Afhayeenka Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo Sh. Xasan Yacquub Cali ayaa ka warbixiyey Booqasho uu haatan ku joogo Magaalada Muqdisho iyo Socdaal uu Maalmihii ugu Danbeeyey ku soo maray Qeybo kamid ah Gobolada Dalka.
Sh.Xasan Yacquub oo wareysi siinayey Idaacada Horn Afriik ayaa ku sheegay Ujeedada Socdaalkiisa in uu ahaa sidii ay Dadka Deegaanada ay soo mareen ku nool u gaarsiin lahaayeen Dacwada isla markaana ay ugu boorin lahaayeen ka qeyb qaadashada Dagaalka Jihaadaka ah ee ay Dalka ka wadaan.
Mar uu arinkaa ka hadlyeyna waxa uuna yiri:“Socdaal waxaan ku mareynay Goboladaas Jubooyinka iyo Gedo kaas oo Dacwada ku saleysan iyo Bulshada ku nool Goboladaas in aan la kulano oo aan kala hadalno waa qaca hada Caalamka Islaamka ka taagan ama gaar ahaan Dalkayaga ka socda iyo Jihaadaka Caalamiga ah ee Maanta socda ayaanu kala hadleynay” .
Waxa uu sidoo kale sheegay in uu soo maray Gobolo ay kamid yihiin Jubada Dhexe, Gedo, Baay ilaa Magaalada Muqdisho oo uu hada ku sugan yahay.
Magaalada Muqdisho ayuu ku sifeeyey in ay t tahay Hooyada Jihaadka Afrika waxa uuna Sheegay in uu Booqasho ugu yimid Safka Hore ee Jihaadaka waxa uuna yiri: “Safarkii aan ku soo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho waxa weeye Muqdisho waa Magaaladii Dadka Muslimka ah ee Soomaaliya oo dhan ku nool Sal u heyd waa hooyada Jihaadka Geeska Afrika weeyey… angu imaansheheyga waxa weeye maadaama meeshaan Camalkii Kheyrka badnaa ee Jihaadku uu ka socdo in aan soo booqdo raga Mujaahidiinta ah ee Jihaadka ka wada halkaan iyo Mas’uuliyiinta hogaanka Jihaadka Soomaaliya heysa ee halkaan joogta inaan soo booqdo Safka hore ee Jihaadka aan Imaado Farad nalagu leeyehay waaye “.
Waxa uu sheegay in ay Qeyb Muhiim ah kuleeyihiin Dagaalada ka socda Muqdisho waxa uun intaa ku daray in uu la yimid Ciidamo iyo Gurmada ay ugu Talagaleen Walaalahooda Dagaalka ku jira waxa uuna yiri:“Hada imaashiyaha aanu nimid kumaanaan imaan anaga oo sacabooley ah qof hadii uu beer aadaayo waxa uu ku qasban yahay in yaanbadiisa & Masaartiisa uu layimaado”.
Faa’iidada ugu weyn ee Dagaalka ayuu ku sheegay in ay tahay Gaalada iyo Cadawga in Dalka laga Saaro waqtigii ay Doontaba haqaadatee waa sida uu hadalka u dhigay e waxa uuna yiri: “ Mudaduu rabo haqaato waxaa Faa’iido ah in laga tirtiro ama laga saaro Dhulkaan Dadka Muslimiinta ah ay leeyihiin Nasaarada Kirishtaanka ah ee ku soo Duulay Mudaduu rabo haqaatee”.
Dalka Kenya ayuu ku timaamay in uu yahay Udub Dhexaadka Sharta iyo Dhibaatada loo soo maleego Soomaaliya waxa uuna u jeediyey Degniin ah in ay Faraha kala baxdo Arimaha Soomaaliya hadii ay isku daydo in ay Soomaliya gardaro ku soo gasho ayuu sheegay in ay iska Celin Doonaan oo iyana gudaha u gali doonaan iyaga oo Alle gaashanaya.
Waxa uuna Kenya kayiri:“Waxaa Xaqiiqo ah oo aanan Qarsooney Dowlada Kenya Waxay qeyb katahay Dagaalka Dadka Muslimiinta ah lagula jiro oo ay Itoobiya iyo Buruurndi iyo Uganda oo Daris la ah ku jiraan ayey Qeyb katahay waana la’ogyahay waxaa kaloo la’ogyahay Shar oo dhan umadaan waxaa looga soo maleegaa Kenya Gaar ahaan Magaalada Nairobi, Islaamka lama Qaniino illaan waxaa laga Qaniinaa Nairobi”.
Imitaanki Ciidamada Gumeysiga itoobiya qeybo ka mid ah Gayiga Soomaaliya ayaa waxa uu ku sheegay inay la socdaan

Related posts:
Sh. xasnow kusoo dhawaawo xamar & xisaabeheeda badan. waa lagaaga soo horreeyey waana lagaaga dambayn doonaa.
