Aadan Madoode, Afhayeenka Baarlamaanka KMG ah oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ee Xarunta Madaxtooyada ayaa ka Hadley arimo dhowr ah oo ugu muhiimsanaa dilkii Shaley ee Cumar Xaashi & Xubnihii kale ee wahelinayay.
Aadan Madoobe ayaa sheegay Dilkii Cumar Xaashi inay aad uga xunyihiin, wuxuu kale sheegay in muddo ah inay isla soo shaqeeyen, Dilkiisa ayuu sidoo kale ka tacsiyadeeyay waxa uuna yiri mar uu arintaa ka hadlayey”Waxaan rabaa tacsiyo inaan u gudbiyo anigoo ku hadlaayo Magaca Golaha Shacbiga Faderaalka KM Soomaaliyeed & Magaca Umada Soomaaliyeedba, … Runtii arintii shaley ka dhacdey Baladweyne ee Wasiirka Amniga DKMG ah Cumar Xaashi Aadan oo aruntii ahaa Nin qaali ah Dalka Soomaaliyeed Qiimeyn ku lahaa… aniga Shakhsiyadan wax badan soo wada shaqeynay Saaxiib lilaahi ah iskuna bartey wadani nimo & Dadka Soomaaliyeed dhibaatada ka saarto intii bur burku jirey & Ka horba Xiriir badan ayaa naga dhaxeysay”.
Wuxuu kaloo sheegay in Cumar Xaashi kaalin weyn ku lahaa badbaadinta DKMG ah uuna ka shaqeynay arimo noocaas ah.
Beesha Caalamka ayuu qeylo dhaan ku aadan in loo soo gurmado u jeediyay, wuxuuna ugu baaqey inay arinta Soomaaliya faragelin Deg deg ku soo sameyso. Mar uu arintaa ka hadlayeyna waxa uu yiri:”Waxaan ka codsaneynaa Shacabka & Caalamkaba sidii shaley Madaxweynuhu sheegay arintan Soomaaliya ka dhacdey in loo soo gurmado, Shacabiga Soomaaliyeed inay u dagaalamaan Jihaadkii iyaga Afka ka sheegayanaan anagaa waajib nagu yahey inaan galno waayo jiritaanka Soomaaliyeed & Diinta Islaamka ayaa loo soo dhisay,anaguu Xaq nagu yahey inaan galno”.
Hadalkiisa ku aadan faragelin shisheeye oo deg deg ah oo lagu sameeyo Soomaaliya ayaa ku soo beegmeysa xilli Maanta Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka kenya uu ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtey Nairobi inaaney arinta Soomaaliya indhaha ka labaneynin.
Shirkiisa Jaraa’id ka dib qoraal ka soo baxey Xafiiska Cumar C/rashiid ayaa lagu baahiyay qaar ka mid ah Magacayada Dadkii ku dhintay Qaraxii Shaley ka dhacey Magaalada Baladweyne.
Xilliga uu Shirka Jaraa’id qabanayay waxaa garab fadhiyay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo ay ka mid yihiin C/raxmaan Ibbi & Farxaan Maxamuud.
Waxaana ka mid ah dadkii magacyadooda la baahiyay:-
Waxa sidoo kale ka mid ah dadka magacyadooda la baahiyay ee qaraxaan ku hintay.
Waxaa sidoo kale lagu sheegay qoraalka inay qaraxa ku dhintay 23 qof oo isugu jirey Saraakiil & Ilaaladii Xubnihii dhintay oo Cumar Xaashi & C/kariim Laqanyo ka mid ahaayeen.

Related posts:
Innaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. War soo maaliyeey kaca.
dadkii walaalaha ahaa ee faalooyinka qori jiray waxaan idin weydiinayaa dhowr iyo labaatanka qof ee halkaan ku qoran dilkoodu ma mid alle inoo baneeyay-baa?
waxaan tacsi u dirayaa familkii dhamaan marxuumadani ka geeriyoodeen gaar ahaan saxibkeey aan jeclaa Abwaan Cabdi Dhuux oo ay iigu danbeysay 30 maalin ka hor waxaan leeyahay waxaad ahayd oday soomaaliyeed oo cibaado badab, alle ka cabsi badan, soon badan, salaatu leylka badiya ilaah ha kuu naxariisto ,ilaahi janadii fardowso ha ku geeyo, kuwii ku dilayna ee janada kugu raadsadayna ilaah baa idin kala xisaabin doono maalin qoraxda la soo dhaweeyay cadaabtuna ay sugeyso kuwo lagu shubo.
