Comments on: Warbixin:-Soo Nooleynta Dagaal Oogayaashii yay Dani ugu jirtaa?

By: ayuub khaan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

waa layaab somalimirror waxa ay ula safanthay argagaxisa oo u diidan dantahay dowladnimo

dalmar | Jun 19, 2009 | Reply

By: NABADRAADIS
ASSALAAMU CL WR WB..

WAXAAN UMALEYNAA IN SOMALIMIRROR INUUSAN  AHEYN

DAD DHEXDHEXAAD AH SABABTOO AH WAXAAD MEESHA  UGU TALA GASHEEN INAAD QORAALADA U OGALAATAAN

WARKA AAD KU FARXSAN TAHIIN KALIYA MARKA ILAAH KAMA CABSANEYSAAN OO HAL DHINAC KALIYA AYAAD KU XIRAN TAHIIN.

WAXAAN ILAAH UGA BARYAYAA QOLADDA DAGAALKA KAWADDA MAGAALADDA MUQDISHO CIDDI AY  DOONTA HA NOQOTEE INUU CIQAAB ADUUN IYO MID AAQIROBO LA KULMIYO IDINKA SIDAAS OO KALE AYAAN IDINKAGGA BARYAYAA ..AAMIIN

SABABTOO AH ANIGA MARKAAN QORAALKA HALKAA KUSOO QOREYAY MA AANAN UGU SOO QOREEYN INAAN QOLO DIFAACAYO LAAKIIN WAXAAN CABSI U QABAY UMUDDA MUSLINKA EE SOOMALIDDA MAATADDA AH OO 20 SANO DAGAAL JAHLI KUSOCDO LAAKIIN IDINKA XUMAATO AYAAD U ARAGTEEN SAAS LA ADLIGEED WAANA KA TIRTIRTEEN TAANA WALIGEEY IDINKA CAFIN MAYO MAANTA AYAANA IIGU DAMBEYSA WEBSITKIINA ..

ASSALAAMU CL WR WB..

By: yosuf
Somalimirror waxey u basaastaa xogta argagixisada waxeyna abaabulaan shabaabka iyagoo kasaacida dhanka hirgelinta waxyaabaha ay rabaan argagixisa iyo u basaasida argagixisada

By: Togane
KU: SOOMAALIMIRROR

SOOMALI MIRIREEY WWAXAAN IDIN WAYDIIYAY ADINKA HORTA ALSHABAAB MAA TIHIIN MISE AL-ISLAAM AA TIHHIIN , WAABA IDINKU WAREERAYAA SABABATOO AH INAADAN AHAYN SAXAFI DABCIGIINA AYAY KU CADAHEY…

HADDIISE AAD TIHIIN SUXIFI DADKA SOOMALIYEED U ADEEGO BAL WAXAAN IDINKAGA FADHINAA IN AAD NOOSOO SHEEGTAAN OO AAD WARBIXINTAN OO KALE KASOO DIYAARISAAN NIMANKA LA YIRAAHDO ALSHABEEBOOS IYO ALXISBUL ISLAAMEDOOS..

BAL KUWAN IYAGAN CIDA AY U SHAQEEYAAN, CIDA HUBEYSO IYO DANAHA AY U SHQYAAN NOO SOOO QORO FADLAN. HADAY DANO ILLAAHEY U SHAQEYAN SOO SHEGAO DALIILNA KEENA , HADEY DANO SHAQSI U SHAQYAAN SO SHEGA DALIILNA U KEENA HADEY DANO QABIIL U SHAQEEYAAN SOO SHEGA DALLILNA U KEENA,.

HOGAAMIYE KOOXEED SAWIRKA AAD KA BIXISEEN AAD IYO AAD AYAAN UGA HELAY, LAKIN WAXAAN IDINKAGA FADHIYAA SAWIR INAAD KA BIXISAAN ALSHABEEBOOS IYO XISBUL ISLAANEEDOOS///\\

By: oday
asc

walaalaha maamulka somalimirror waxaan leeyahey bartaa kaga haya oo sidaas oo kale u soo diyaariya warbixino dadka ka farxiya

By: aaaaaaaaar
Waxaad buun buunisaan xumaanta iyo sharwadayaasha waana leydin kula xisaabtami aduun ama aakhiro

By: hire
ahla wa mar xaba .

waxaan idin leeyahay alaha  barakeeyo  qoraagii isku hawlay  maqaalkan. waana xaqiiq jirtee inta akhrisatay wax haku qaataano ayaan leeyahay.

By: wadaad yare
Somalimirror

Waad tir tirteen maqaalkeygi, taasna waxey muujineysaa sida aad ugu dadaaleysaan inaad runta qarisaan, waxaadse moogtihiin in runtu ay tahay iftiinka oo kale oo aan sina loo xijaabi karin.

Waxaa jira quwatul mandiq iyo mandiqul quwah. Waa xooga uu leeyahay waxa mandiqa ama caqli galkaa iyo mandiqa xooga, oo ah in qofka xoog is bidaya uu isticmaalo xoogiisa oo qaawan.

Hadaba waxaad ogaataan wadaadada dagaalamayow xujo diineed iyo mid caqliya midna ma heysataane, xoog muruq oo dhawaan idin soo galey ayaad mahdiseen. Waxaadse ilowsantihiin xikmadii aheyd: Icmal maa shi,ta yaa ra,iis, low kaanat taduumu li axad maa aalat ileyka.

Hore uwood umaadan laheyn oo raga aad sheegeysaan ayaa uwooda heysan jirey, taad maanta is bideena ma heysan doontaan oo beribey sidey iyaga uga wareegtey idiinka wareegeysaa. Ilaaheyna wuxuu idinku eegayaa waxa aad ku fasheen markaad uwooda hesheen. Dadka weliba kuwooda cilmiga iyo caqliga usaaxiibkaana waa shuhadaa,ullaahi fil ardi.

Nush hidullaah inaad ka shar badantihiin oo ay idin dhaameen qab qableyaashii.

By: dalmar
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

waa layaab somalimirror waxa ay ula safanthay argagaxisa  oo u diidan dantahay dowladnimo

By: dhagaxtuur
aaway culumadii tiri shariifka dowladiisa waa dowlad islaam ah sida sheekh shariif a/nuur , sh cumar faaruuq mise ayaa qaldan adinka