goordhow lahor istagayo markaa hadalada aad leedihiin cadald kusleeya cayda walalaha iska ilaasha hamoodina inad idinku gurigiina dhexdiisa ku nolanaysaan raguna sufuufta kudhimanayo ninwaliba wuudhiman meel kasta hakudhintee aakhirana lawada tegayaa waa laga tegayaa qabiilka iyo nafjeclanata
hadab waxaan idiindardaarmayaa idinka iyo walalaha ribadka (safkahore)kujiraba allah baryadiisa waan uwada baahanahee allah ayaa inagu filan waxaan leenahay {{xasbunallah wanicma wakiil}}
xaajiga | Jun 22, 2009 | Reply