Comments on: M.Afrika “DKMG ah way sii Sakaraadaysaa mana haysato Fursad ay ku guuleysato”

By: ayfulaah asuumaali
kkkkk ceeb iga dheh shariifoow wajiga qarso sxb wan kugu fhanay sheekada aad waday kk waaba i qayaantay laakiin maanta yaa ugu danbeyso taagero aan ku taageero kk bax shariif

By: Abu Abdul
Midawga Africka waxaan dhihi karnaa wuu ka gaadhay danihii uu kalaha Dawlad kusheegtan oo waxa uu dhobdhoob keedi kuhelay Lacago aan caadi ahayn, hadana wuu iska furayaa madama aysan wax anfac ah aysan lahayn dantisina uu ka gaadhay.

Walaalka Raaxeye ee Falada ugu horaysa dhiibtay wuu ku mahadsanyahay sida waafiga ah ee uu noogu sharaxay Ayadaas Quraanka ah ee ah in saysan marna guulaysanaynin Daalibiinta iyo kuwa umda Fasahaadinaya.

Nasriga ALLAH wuuso dhawyahay ee hala Sabro hana. Dawlad kusheegtana in ay Sakaraad tahay waa mid aan Cidna ka qarsonayn.

Maanta waxa Ex-Control ka dhacay waad lasocotaan in ayagiiba layeen dadka halkaas daga ama marana ay badhaan ooy biliqaystaan.

Mooryaan iyo waxa kusalaysan 4.5 Midna najixi mayaan ee aanku dadaalo in aan Kitaabka karun Sheegno ku dhaqankisa oon raadino raali ahaanshaha ALLAH Qabiilna aan iska dhaafno Qudhunkiisa.

Waxaan Thanks leeyahay Somalimirror web Admins.

By: gaarhaye
waa arin quus ugu filan kuwii taageerada indho la,aantaa siinjiray shariifka iyo kooxdiisa kiraysan waxaaba qiray inay sakaraadayaan gaaladii walaalaha shariifka ahaa waa illaahay fadligii wax rajaa meesha umayaalaan maantana waad maqlayseen hadalkii qiimiga lahaa ee uu sh xasan yacquubka jeediyay xamar looga dabcun maayo ilaa qashinka wadanka laga xaaqo

By: Raage Ugaas
Kuwii u daba dhaqayey gaalada sida C/Raxmaan C/Shakuur, ha arkaan in gaaladu ku shaqaysanayso. Ujeedada laga lahaa dawlada sh.Shariif waxay tahay in lagu gumaado Alshabaab iyo Xizbul Islaam, wayna fashilantay. Guuleysta Sh.Xassan Turki, Sh.Xassan Daahir Aweys, Abuu Mansuur, Ibraahim Afghaani iyo Godane iyo dhamaan Mujaahidiinta kale. ALLAHU AKBAR.

By: layla
asc wrwb allaahu akbar allaahu akbar waa guul u soo hoyatay kuwa xaqa runta ka sheegey nin gaal wato ma guuleysto waligiis

By: RAAXEEYE
Acww.

Maamulka Websidka Somalimirror  aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin Warbixinta aad noo soo gudbiseen waa wax aad iyo aad loogu farxo waana cadeyn ay gaaladii soo dhooboobtay kuwa dowlada sheeganayo ay qiryaan in ay sii dhimani Inshaa Allah dhawaan wey dhimani  Waayo Alle quraankiisa wuxuu ku yiri ( Walaa yuslixu camalalmufsidiin) Alle ma hagaajiyo kuwa waxfasahaadiyo camarkooda dowlada taagero ka raadisay qabqablayaashii dagaalka ee wadankan fasahaadinayay 20 sano , dowlada taagero ka raadisay amxaaradii wadankan burburisay oo fasahaadisay  dowlada taageero ka raadisay suufiyadii qabuurta caabudeysay ee mudan fasahaadisay Alle kuwaas camalkooda ma hagaajinayo waa la hubaa ee

Kowa habeen iyo maalin taageerada beenta ah la garab taagan ee fikradaha liita webkan ku soo qora ha ku quusteen in meeshaas aysan dowlad ka soo socon taageerada indha laaanta ahna ha iska daayeen ee Mujaahidiinta Gaalada amison jihaadka kula jirto ha taageereen kuwaas ayaa xaqa u dhawe