Illahayaw hadad dhubkoodii nadhafisay ,
waxmagaratada u naxariiso
aad iyo aad ayaan uga xumahay dilalka lo gaysaa dadka wax tarka ah ee soomaaliyeed taasna waxay farax galeee cadowga soomaaliyeed inkastoo aysan nimankaan malab iyocaano qaybayn oo ay maleegaayeen dhibaato soomaaliyeed oo ay u adegaayeen cadowgeena saas waxtarka dilkoda wax ay faa iidayheee majiraan nimankaan shabaabka laleeyhaay iyo kuwa shariifka alle hanaga qabto waa dad ushaqeeya shisheeye labada dhinacba
ALLAAHU AKBAR!!!!!
GUUL WEYN OO U SOO HOOYATAY UMADA SOOMAALYEED
kkkkkkkkkkkkkkk
adan madoobe iyo cumar xaashi wadani nimada ay isku barteen oo kujirtay maxay ahayd!!!!!!?
mida kale ma’wuxuu rabaa in beesha caalamku somalia jihaad kagasho waa ayaga ilaa shalay uqay’shanaya rag lacagtii ay umadaha kulaynayeen oo ay gumaysiga islaamka ugu tala galeen kadhamaataye.
ameerika iyo gaalo waa jabtay lacagtii ay bixinjireen iyo xoogiina waa dhamaadaye ama iska carara ama raga iska dhiciya jaallayaal.
alaaahu akbar
alaahu akbar
alaahu akbar
hala laayo gaalada iyo gaala la jirka
waxeey isugu yimaadeen sidii loo tir tiri lahaa islaamka ilaahbaana tir tiray ayaga
asc waxaan idinleeyahay wax dilka lagu badalaa majioraan miyaa oo xal lagu raadin karo misuusan dilku ahay waxa ugu dambeeya ee wax lagu xaliyo
Allaah ayaa ku mahadsan sida uu u halaagay madaxya weynta murtadiinta.
qofkii raba inay hooyadiis gablanto gaala hala soo jirsado.
Allaahumma lakal xamdu walakashukru
ASC
Waxaa wax aad iyo aad looga xumaada ah umadii somaliyeed oo dhexdoodii isgu maadaysa.Markase aad iswaydiiso maxay somaliyi isku dilaysaa hadii ay isu diin, af,dhaqan, dhul, iyo dadba yihiin?. Runtii su’aashani waa mid dadka ajaanibka ahi had iyo ujeer kuwaydinayaa.Markaa hadii aan garashadayda iskudayo inaanka jawaabo waxa la’isku dilaaya waa dadnimo iyo dadnimo la’aan, waxaana diriraayay dad uu damiirkoodu wali noolyahay oo guumaysiga iyo qoorqabadka diidan iyo dad bilaa damiira oo caadaystay inay u’adeegaan guumaysiga iyo cadawka umada soomaliyeed.
?????? ????? ????? ????
??? ???? ?????? ???? ???? ???
ilaahay haka aqbalo shahaadadii wiilkii galay camaliyadii is tish haadiga ahed ee gaalo waaweyn iyo raciyadii ilaalinaysayba ay kunafwaayeen laga yaabo muslim inuu ka agdhawaa lkn ilaahay ayaa niyadiisa lasoo saarayo dadka wax kale ku beer laxowsanaya dib ha u aqriyaan caqiidadii nabiga uu nooga tagay iyo salafkii kudhaqankooda nimankan shariif ka uu hadda hogaamiyo ama kudhaartay axdiqarameedka kulli waxay culimadu cadeeyeen iney gaalo yihiin murtadiin ah salafkii iyo saxaabadii siirada markaad aqrista layirida ka xorooba
Allow midkii Balo iyo Baas buufinaa na baas mari oo na baal mari baladiisa, Qof kasta oo ka fogaada Caadhifata qabiil waa uu yahay in nin la dhintay Taliye Muuqda (darees Ciidan sita) oo Xabashi ah iyo mid daahsoon oo sirdoon Xabashi ah wadadda iyo maslaxada Soomali meesha uu la higsanaay. Su’aasha waa Gormay somalidu arki doontaa sarta meesha ay ka qurunto?
asc wr wb
Maxaa wiil hawadu meel tustay oo hir uga laacaayo oon weli gunteedii herdiyin hadi ka soo gaadhey !!!!
tolow dagaal oogayaasha kale ma ku waano qaadanayaan mise indho la’aanta ayay ku si soconayaan !!!!
alxamdu lillaaah alxamdu lillaaah alxamdu lillaaah
allaah akbar allaah akbar
ilaahayow gaaladii iyo gaalo soo raacii laysaye . caamadana waxnoo fahansii yaa allaah.
