Comments on: Midowga Yurub oo si kulul u Canbaareeyay Qaraxii lagu Dilay Cumar Xaashi & Saraakiil kale.

By: sayaaf
asc sxb ninkan wax uu beertay ayuun buuu goostay isaga yaa ka shaqaynayay dagaal hurin iyo dhibbato cusub oo dalka iyo dadkaba u soo jiidaaaayo maarkaa waxaanu leenahay ilaahii naka dhaafiyay ayaa mahad leh  intaad dalkam galin lahayd marxalad cusub oo dagaal ah waxaan ilahayna ka baryaynaa ij uu naga qabto gaalada iyi daba dhilifkooda aamiin aamiin alaahuma aamiin

By: oday
asc wrt wbt

fidno soo socota in laga hordago ayaa fiican, ninkan hada dhintay, wuxuu hurinayey fidno hore leh,wuxuu ku baaqayey in dagaal dheer uu lagalo alshabaab iyo xisbul islam,oo uu dagaal ka bilaabo gobolo badan isagoo kaalmo ka helaya cadowga soomaaliyeed,mareykanka,kenya,ethiopia ,iyo au,europe,etc- sida gobolada dhexe, hiiraan, bay, bakool, jubada dhexe iyo jubada hoose,oo ay dhamaan ku sugan yihiin ururadan,goboladan dhamaantood waa nabad , wax dhibaato ah kama jirto,hadaba umada maslaxo ayey u tahay in nikaas iyo kuwa ku fikirka ah eebbe ka qabto umada,waxaana eebbe ka baryaynaa inuu na waafajiyo xaqa , kuwa dhibka wada ee gaalada u adeegayana naga qabto.

aamiiin   aaamiin

By: cumar
waa iwareeriyeen dadkaan

alshabaab wuxuu leeyahay gaalo ayaan kujihaadaa,

dowladu waxey leedahay khawaarij ayaan kujihaadaa,

shacabka qaar waxey leeyihiin ninkii cumar xaashi iskuqarxiyay ilaahey ha`unaxariisto,

kuwa kalane waxey leeyihiin cumar xaashi naftirkiisa allaha unaxariisto,

naxariistane ilaah uunbaa haayo,

hdii soomaali gacanta laga galilahaane waxey kudagaali lahaayeen mu camar baan siinaa mase kan isqarxiyay,

waxaaba intaa iigasii daran:

nin alshabaab uhadlay aniga magiciisa ma`aqaanee wuxuu yiri dilka cumar xaashi waxaan ugu aareynay shacabka ey AMISOM xasuuqday,

waxaad moodaa in ninkani sidan uhadlaya eynaba maskaxdiisa kujirin su`aal shacabka isweydiinkaro oo ah:

shacabka mawaxaa loogu aarayaa shacab kale?

hadiise ayagu shacabka xamar u aarayeen, shacabka baladweynana yaa u aarayo?

By: Yaab & fajac
Waxaa iska soo dabadhacaya baroor diiqda Gaaladu u soo dirayaan ninkii qolada dawladda sheegata ay ugu yeeri jireen wasiirkii Amniga Qaranka laakiin soomaalida inta badan hada ay u taqaanay wasiirkii Amaan darada & hurinta qabyaalada beelaha soomaaliyeed dhexdooda maantase god la galay wixii uu walaaqayay sababteed waxaa dhab ah nin kasta oo isku daya inuu hagar daameeyo shacabkaan muslimkaa ee soomaaliyeed inuu meel xun ku danbeeyn doono oo aduunka lagula xisaabtami doono maalin ay noqotaba ama aakhiro ilaahay kula xisaabtami doono camalkiisii.

Waxaa wax laga xumaado ah xataa inaysan soo hadal qaadin shacabkii ay Amisom ku gumaadeen magaalada Muqdisho taasina waxay cadeynaysaa inaysan wax dan ah ka lahayn somaliya marka laga reebo dadka danahooda gaarkaa uga shaqaynaya waana mida ay ugu tacsinaynayaan.

By: oday
ree galbeedku waa caadkood inay ka shaqeeyaan munaafaqad,isku dir,kharibaad, iska horkeen , abuurid nac iyo colaad,daneysi,muslim nacayb,wax kale ay oo ay u qaylinayaan ma jiro oo aan ka ahayn in soomaalidu is dagaasho, waxay iska dhigayaan dad soomaali wax la raba ama dowladino la raba,soomaaliya qaranimadeedii dadkii dumiyey soo ma aha, hadana duulaan ku ah in ay isasii raaciyaan wax ama dumiyaa ama lna nacsiyaan islaamnimada.