Waxaan hore u barannay in nin kasta oo xisaabtiisa degsada ay ku daba gaddoonto oo goor ay xeera iyo fandhaal kala dhaceen uu ogaado in ay xisaabtiisu khaldanayd.
Kusoo dhawoow meel mujaahidiinta wax laga tabanayo, gaalda wax laga tabanayo, oo ninkii nasteexa soo jeediyey munaafiqnimo suuska loogu dhaaminayo!
Kusoo dhawaaw anaa iri!!! iyo cid hadli karta ma jirto!! kusoo dhawaw dadkii mujaahidiinta garab istaagay oo cuqdad iyo ciil kaambi ay buuxiyeen!! ka dib markii la yasay, lana af-jigey!
Kusoo dhawoow kooxo sheegaya inay iksu ujeeddo yihiin, annagoo hubna inaysan shaqo isku lahayn, oo marka marxaladdaan laga gudbo iyagoo is lacnadaya la arki doono!!
Xamarow nimaad dhagartay xaw kugu dhibaatooday!
Maxaa dhagax lugugula legdamay dhidid-la hooreeyey!
Maxaa reer habaar dheexataa kugu dhex noolaaday!!
Sheekhoow allaah hakaa abaal mariyo booqashadaada safka hore oo ay mujaahidiinta ribaadka uga jiraan.
waxan kugula dardaarmi lahaa sheekhow inaa ku sugnaatid xaqa
bal ninkaan arka soomaali maa gaalaa ma wax uu doonayaa in uu dhiiga maatidad xalaaleysto ilaahey ayaa kula xisaabtamaaya hadii aad is leedahay xalaaleyso dhiiga shacabka
AssalaamuCalaykum, Sh.Xasan Yacquub Allaha dhowro, waa Mujaahid runtii kaalin weyn ku leh Jihadka lagula jiro gaalada iyo gaalo raacyada. InshaAllah waa laga guleysan doonaa inta gaalada la socoto iyo gaaladaba. Waxan Allah ka baryayaa inuu Mujaahidiinta diintooda runta ka sheegtay inuu guul deg-deg ah siiyo, Aamin yaRabbi! wa’salamuAlaykumWaraxmatullaah!
Alloow noo xifdi sheeqeena xasan yacquub cali
TO=AWLIYO-walaal laba awliyo aya jira ke tahay?ma awliyo sheydaan-mise awliyo illaaahey?hadad taahy awliyo ilahey ma difacdeen nasarada kirishtanka ah e muslim la dirirka ah ‘mise waxa ledahay gaalo kirishtan ah o dagalamaya o hubeysan ma jogan wadankena islamka ah’ hadi mujahidiintu dhehen wadankena kuma arki karno nasaro miyeysan xaq kutagneen maxase u ilhameyneysa gorme dhehen somalida wa galo? hadise ay jiran cid la shaqeyneysa masixiyinta mucatabkudirirka ah o ay iska hormarinayan o iyagana gadal ka rixayan hadee miyadan aqon ninka galada la safan o la dagaalgala o danahoda fulinaya ma taqanid miya ninka xukunkisa hadii adan aqoon u laheyn hade islaamba waxba kama taqanid e mel iska fariso ama wax baro /””’
waxaan lee yey culimada somaliyeed dagaal ka wada hadii kale ethoipia ayaa idin ugaadhsanaysa iyadoo soo adeeg sanaysa maamulada kajira melahaas sida imika ay uga ugaadhsato hargeisa geeridu ba marbay nolosha dhaantaa (itoobiyaan ha kugu danysto )iam in north somalia
Baaraka Laahu yaa SHeykanaaa
Sheikh Mujaahid ah oo ilaahay geesinimo siiyay, insha alaah niyadda mujaahidiinta khaaliska ah wuu sugi doonaa galaada iyo ku lasocdana wuu dabar goyn doonaa insha alah.
Sheikh xasan yacqub wada jihadka insha’alahu wad guulaysanaysin Qawluhu ta’ala”alaa inna nasralaahi qarib”
Si xun ayaa loo isticmaaley ereyga jihaad, waxaanan ka baqayaa inuu noqdo erey laga naxo marka la maqlo.
S.C.W W akhyaarta waaa salaamay sheekhu ma waxa uu ula jeedaa jihaadka muqdisho ee xilligaan u soo tafaxeytay waxaan barakicintii laba sh/ hassan iyo shariif ay dadka muqdisho ku hayeen mid hor leh iyo tabo cusub ah oo loo gumaado matida la ildaran gaajada iyo darxumada ee daadsan hareeraha magaalada xamar ee cid u arxmaysa jirin mid dhibaatayntooda uga daro ma ahane ilahayow umaddaan qabqablaha cusub ee magaca diineed ku qaraabanayo ka soo gaar… adigaa QAADIR KULU SHEY EH