Aamiiiiiin . Aamiiiiiin . Aamiiiiiin
hala laayo gaalada iyo gaala raac
ilaa shalay waxay galadu u barooranayeen ragii laga laayay ee ay og yihiin in ay ahaayen rag door shariifa hawlahooda kaga jiray
maraykan cilmaaniyiin iyo wixii la halmaalama
mujaahidiin baa u diyaara inay dhabi uqoraan
uduceeya raga sida faxalnimada ah naftooda u huraya diintooda
allahu akbar ilahay ayaa balan qaaday in ay gaalada iyo gaalada raacyada arinkoodu hir galin
Wassalaamu caleykum. salaan ka dib waxaan la’yaabanahy kuwa leh, dad Muslimiin ah ayaa la’laayey. war ma ninka isaga oo dajinaya istaraa-tijiyaddii dagaal ee ay Axmaarta ku qabsan lahayd Soomaaliya ku dhintay ayaa Muslim lagu sheegaa? waxaan aad ula yaabay markaan fiirsaday nin Gadh weyn oo isku sheegay Sheekh, oo ka tirsan Maxkamadihii hore ee raacay Dowladda camiilka ah oo madax ka ah Hiiraan oo leh Cumar Xaanshi waxa uu u khidmeynayey Ummadda Soomaaliyeed.”"”"”
Waxaad ogaataan in Alle joogo oo ma’dhinte yahay dadkana kala xisaabin doono, ugu dambeynta Maafiyada Dowladda isku sheegeysa ee ku xareysan labada mitir, taariikhda ayaa la’xisaabtami doonta.
wassalaamu calaa manitabacal huddaa.
Ree Beledweyne waxay iska qaban waayeen cumar xaashi oo ka dhigtay magaladoodii goob ashahaado la dirir,oo ay iskugu yimaadaan gaalo iyo gaala raac iyagoo ku maleegaayay qorshayaal laga soo unkay Ameerica iyo Ethiopia.anigu waxaan soo jeedin lahaa ha la isugu yimaado shir wax garadka reer beled weyne u gaara oo lagaga hor tago waxa ay wadaan baaqiga hadhay ee uu dabagees u horeeyo tiir birana ha la iskaga xidho haddii kale la waayimaayo ashahaado doon ku jana taga goor ay ahaataba,waar aynu caqli yeelano oo gaalo yaanay ina jebinin inagaa dad walaalo ah ahe.
ha is casilaan madaxda dawlada soomaliya maadaama oo ay ku guul daraysteen sugida amniga iyo muquuninta ururka al shabab
waxay hada dib u dhacday 5 sano waxay dib u qaaday wadadii hore loogu jabay ee itoobiya kaashiga ah
??????? ??????? ??? ?? ???? ?? ??? ??????
ilaahay hakabaqaan dadka ku farxaaya umad wax magarato isku qarxisay
bal diinta ilaahay ha u noqdo jahligana ha iska daaweeyo baan idin leeyahay qoraayaashow
maalin danbe ayaa lays waraysan doonaa markay xammaasadu ba’do waxaanu u soo taagnayn tii boosaaso iyo bari ka dhacday waxaanu u soo taagnayn tii ka dhacday ogaadeeniya waxaanu u taaganahay tan socota intaba jahli ayaa lagu maamulayey ee culimada xaqa ah dhegaysta oo nusuustan ceynul cawraa lagu eegayo halagadaayo iyo cid walba iska gaalaysiinta
???? ??? ????? ??? ????? ????????-
??????? ???? ?? ?????*??? ?????? ????
?? ??? ?? ??????? ?????*??????? ???? ?????????
waa wax laga xumaado qaraxaaso
waa wax laga xumaado qaraxii hiiraan ka dhacay
marka i laah ha u na xariisto
waan ku farax sanahay gaa lada sida loo galo