Comments on: Warbixin:- Somaliland Ma ka Badbaadi Doontaa Muddo-kordhin dambe & Qalalaase Siyaasaddeed?

By: Adoon Eebe
Xaqiiqda soomaliland ma noqotay dawlad jirta haddii Gumeystuhu baxay?

26 june 1960 ayaa waxaa dalka ka baxay gaalkii ingiriiska oo xoooga iyo tabta is huwan ku qabsatay dhulkan soomaaliyeed wuxuuna maamulkii ku wareejiyey Ina Ibraahim Cigaal.

Intii u dhexeysey 26 ilaa 30 kii June sacab, ciyaar iyo dabaal deg ayaa lagu jirey.

Ma jirin wax qaab dawladeed ah oo la sameeyey isla markaana hawl gashay waayo waaba la cayaarayey dhowrka maalmood.

1 dii July-na Xamar ayaa lawada tegey midowga laba qaybood ayaan dhacay.

Bal walaalayaalow dawlada la leeyahay dib ayaa loola soo noqday oo dadka lagu khaldayaa xagee ku jirtaa?

By: Adoon Eebe
Hadalka Maamulka sheegtaa somaliland waa:

1. xabashida waa walaalahayo

2. Gaal hebel waa Saaxiib SL

3. Soomaalida shir iskuma arki karno.

4. Reer galbeed ku waa na amaaneen

5. Ictiraafka Gaaladaan ka sugeynaa

Soomali weyna waxay leedahay.

1. Xabashi waa cadawgaya taariikhiga ah.

2. Muslimiintaa walaalo ah.

3. Qofkii hadal raba halala hadlo.

4. Aqoonsiga inagaa isu hayna

By: Hargeysa
Show wali rag baa nool

By: Bulxan_01
ASC

Marka hore illaahay  shacbka  sland iyo  dhamaan shacabka  somaliyedba meel kasytay joogaan  hasiiyo  nabadgalyo  iyo  burwaaqo farbadn.  Intaakadib  hadii  aan  isku dayo inaan kajawaabo  su’aasha  korku qaran,  sland  waxay  kasoo  badbaaday  oo ayka soo gudubtay wakhti  iyo xaalado  aad  u’adag  tanina  waxba  kuwaa  kamaduwana waxaanan leeyahay  isha  allah  sifiican oo  quruxbadan ayay yag  gudbi doontaa  arimahan doorashooyinka iyo  khilaafyadan siyaasdee ee yaryar.  AMIIIN.

By: yonis
kkkkkkkk libaax ciije iska daa qaylada wuxu waa qoraal siyaasad ka hadlaya dadku waxay rabaan ayay qori karaan dhib maleh laakin webka dayniile waa wasaq somalimirror ha la mid dhigin waa web fiicane.

By: in libaax ciije
waxan salaama dhamaan dadweyinaha reer somaliland meelkasto ayii joogan salaan ka dib waxaa waxa la yaabo ahaa waxaa ayii qoryan nimaanka reer koonfureed yaado ayii cadwaadu ka gadhasiisan tahayi hereka ayii odhan somaliland ma ka bad badayiisa qalalase siysadeed haa somaliland waa ka badaadayiis in shalaha ee indhaga ka jeedaya siiba kuwaan somali mirror waxaa ku qor waxaa waxaa idiinku hagagiiwayen waa xasiidnimaad xaasiidka somaliland haa dhaaco somailand haaaaaaa noolaato haaaaaaaaaaa waarto haaaaaaaaa jirto ilahayi idiinkii waxaan idiin leyahayii fiir gar ayaanu idiin lenahayii dhamaan wesite somalil mirror 2 dayniile 3 shacabkamedia dhamaatin waxaan rajeenaya idiinko qoxatiy am refuge  in aad somaliland imaan doont inshalaha waayo xasiidin ayaad tihin waxaa waaxaa idiinku hagaga wayiine waa cuqaabad dadka iyo dalkaaba ka gsna

By: Hargeysa
Su’aashu maaha: Somaliland ma ka badbaadaysaa qalaalase iyo muddo kordhin ee waa XUKUUMADA RIYAALE MA BADBAADAYSAA MAR DAMBE ? waxay ila tahay MAYA (MAYA wayn). Laakiin warka wanaagsan wuxuu yahay in wadanka arintani aanay dhib wayn ku keenayn. Wuxuun baa la dhisayaa dawlada ku meelgaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa.